Cawil ina jufadaa maxaad mar hore taladaan u siin waysay hada ooy wax fariihiina ka baxeen ayaad calaacal biloowdeen kkkkk
Anagu IGAD uma yeeran waxaan u yeeranay bas UNSOM oo lacagta idiin diiday, kadib waxaa noo g,aansaneed inaan maamul ku dhawaaqno maadama midna la aqoonsaneen!
Sida talada dalka loogama wareegay stay UNSOM u sheegtey inay xalane ku casumayaan odayaasha!
Maadama meeshaas fasaad ka dhici karin wuxuu ku wareejiyay IGAD(ethiopia)
Asxaabtaan waxay ka cabsanayaan in sidii tii banaadir tana duqa uga hoos baxdo ayagoo leh cabdifataax iyo sanka baa chance heli maadama uu wax kula heshiinayo itoobiya kkkkk
Itoobiyada uu isku haleynayo xaliifkiisii shariif xassan imaaraadka u sheeegay inuu CCC ugu shubo hadii kale!
Sakiin ma marmarsiyay ka tahay? Wali itoobiya dhimin!
Anagu waxba kama qabno hadii wax mucaarad ah ka soo baxaan inkastoo shardiga madaxwaynaha gudbiyay
Waxay la daahdey odowaa oliyo garguurte oo odayaasha jowhar ka baqaya inay backfire ku sameeyaan!
Cawil kulahaa shirka jowhar la hakiyo kk kk
Halkaan daawo
http://goobjooge.com/shabeellada-dhexe- ... i-sheegin/
http://www.radiojowhar.com/2016/06/shir ... areejiyey/
https://youtu.be/13uVa84gDvU
Fasaadka imaaraadka maamul gobolada ka wadaan
https://waajid.wordpress.com/2016/01/18 ... gaalka-ah/




