Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

IGAD in charge of hiiraan and middle shabelle conference!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: IGAD in charge of hiiraan and middle shabelle conference!

Postby Strategic » Thu Jun 23, 2016 7:14 am

igad or no igad,this thing wont work,i can guarantee,our region must have its own woredo inside somalia.i dont to hear stories every time your bloody mooryans go apeshit.as long as the amxaro are openly defacating in your streets.

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: IGAD in charge of hiiraan and middle shabelle conference!

Postby THE_TRUTH1 » Thu Jun 23, 2016 7:40 am

:meles:

Soomaliyeeeey nacas garguurte saanaa u danbaysay!

Nin gurigii abtiyaashiis iyo adeeradiis IGAD ka dhex shaqaynayso!!

Nac nacdiisii iyo minorityga hiiraan baan aruursan xagee ku danbaysay?

Nin wado laami ah asagoo haysta jiq iyo dhagaxaan maray!

I have told you many times that the conference will be moved to xalane under the sponsorship of the UNSOM but since ninkaan aan talada laheey uu sixray farax ethiopian they prefer IGAD and the conference will be held in mogadishu

Hawadle leader said we have still more meetings and things r good for now hadii aan jini kale soo dhexgalin!

http://hiiraan.com/news/2016/jun/warark ... -96503.htm

IGAD or Not Mogadisho or Jowhar The outcome will be the same

IGAD Took Part in all State formation including Federal Gov formation - Nothing new here

State will be formed without blood shed no need to Vacate( get chased out of Beledweyn and hiiraan @ 24 hrs :lol:

According to your Favorite website to code

http://caasimadda.com/xog-xassan-sheekh ... a-igad-oo/

hassan sheikh requested that IGAD and IC take a strong part in creating Hiiran & Shabelle state to Smooth things out

To Many Hostile tribes in Hiiraan the only region which is not dominated by one tribe too many chiefs not enough indians

Beledweyn is divided in each tribe controls District Xawadle - Gaaljceel - Badicaade - sheekhaal each competing too many chiefs not a enough indians

Hiiraan will soon Prosper relief from the Good for Nothing mooryaan who are holding it hostage from any development :up:

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: IGAD in charge of hiiraan and middle shabelle conference!

Postby sahal80 » Thu Jun 23, 2016 12:45 pm

Blood
kkkkk i have never seen dumber than you
look the somali guy in the pic...this is $2.75m aid
http://www.turkpress.co/node/23086

Here is
https://m.facebook.com/photo.php?fbid=1 ... &source=48

Via our jimciyaat your ministers r just taking pics nothing has to do with your clumsy garguurte

THE_TRUTH1

IGAD or Not Mogadisho or Jowhar The outcome will be the same

IGAD Took Part in all State formation including Federal Gov formation - Nothing new here

State will be formed without blood shed no need to Vacate( get chased out of Beledweyn and hiiraan @ 24 hrs :lol:

According to your Favorite website to code

http://caasimadda.com/xog-xassan-sheekh ... a-igad-oo/

hassan sheikh requested that IGAD and IC take a strong part in creating Hiiran & Shabelle state to Smooth things out

To Many Hostile tribes in Hiiraan the only region which is not dominated by one tribe too many chiefs not enough indians

Beledweyn is divided in each tribe controls District Xawadle - Gaaljceel - Badicaade - sheekhaal each competing too many chiefs not a enough indians

Hiiraan will soon Prosper relief from the Good for Nothing mooryaan who are holding it hostage from any development :up:[/quote] kkkk jabka ku dhacay aaway jowhartii aadnagu waashey? I have defeated you!

http://www.radiojowhar.com/2016/06/shir ... areejiyey/

How long I was talking this conference will be moved to halane? I have got many threads dates back early June but I can find them now....check out this one 16 june jowhar link was yesterday 22 june

https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=377930

We were preferring UNSOM but since your ethiopian crew prefer IGAD, they visited the strong man of hiiraan in house...we put stright our conditions like the hawadle president of hiirshabeele and with the ICs damaanad we will attend the new conference

To fit this criteria, garguurte has been calling back the nosebreaker!

