Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

presidential candidates for Hiiraashabelle State Election Speeches Sahal Come in

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

presidential candidates for Hiiraashabelle State Election Speeches Sahal Come in

Postby THE_TRUTH1 » Sun Oct 16, 2016 1:35 pm

Khudbadihii ay jeediyeen musharaxiinta madaxtinimo ee maamulka Hirshabeelle..
Image
Image
Khudbadii ugu horeysay ayaa waxaa la siiyay musharax Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlay inuu wax ka qaban doono arrimo badan sida amniga,horumarka iyo waxbarashada.

Sidoo kale,Mr Waare ayaa sheegay inuu xooga saari doono kana shaqeyn doono arrimaha horumarinta ganacsiga taasna ay tahay in xoogga la saaro dib u dhiska wadooyinka sida wadada Muqdisho iyo Jowhar,Jowhar iyo Beledweyne,Cadale iyo Xamar iyo wadooyin kale.
:clap:
Mar uu soo hadal qaaday Waxbarashada ayuu sheegay inuu dhiso doono Dugsiyo farsamo uuna fududeyn doono aaladaha Xiriirka Bulshada sida internet fiber obtic ah labada gobol ay yeeshaan.

Musharax madaxwyne maamulka Hirshabeelle mudane Max’ed Cabdi Waare ayaa soo hadal qaaday arrimaha garsoorka ayuu ka hadlay in uu cadaalada xoojin doono,dhinaca waxbarashada ayuu sheegay Waare in jaamacado ka dhisi doono maamul goboleedka, Beeraha iyo kalluunka ayuu sidoo kale soo hadalqaaday in uu horumar weyn gaarsiin doono taasna loogaga bixi doono dhalinyarada shaqo la’aanta ay hayso.

Waxaa qudbadii labaad la siiyay musharax Cali Maxamed Carraale. Carraale ayaa sheegay in uu wax ka qaban doono arrimaha dib u heshiisiinta, garsoorka, ammaanka,waxbarashada,caafimaadka.

Musharax Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa qudbadii ugu dambeysay ee Musharixiinta madaxweynaha qaatay waxana uu sheegay inuu ku dhashay Muqdisho waxna ku soo bartay magaalada muqdisho waxbarashadiisa sare dalka Maraykanka uuna soo bartay dhaqaalaha beeraha.

Cali Cabdulahi ayaa sheegay in uu dhisi doono maamul leh siyaasad cad cad isla markaana ka shaqeyn doono dhisida ciidamo karti leh, Waxa kale oo uu sheegay in uu cadaalada ku dhaqi doono diinta Islaamkana noqon doonto tan lagu xukumo labada gobol iyadoo lala kaashanayo culumada. Waxa uu sheegay inuu ka soo horjeedo ciidamada shisheeye maacmul goboleedkana ay yeelan doonaan ciidamo awood u hela ammaanka.

Dhamaan musharaxiinta khudbad jeedisay ayaa wajiyadooda laga dheehanayay kalsoonida iyo rajada ay ka filayaan doorashada iney tahay mid wanaagsan.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: kaliil and 33 guests