baledweyne is back!
Posted: Thu Jun 16, 2016 4:54 pm
Siyaaada gobolka meeshii ugu danbaysay:
Garguurte oo is badalay kadib markii shirkiisii fashilmay ayadoo lagu waday in maamulka lagu sameeyo xalane ee UNSOM hadana macalinkiisa faarax uu damcay inuu IGAD ku wareejiyo ayaa garguurte ku yiri areey xaanka dheefay axmed madoobe amaad geedi iyo cabdifataax iisoo waxaa kk kk
Hada wuxuu leeyahay shirka baladweyne u rarata ee iga daaya khawaajaadka kkkk
Sida hiiraan faraha garguurte uga baxday waxaad ka dareemaysaa hawadle oo maamulka ka saarey tini baadicade ayagoo soo celiyay xulufadoodii jijeele ooy dawlada wasaarada gudaha darteed isugu dhaceen
Axmed inji-jijeele-ku xigeenkii hore ee dooxada shabeele oo loo magacaabey kuxigeenka gudoomiyaha hiiraan booskaan uu lahaa mid baadicade ah iyo cabdi casiis Europe gudoomiyaha buuloburde oo laga qaadey asna waa baadicade ayuu ku shaqaysato wasaarada gudaha ciidankiisana ay hawadle yihiin!!
Waxala wixii niiq laga maqlo waalaga burini maamulka...
Isbadalkaan was horu dhac maamulka madaxabanaan we la dhiso doono ooy jijeele ku jiraan
Dadkii badanaaba waa soo noqdeen waxaa lagu mashquulsanyahay bilicda caasimada hiiraan state.
Dhul cusub oo cadaan ah waxaan maqlay in hareeraha iyo gudaha magaalada ay green noqdeen jidadkana cadaan
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 3795473592
Biyaha markey istaageen kadib
Baledweyne tsunami
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 6048615790
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1353948070
Hogaamiyaha hiiraan state
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 5425549944
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 9933828532