Your dhuusabadan is known as the most ethiopian somali town when we defeated you keep calaacalin now!

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: IGAD in charge of hiiraan and middle shabelle conference!

Postby sahal80 » Fri Jun 24, 2016 5:44 am

Sahal... Hiiraab? What makes you say Hiiraab?

By the way, is it true Dabageed holding Galmudug construction equipment hostage?
AW, i didn't forget you just I was gathering into

Horta odayaashiina mooryaan miyaa? Bal sidey u caytamayaan fiiri xataa macluumaadka ay haystaan waa wax lagu wargaliyay ooy qalad u isticmaaleen!

http://www.codkamudug.com/dhagaysoqalab ... ka-hadlay/

Alaab nin ganacsade reer hiiraan ah ayaa waxaa galkacyo ku leexsadey reer tahaliil nin ubax tahliil la dhashtey....waxaa laga sugayaa 40 maalmood mana soo celin...ninkii la dhacay ayaa wuxuu ka warhelay in ubaxtahaliil ku jirto qandaraaska hobyo ee uma qabsan xataa sacad ahaan ama HG ahaan....meesha dawlad baa ka jirta policka ayaa kala wareegay waana lagu wargaliyay sacadkii in alaabtoodii loo hayo laakiin ay xoolihii ninkii soo celiyaan ileen waa isla groupkii dhaca bilaabay.

http://www.hiiraan.com/news/2016/Jun/wa ... -96435.htm

http://hiiraanxog.net/2016/06/23/daawo- ... -booliska/

User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Re: IGAD in charge of hiiraan and middle shabelle conference!

Postby 1moonlight » Fri Jun 24, 2016 6:38 am

sxb Reer Gaalkacyo waa iska hadal kulul yihiin laakiin wax caay ah ma eeysan dhihin ee hadalka ayaa si qaldan loogu sheegay

arintaan insha Allaah odayaasha reer Muqdisho ayaa xalin doono.

ma umaleeynaayo alaab Reer Beledweeyne leeyihiin in Gaalkacyo lagu dhacay ee waxaan umaleenaa in lacag deen ah la isku heesto

laakiin qalabkaan Reer tahliil hadeeysan yeelan waa in si deg deg ah lagu soo daayo sababtoo ah waxeey noqoneeysaa isbaaro iyo bililiqo loo jeedo.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: IGAD in charge of hiiraan and middle shabelle conference!

Postby sahal80 » Fri Jun 24, 2016 6:46 am

ok ugaas ubax tahliil walaalkeed ayay wax ku maqan yihiin. Gacanta policekeey ku jiraan how is that isbaaro? Laakin dadka waa inaad wax ku qancisid waana lagu wargaliyay

http://www.hiiraan.com/news/2016/Jun/wa ... -96435.htm

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: IGAD in charge of hiiraan and middle shabelle conference!

Postby AbdiWahab252 » Fri Jun 24, 2016 8:39 am

Sahal... adeer Ubah Tahlil kuma jirto mashruuca. Tan kale alabta Beledweyne lagu haysto wax leh niman ganacasato oo juffada Marxuum Caato. Haday qalabka la sii haysto ganacsiga dhex mara labada gobol wuu istaga. Sheekada wuxu mara iin PL lug ku leedahay ariintan.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: IGAD in charge of hiiraan and middle shabelle conference!

