Sometimes I can't help but think, the brother is naive in a childish kind of way. A naive child who is hard headed.
I like siduu Diinta u cuskaday. Saying....hadii (arkanu Islamka iyo arkanu imaanka) mid ka mid ah iga weydo igu colaadi.
Shanta islamka iyo lixda iimaanka uu ka hadlaayo, tawheedka calanka ku qoran iney hoos imaadaan miyuu iloobay? Dee aniguna bal anigoo Diinta Cuskanaya waxan Coldoon weydiiyay.....Inaadeer Calanka Ilamaa iyo 91kii aad hadhsaneysay Tawxiidka ku yale, maxaa kuu geeyay mid aan khayr lahayn oo ALIF na ku oolin?
