Mareykanka, ayaa faah faahin ka bixiyay duqayn dhinaca cir ah oo 26-kii bishan ka dhacday deegaanka Kaamjaroom, oo 90km dhinaca waqooyi kaga toosan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika, ayaa War Saxaafadeed ku sheegay in duqayntaasi ay ahayd mid is difaacid ah, ka dib markii ay Shabaabku soo weerareen goob ay ku sugnaayen Ciidamada Dowladda Somaliya iyo la taliye-yaal Mareykan ah, oo ku sugnaa bannaanka Kaamjaroom.
War Saxaafadeedka, ayaa waxaa lagu sheegay in duqayntaasi lagu dilay afar ka mid ah Saraakiisha Al Shabaab, kuwaa oo uu ka mid ahaa Bashiir Cali Jaamac (Bashiir Dheere).
Mareykanka, ayaa sheegay in Bashiir Dheere uu ahaan jiray Taliye Ku Xigeenka Ururka Al Shabaab ee Gobolka Jubbada Hoose.
Dhinaca kale ma jirto wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Ururka Al Shabaab. Shabaab loogama baran inay horey uga hadlaan weerarada cirka, kolka lala beegsado Saraakiishooda.
Yaa kamid ah Saraakiisha Dowlada Mareykanka ay Al-shabaab uga dileen duqeynta ?? added by Tifaftiraha Soomaalidamanta on September 28, 2016
View all posts by Tifaftiraha Soomaalidamanta →
FAKARKAAGA KU DHIIBO FACEBOOK AMA QEYBTA HOOSE EE FAKIRKA DADWEYNAHA
Aragtidaada ka dhiibo warkaan aad aqriday
EMAILKAAGA WAA LAQARINAYAA LAMA SOO BANDHIGAAYO.
Add your comment
SI AAD WARAR DEG DEG AH U HESHO LIKE DHEH
SI AAD U HESHO WARAR RASMI AH RIIX FALLOW
USA drone kills Dulyadayn left hand near Raaskaambooni.
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 773 Views
-
Last post by tightrope
-
- 0 Replies
- 242 Views
-
Last post by union
-
- 0 Replies
- 632 Views
-
Last post by Du$ty
-
- 1 Replies
- 656 Views
-
Last post by TheMailMan
-
- 3 Replies
- 544 Views
-
Last post by Aragsanahmed
-
- 2 Replies
- 611 Views
-
Last post by Nubis
-
- 1 Replies
- 665 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 7 Replies
- 646 Views
-
Last post by 1_londoner
-
- 2 Replies
- 640 Views
-
Last post by knet
-
- 4 Replies
- 952 Views
-
Last post by Xposed83