Postby sahal80 » Fri Jun 24, 2016 9:32 am

Sahal... adeer Ubah Tahlil kuma jirto mashruuca. Tan kale alabta Beledweyne lagu haysto wax leh niman ganacasato oo juffada Marxuum Caato. Haday qalabka la sii haysto ganacsiga dhex mara labada gobol wuu istaga. Sheekada wuxu mara iin PL lug ku leedahay ariintan.
hadaan xog ka helay baledweyne: nin ganacsade hawadle ah bay ubah qandaraas ku siisay guryo uu ka dhisay eelasha biyaha $300,000 ku kacey hadhoowna waa ka gambisatey mudo labo bil ku dhaw buu ka daba ordaayey xataa maareeye oo qaba wuu u tagey...guryaha waxaa shirko ku ah ayada iyo walaalkeed...ninkaan dhaqdhaqaaqooduu la socdey markey alaabtaan soo dirayeen ayagoo al shabaab lacagsiiyey, baledweynuu diyaarad ku yimid alaabtii oo jidka ku soo jirta waana leexsadey sedexdeydii boqol waaba haystaa asagoo taagan ayaa police soo dhexgalay markii labaarey waxaa cadaatey inay ubah leedahay contractsks. Sxb ninka lacagtiisa u celiya ama iska hilmaama!

User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Re: IGAD in charge of hiiraan and middle shabelle conference!

Postby 1moonlight » Fri Jun 24, 2016 9:38 am

AW, i didn't forget you just I was gathering into

Horta odayaashiina mooryaan miyaa? Bal sidey u caytamayaan fiiri xataa macluumaadka ay haystaan waa wax lagu wargaliyay ooy qalad u isticmaaleen!

http://www.codkamudug.com/dhagaysoqalab ... ka-hadlay/

Alaab nin ganacsade reer hiiraan ah ayaa waxaa galkacyo ku leexsadey reer tahaliil nin ubax tahliil la dhashtey....waxaa laga sugayaa 40 maalmood mana soo celin...ninkii la dhacay ayaa wuxuu ka warhelay in ubaxtahaliil ku jirto qandaraaska hobyo ee uma qabsan xataa sacad ahaan ama HG ahaan....meesha dawlad baa ka jirta policka ayaa kala wareegay waana lagu wargaliyay sacadkii in alaabtoodii loo hayo laakiin ay xoolihii ninkii soo celiyaan ileen waa isla groupkii dhaca bilaabay.

http://www.hiiraan.com/news/2016/Jun/wa ... -96435.htm

http://hiiraanxog.net/2016/06/23/daawo- ... -booliska/
sxb Reer Gaalkacyo waa iska hadal kulul yihiin laakiin wax caay ah ma eeysan dhihin ee hadalka ayaa si qaldan loogu sheegay

arintaan insha Allaah odayaasha reer Muqdisho ayaa xalin doono.

ma umaleeynaayo alaab Reer Beledweeyne leeyihiin in Gaalkacyo lagu dhacay ee waxaan umaleenaa in lacag deen ah la isku heesto

laakiin qalabkaan Reer tahliil hadeeysan yeelan waa in si deg deg ah lagu soo daayo sababtoo ah waxeey noqoneeysaa isbaaro iyo bililiqo loo jeedo.
ok ugaas ubax tahliil walaalkeed ayay wax ku maqan yihiin. Gacanta policekeey ku jiraan how is that isbaaro? Laakin dadka waa inaad wax ku qancisid waana lagu wargaliyay

http://www.hiiraan.com/news/2016/Jun/wa ... -96435.htm
odayaasha Beledweeyne si nabad ah ayeey uga hadleen arintaan and hopefully waxa laka heesto waa la isku celin doonaa.

laakiin Gobolada Koonfurta Somalia shaqsi qalab dhismaha wadooyinka heesto waxaa ka jiray Marxuum Cismaan Caato AUN, qalabkaas oo lagu dhisay wadooyin iyo Airports badan oo ku yaalo Koonfurta Soomaaliya,

also can you give us more details about waxa Reer Tahliil lagu leeyahay ma deen baa mise alaab la dhacay?
alaab Gaalkacyo lagu dhacay hadeey jiraan mar hore ayaa lasoo celin lahaa.

User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Re: IGAD in charge of hiiraan and middle shabelle conference!

