Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Central state of Somalia. No No No Galmudug No No NO!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
TheNewElectedWarLord
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 972
Joined: Sun Mar 19, 2017 3:53 am

Re: Central state of Somalia. No No No Galmudug No No NO!

Postby TheNewElectedWarLord » Thu Jun 01, 2017 10:53 pm

Warniman yahow ha is xiiqinina, ahlusuna Xaaf hada jeebka ayey u gu yirtaa, waxa kaliya ee u harsan heshiis xilal.

Odaygii ugu waynaa ee dabada ka riixayey ahlusuna Ina lugey waxa uu jeebka ugujiraa hada Xaaf ee yaanan waxba la is xiiqin.

Oday ciise lugey waa lafdhabarka ahlusuna wuxuuna aad iyo aad uga soo horjeeday beesha saleebaan oo qilaaf dhexmaray qilaafkaa xoogan ee siyasadeed ee waagaas ka taagnaa dhuusamareeb iyo cadaado asagaa lafdhabar u ahaa, xitaa waxa ceyr iyo saleebaan ba ku xantaan in uu isaga ka danbeyey dabna ku sii shididayey dagaaladii ceyr iyo saleebaan ee bariga galgaduud.

http://warsheekh.com/articles/25374/Xog ... a-Ku-Hayaa

Oday Ciise lugay Sacad heshiis ayuu la yahay, si deg deg ah ayuuna u soo dhaweeyey doorashadii Xaaf, take my word from it marka Xaaf Muqdisho ku laabto shekada ahlusuna way soo xirmeysaa ,Odayga cadaado ayuu ka carooday in uu tagona ma rabo, mar hadii dhuusamareeb loo weeciyo caasimada wuxuu soo xareynayaa ahlusuna.
Well it better benefit our people if Not burn in hell with that dirty state you call state :lol:

And I might put up my pro galmudug Campaign And go to the party of Next anniversary of Galmudug like last time :dj:

Plus I made Wikipedia page for xaaf 2 days ago :lol:

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Central state of Somalia. No No No Galmudug No No NO!

Postby TheblueNwhite » Fri Jun 02, 2017 12:19 am

The Ahlu Bariis Al Shica are flexing muscle knowing that in every battle they got into with Galmudug they lost badly.

Don Xaf will put the Ahlu Bariis Al Shica into a chokehold and make them pledge loyalty to La Costra Iljeex.

You will be made Sunni once again Wa Billahi Towfiiq!
The Don said he is a card carrying member of Ahlu Sunna wa Jamaaca. Ahlu bariis got angry after hearing that hence all these white noise like digris.

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30666
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Central state of Somalia. No No No Galmudug No No NO!

Postby grandpakhalif » Fri Jun 02, 2017 3:16 am

ASWJ made my home city Abudwak peaceful for 3 yes until the Galnudug wrecked everything

Viva Sh Shaakir nin halal waye

mahadalla
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 504
Joined: Mon Oct 31, 2016 1:08 am

Re: Central state of Somalia. No No No Galmudug No No NO!

Postby mahadalla » Fri Jun 02, 2017 4:47 am

Warniman yahow ha is xiiqinina, ahlusuna Xaaf hada jeebka ayey u gu yirtaa, waxa kaliya ee u harsan heshiis xilal.

Odaygii ugu waynaa ee dabada ka riixayey ahlusuna Ina lugey waxa uu jeebka ugujiraa hada Xaaf ee yaanan waxba la is xiiqin.

Oday ciise lugey waa lafdhabarka ahlusuna wuxuuna aad iyo aad uga soo horjeeday beesha saleebaan oo qilaaf dhexmaray qilaafkaa xoogan ee siyasadeed ee waagaas ka taagnaa dhuusamareeb iyo cadaado asagaa lafdhabar u ahaa, xitaa waxa ceyr iyo saleebaan ba ku xantaan in uu isaga ka danbeyey dabna ku sii shididayey dagaaladii ceyr iyo saleebaan ee bariga galgaduud.

http://warsheekh.com/articles/25374/Xog ... a-Ku-Hayaa

Oday Ciise lugay Sacad heshiis ayuu la yahay, si deg deg ah ayuuna u soo dhaweeyey doorashadii Xaaf, take my word from it marka Xaaf Muqdisho ku laabto shekada ahlusuna way soo xirmeysaa ,Odayga cadaado ayuu ka carooday in uu tagona ma rabo, mar hadii dhuusamareeb loo weeciyo caasimada wuxuu soo xareynayaa ahlusuna.
Well it better benefit our people if Not burn in hell with that dirty state you call state :lol:

And I might put up my pro galmudug Campaign And go to the party of Next anniversary of Galmudug like last time :dj:

Plus I made Wikipedia page for xaaf 2 days ago :lol:
Ninyahow armaadan Ceyr aheyn oo aad troll tahay? horta aan ku saxo , Sacad iyo Ceyr waxa ay ahaayeen ul iyo diir waligood, Dagaaladii afarta bari ee ugu horeeyey oo ay isku dhacaan Cali mahdi iyo Ceydiid ee Km4 lambar afar iyo KM 5 daarta soobe ka bilowday waxa ay ahaayeen waxa isku dhacay Sacad iyo Ceyr oo isku dhinac ah vs Abgaal. waqti danbe ayaa Saruur, duduble iyo Saleebaan ku biiraan in that order.

markaad Ceyr iyo Sacad noo kala wado, horta aan ku xasuusiyee xagee joogtay markii ugu horeysay ee Sacad iyo Ceyr ay isku dhacaan? oo markii ceyr rasaastii ticknikadooda qaar ka mid ahi ka dhamaatay ay isku sii daayeen garaashkii Cusmaan caato si uu u siiyo rasaas ay Sacad kula dagaalamaan kkkkkk walahi taasi waa thaariikh lama ilaawaana.

walaahi waasheeko run ah oo qosol badan koley Cabdiwahaab in uu xasuusto ayaa laga yaaba

aan ku xasuusiyo Muqdisho waqtigii warlod ka maxaakiim ta ka hor Ceyr iyo Sacad waxaa xero iyo keydka hubka u aheyd Garaashkii cusmaan caato ee ku dhaganaa guriga ceydiid Isbitaal banaadir gadaashiisa, Caato isaga ayaa maal galiyey saanada iyo rasaastooda keydka ah u hayey ceyr iyo Sacad.

Saleebaan xerooyinkii militeriga ayuu saadkiisa ku heystay, waxa dhici jirtay in mar marka qaar HG dhexdeeda isku dhacaan siiba Ceyr vs Saleebaan ama Saleebaan vs Sacad xurguf yar yar, waxaa ka mid aheyd markii Xaaf waagii uu mooska dhoofin jiray jidka dakada aada Sacad iyo Saleebaan ku dagaalameen ama howl wadaag ceyr iyo saleebaan mooriyaantodii ku dagaalameen.

waagaas marna ma dhicin in Sacad iyo Ceyr isku dhacaan sababtoo ah waxa ay ahaayeen ul iyo diir,

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Airporka muqdisho waxaa dhacday ceyr oo markaas xawaadle kala wareegey ariporka ayaa waxaa yimid oo guryaha bangaariyada agagaarkeeda isbaaro dhigtay Ciyaal ceyr ah oo cusub fresh from galgaduud. Caadiyan Habargidir tiknical keeda dhamaan sida geela sumada leh loo kala yaqaan ayaa gaari walba oo ticknico ah cida iskaleh waa la yaqaan.

waxaa dhacday in baabuur tecniko lancruser cad korka laga jaray qorina saaran yahay oo uu sacad leeyahay waxaa wadi jiray wiil cad oo aad moodo reer xamar Cabdiwahaab ayaa la waydiinayaa, wiil kaas ayaa darawal kaah iyo ragii la socday ayaa waxaa rasaaseeyey Ciyaalkii ceyr xasanley ee galgaduud ka yimid oo malaha mooday in uu yahay abgaal madiina ka soo lumay, ninkii sacad baabuurkii oo xabado ku taal ayuu meesha ka cararay, kadib wuxuu soo kaxaystay sacad oo dhan, waxa ayna soo weerareen Airporka iyo ticknikadii ceyr. ooda ayaa rasaas laisaga waraagey wareegeen waxa la is dagaalba, saacado kadib baabuurtii ceyr qaar ka mid ah rasaastii ayaa ka dhamaatay markaas ayey isku sii dayeen garaash kii cusmaan caato kkkkkk nimanku show wayba hilmaameen in ay Sacad is hayaan.

Calaa kuli xaal maalintaa iyagoo isku gabal dhacsaday ayaa Sigane ninkii Saleebaan oo tiknika badan wata ayaa kala dhex galay. marka ninyahow ceyr iyo sacad waa ul iyo diir, waana taa mida keentay in Xaaf iyo ceyr ay aad iyo aad isugu dhow yihiin, wuxuu ka mid ahaa ragii sacad oo xoolihiisa si aan waxba looga hagran ceyr u siin jiray sidii ciyaal uu isaga dhalay.

