War hoy nin xil qaaday eed qaad ee iska giiji shaqalada qof kasta oo idinka mid ah ha ogado waxa jagada/xilka lagugu dhiibay in aad umada ugu adeegto si guud oo amanada xafido wa inad ka fogata eex , qabyalad , dano gaar ah waxa cad in jagada la gugu dhiibay qabiil/kartidada iyo aqoontada , lakiin wa ina ka fogato inad qabiil ku shaqayso oo ah waxa dib ino dhigay oo loo baahna in aynu xili hore ka qan gaarno
Ogow xilkan wa ka degi tariikhduna wa ku xusi waxad ahayd sa u dhaqantay iyo sida u gudato xilka lagugu aaminay
Aduunkana sharaf aakhirana camal wanagsan
Wana inad u shaqaysan sidii koox kubada cagta oo kale oo u shaqeeya hab koox ahaan ah oo isku kalsoon is tageersan wixii khaldana saxa waxi fiicana isku tageera
Ilahay haydinku garab galo xilka iyo adeega ad Dalka iyo Dadka u qadeen.