Postby 1moonlight » Fri Jun 24, 2016 9:49 am

Sahal... adeer Ubah Tahlil kuma jirto mashruuca. Tan kale alabta Beledweyne lagu haysto wax leh niman ganacasato oo juffada Marxuum Caato. Haday qalabka la sii haysto ganacsiga dhex mara labada gobol wuu istaga. Sheekada wuxu mara iin PL lug ku leedahay ariintan.
hadaan xog ka helay baledweyne: nin ganacsade hawadle ah bay ubah qandaraas ku siisay guryo uu ka dhisay eelasha biyaha $300,000 ku kacey hadhoowna waa ka gambisatey mudo labo bil ku dhaw buu ka daba ordaayey xataa maareeye oo qaba wuu u tagey...guryaha waxaa shirko ku ah ayada iyo walaalkeed...ninkaan dhaqdhaqaaqooduu la socdey markey alaabtaan soo dirayeen ayagoo al shabaab lacagsiiyey, baledweynuu diyaarad ku yimid alaabtii oo jidka ku soo jirta waana leexsadey sedexdeydii boqol waaba haystaa asagoo taagan ayaa police soo dhexgalay markii labaarey waxaa cadaatey inay ubah leedahay contractsks. Sxb ninka lacagtiisa u celiya ama iska hilmaama!
waa runtaa waa in loo celiyaa xaqiisa laakiin qalad qalad ku sax waa laga fiican yahay oo waxee eheed in Sacad iyo Xawaadle wada fadhiistaan oo wada hadal wax lagu dhameeyo.

teeda kale saldhiga Beledweeyne in alaab lasoo dhacay lagu amaansado ama ee hayaan waa qalad oo waa bililiqo iyo wax lasoo dhacay, mise Beledweeyne weli dowladii iyo sharcigii ma gaarin oo waa meel maleeshiyo ka taliso?

User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: IGAD in charge of hiiraan and middle shabelle conference!

Postby Strategic » Fri Jun 24, 2016 10:00 am

the fact that ubah tahliil gave money to shabab should be a concern.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: IGAD in charge of hiiraan and middle shabelle conference!

Postby sahal80 » Sat Jun 25, 2016 3:01 pm

Sahal... adeer Ubah Tahlil kuma jirto mashruuca. Tan kale alabta Beledweyne lagu haysto wax leh niman ganacasato oo juffada Marxuum Caato. Haday qalabka la sii haysto ganacsiga dhex mara labada gobol wuu istaga. Sheekada wuxu mara iin PL lug ku leedahay ariintan.
hadaan xog ka helay baledweyne: nin ganacsade hawadle ah bay ubah qandaraas ku siisay guryo uu ka dhisay eelasha biyaha $300,000 ku kacey hadhoowna waa ka gambisatey mudo labo bil ku dhaw buu ka daba ordaayey xataa maareeye oo qaba wuu u tagey...guryaha waxaa shirko ku ah ayada iyo walaalkeed...ninkaan dhaqdhaqaaqooduu la socdey markey alaabtaan soo dirayeen ayagoo al shabaab lacagsiiyey, baledweynuu diyaarad ku yimid alaabtii oo jidka ku soo jirta waana leexsadey sedexdeydii boqol waaba haystaa asagoo taagan ayaa police soo dhexgalay markii labaarey waxaa cadaatey inay ubah leedahay contractsks. Sxb ninka lacagtiisa u celiya ama iska hilmaama!
waa runtaa waa in loo celiyaa xaqiisa laakiin qalad qalad ku sax waa laga fiican yahay oo waxee eheed in Sacad iyo Xawaadle wada fadhiistaan oo wada hadal wax lagu dhameeyo.

teeda kale saldhiga Beledweeyne in alaab lasoo dhacay lagu amaansado ama ee hayaan waa qalad oo waa bililiqo iyo wax lasoo dhacay, mise Beledweeyne weli dowladii iyo sharcigii ma gaarin oo waa meel maleeshiyo ka taliso?
ugaaska amar ku bixiyay in la siidaayo ninkiina u sheegay inuu asaga damaanad ka yahay. Khayr inshallah.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 52 guests