Gaas has flooded Northern Gaalkacayo with around 1000 troops tonight, no one really knows why, however last few days they have been killing lealkase/Ortable with retaliations occurring, not only that but there is a massive political upheaval in Puntland
Gaas is taking a page out of Faroole book, fight the minority tribes opposed to him but sell it to the public as a fight with Galmudug to unite his very divided people, there is already clashes reported tonight between the lealkase militia's manning check points and troops Loyal to Gaas, this is not looking good and will spill over and will be viewed just like a decade ago as an disguised attack on Galmudug.
So on the last few days of Ramadan looks like the great Satan is at it yet again, I could understand Faroole who despises Omar Mohamoud hence doesn't care fighting on their turf and displacing them as well as the other side (2 birds one stone), But this dude who is prepared to see his tribe make another exodus under the trees for the second time and be humiliated again by Gabre is something unprecedented.
Source:
http://codkagalmudug.com/2016/06/cabdi- ... oo-kacsan/
Cabdi Wali Gas Oo Caawa Ciidamo badan keenay Gaalkayo iyo Galmudug oo isha ku haysa..
Maamulka Cabdi Gaas ayaa ciidamo badan Keenay Waqooyiga Magalada Gaalkacyo iyadoona arintaasi si weyn Caawa looga hadal haayo gudaha Magalada Gaalkacyo waxaana ciidamadani la sheegayaa in fariisimo ay ka sameysteen deegaanada ay iska galan laba Maamul waxaana taasi keentay dareen Ku Yimaada Shacabka reer Galmudug.
Dad la hadlay Warsidaha Codkagalmudug Gor Dhow ayaa sheegay in ciidamadani ay yihiin kuwa hor dhac u ah madaxweynaha Puntland oo beri lagu wado in uu yimaado waqooyiga Gaalkacyo.
Meelaha ciidamada la keenay ayaa waxaa ka mid ah Ex Isgoyska Cagaarweyn.Suuqa Bartamaha .Agagaarka Saldhiga Miir iyo meelo kale .
balse warar hoose uu helay codkagalmudug ayaa sheegay in ujeedka ciidamadani caawa loo soo dhoobay magalada ay tahay daan daansi dagaal uu wado cabdi wali gaas oo xilligaani ay ku furan yihiin mowjado Siyaasadeed .
Kontarool xamar oo horay u joogeen ciidamo leelkase u badan ayaa la shegayaa in si xooga ah ay ula wareegeen ciidamo ka yimid Garow ,
Hayeshee Galmudug ayaa isha ku haysa Dhaq dhaaqyada ay wadan ciidamada cabdi wali gaas ka amar qaata waxaana warar kale ay intaasi ku darayaan in uu jiro isku dhac la xariir dhinac beelaha oo soo kala dhax gashay beesha cabdi wali gaas uu ka so jeeda iyo beesha reer mahad kadib marki gaas uu isku dayay in uu dhibaato ka abuuro gobolka mudug .
Dowlada Galmudug ayaa sheegtay in aysan u dul qaadan doonin in xaduudaheda loo soo dhawaado iyadoona sheegtay in cidii sifo sharci daro ah ku soo kaarto ay kala kulmi doonto cashir lama iloobaan ah
madax ka tirsan labada Maamulka oo aan la xariirnay ayaa waxaa ay ka jawaabi wayeen taleefanadooda,