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18641
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Central state of Somalia. No No No Galmudug No No NO!

Postby FarhanYare » Fri Jun 02, 2017 5:27 am

If op is ayr then am Japanese

User avatar
TheNewElectedWarLord
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 972
Joined: Sun Mar 19, 2017 3:53 am

Re: Central state of Somalia. No No No Galmudug No No NO!

Postby TheNewElectedWarLord » Fri Jun 02, 2017 10:28 am

kkkkkk. Araa naga daa beenta, anaka isbaaro waligeen madhigan, galgaduud ayaan iskaga digrijirne.

Whatever you say, BTW I made this thread to troll ciyaal sacad and stuff. And farxan yare guy is saying I'm sheegato when I clearly abtirsed from samaale to my great great great awoowe. But when I tell him to abtirso he says he can't it's online.

User avatar
TheNewElectedWarLord
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 972
Joined: Sun Mar 19, 2017 3:53 am

Re: Central state of Somalia. No No No Galmudug No No NO!

Postby TheNewElectedWarLord » Fri Jun 02, 2017 10:36 am

If op is ayr then am Japanese
War yur waryaa, waxaan ahay nin weheliye ayaanle ah.

Get the flying fargeeto outta here :arrow:

If you're ayaanle what are you from there? you damn long-necked midget.

User avatar
Xaldoon
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 381
Joined: Wed Oct 12, 2016 7:49 am

Re: Central state of Somalia. No No No Galmudug No No NO!

Postby Xaldoon » Fri Jun 02, 2017 12:07 pm

Weheliye Ayaanle Cayr soo dhawoow

Are you Sufi?

User avatar
TheNewElectedWarLord
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 972
Joined: Sun Mar 19, 2017 3:53 am

Re: Central state of Somalia. No No No Galmudug No No NO!

Postby TheNewElectedWarLord » Fri Jun 02, 2017 2:00 pm

Weheliye Ayaanle Cayr soo dhawoow

Are you Sufi?
Yes, sxb and thank you.

mahadalla
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 504
Joined: Mon Oct 31, 2016 1:08 am

Re: Central state of Somalia. No No No Galmudug No No NO!

Postby mahadalla » Sat Jun 03, 2017 4:06 am

Well it better benefit our people if Not burn in hell with that dirty state you call state :lol:

And I might put up my pro galmudug Campaign And go to the party of Next anniversary of Galmudug like last time :dj:

Plus I made Wikipedia page for xaaf 2 days ago :lol:
Ninyahow armaadan Ceyr aheyn oo aad troll tahay? horta aan ku saxo , Sacad iyo Ceyr waxa ay ahaayeen ul iyo diir waligood, Dagaaladii afarta bari ee ugu horeeyey oo ay isku dhacaan Cali mahdi iyo Ceydiid ee Km4 lambar afar iyo KM 5 daarta soobe ka bilowday waxa ay ahaayeen waxa isku dhacay Sacad iyo Ceyr oo isku dhinac ah vs Abgaal. waqti danbe ayaa Saruur, duduble iyo Saleebaan ku biiraan in that order.

markaad Ceyr iyo Sacad noo kala wado, horta aan ku xasuusiyee xagee joogtay markii ugu horeysay ee Sacad iyo Ceyr ay isku dhacaan? oo markii ceyr rasaastii ticknikadooda qaar ka mid ahi ka dhamaatay ay isku sii daayeen garaashkii Cusmaan caato si uu u siiyo rasaas ay Sacad kula dagaalamaan kkkkkk walahi taasi waa thaariikh lama ilaawaana.

walaahi waasheeko run ah oo qosol badan koley Cabdiwahaab in uu xasuusto ayaa laga yaaba

aan ku xasuusiyo Muqdisho waqtigii warlod ka maxaakiim ta ka hor Ceyr iyo Sacad waxaa xero iyo keydka hubka u aheyd Garaashkii cusmaan caato ee ku dhaganaa guriga ceydiid Isbitaal banaadir gadaashiisa, Caato isaga ayaa maal galiyey saanada iyo rasaastooda keydka ah u hayey ceyr iyo Sacad.

Saleebaan xerooyinkii militeriga ayuu saadkiisa ku heystay, waxa dhici jirtay in mar marka qaar HG dhexdeeda isku dhacaan siiba Ceyr vs Saleebaan ama Saleebaan vs Sacad xurguf yar yar, waxaa ka mid aheyd markii Xaaf waagii uu mooska dhoofin jiray jidka dakada aada Sacad iyo Saleebaan ku dagaalameen ama howl wadaag ceyr iyo saleebaan mooriyaantodii ku dagaalameen.

waagaas marna ma dhicin in Sacad iyo Ceyr isku dhacaan sababtoo ah waxa ay ahaayeen ul iyo diir,

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Airporka muqdisho waxaa dhacday ceyr oo markaas xawaadle kala wareegey ariporka ayaa waxaa yimid oo guryaha bangaariyada agagaarkeeda isbaaro dhigtay Ciyaal ceyr ah oo cusub fresh from galgaduud. Caadiyan Habargidir tiknical keeda dhamaan sida geela sumada leh loo kala yaqaan ayaa gaari walba oo ticknico ah cida iskaleh waa la yaqaan.

waxaa dhacday in baabuur tecniko lancruser cad korka laga jaray qorina saaran yahay oo uu sacad leeyahay waxaa wadi jiray wiil cad oo aad moodo reer xamar Cabdiwahaab ayaa la waydiinayaa, wiil kaas ayaa darawal kaah iyo ragii la socday ayaa waxaa rasaaseeyey Ciyaalkii ceyr xasanley ee galgaduud ka yimid oo malaha mooday in uu yahay abgaal madiina ka soo lumay, ninkii sacad baabuurkii oo xabado ku taal ayuu meesha ka cararay, kadib wuxuu soo kaxaystay sacad oo dhan, waxa ayna soo weerareen Airporka iyo ticknikadii ceyr. ooda ayaa rasaas laisaga waraagey wareegeen waxa la is dagaalba, saacado kadib baabuurtii ceyr qaar ka mid ah rasaastii ayaa ka dhamaatay markaas ayey isku sii dayeen garaash kii cusmaan caato kkkkkk nimanku show wayba hilmaameen in ay Sacad is hayaan.

Calaa kuli xaal maalintaa iyagoo isku gabal dhacsaday ayaa Sigane ninkii Saleebaan oo tiknika badan wata ayaa kala dhex galay. marka ninyahow ceyr iyo sacad waa ul iyo diir, waana taa mida keentay in Xaaf iyo ceyr ay aad iyo aad isugu dhow yihiin, wuxuu ka mid ahaa ragii sacad oo xoolihiisa si aan waxba looga hagran ceyr u siin jiray sidii ciyaal uu isaga dhalay.
kkkkkk. Araa naga daa beenta, anaka isbaaro waligeen madhigan, galgaduud ayaan iskaga digrijirne.

Whatever you say, BTW I made this thread to troll ciyaal sacad and stuff. And farxan yare guy is saying I'm sheegato when I clearly abtirsed from samaale to my great great great awoowe. But when I tell him to abtirso he says he can't it's online.
kkkk Ceyr magacii ahlusuna waljamaaca ayuuba isbaaro u dhigtay ciyaarta meesha ka daa ninyahow ceyr ma tihid koley,

war lagu sii bal xagee lagu arkay ahlusuna waljamaaca hubeysan? Ahlusuna waljamaacadii rasmiga ahaa, wadaadadii aan naqaanay Axmadiya iyo Khaadiriya oo ay HG caan ku aheyd waayo waayo, been kuu sheegi maa Sacad kaliya ayey ku soo hartay maanta, waa nimanka kaliya oo aan oran karo waa the last standing of ahusuna waljamaacada rasmiga ah.

Ceyr, Saleebaan, Saruur iyo Duduble dhamaan salafi ayey isu rogeen, ceyr kaaba ugu daran oo magacii ka bililiqeystay wadaadada.

User avatar
TheNewElectedWarLord
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 972
Joined: Sun Mar 19, 2017 3:53 am

Re: Central state of Somalia. No No No Galmudug No No NO!

Postby TheNewElectedWarLord » Sat Jun 03, 2017 1:15 pm

ar xoolahan yaa naga qabta,

sacad is the one who found bilaliqo, The founders of isbaaro and bililaqo is sacad, on top of that shhhhh I was trolling I don't want to see sheegato in eey walalahay igu dirto rabta.

BTW who is cawareere iyo whatever the other guy's name was? some type of special agent?
I know there is majid which is named after them as well but I never got the chance to ask. So who are they? Some type of awliyo? And do cayr also celebarate that with you or is it only scad thing?

I don't care about you guys thinking I'm not cayr and stuff even though I clearly stated my qabil from top to bottom.
Even the central state thing was all a troll, I know they're created by ethiopians who want to destroy Galmudug since GALMUDUG is the only state doesn't take orders from xarbashis.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 47 guests