Unfair Budget Farmajo allocates $4,675,000 Taxpayer Money to Puntland Admin while SouthWest 1,475,000

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Unfair Budget Farmajo allocates $4,675,000 Taxpayer Money to Puntland Admin while SouthWest 1,475,000

Post by THE_TRUTH1 »

Dood ka taagan Miisaaniyadda iyo Lacago aan isla ekeyn oo u qoran maamul goboleedyada (Akhriso)
by A M | Saturday, Jul 15, 2017 | 6993 views

July 15 (Jowhar)— Muran iyo dood ayaa ka dhashay miisaaniyadda dowladda ee sanadkan 2017, iyadoo arbacadii la soo dhaafay la hor-geeyay Baarlamaanka miisaaniyada lixda bilood ee soo socota, kaddib markii ay dhamaatay miisaaniyad KMG aheyd ee dowladda Soomaaliya ku shaqeyneysay lixdii bil ee la soo dhaafay.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa sheegay in qaladaad badan ay ka jiraan miisaaniyadda sanadkan, iyagoo farta ku goday meelaha qaladaadka ka jiro sida dhaqaale la siinayo maamul goboleedyada dalka

Xogo la helay ayaa muujinaya in maamul goboleedyada dalka ay dhaqaale fara badan ku helayaan miisaaniyada hor-taala Baarlamaanka, iyagoo u qoran lacago aanay isku mid aheyn.

Maamul goboleedka Puntland ayaa lacagta ugu badan helaya oo dowladda Dhexe ee soomaaliya siin doonto, waxaana uu helayaa lacag dhan $4,675,000 (Afar milyan iyo todobo boqol iyo todobaatan iyo shan kun).

Sidoo kale Maamulka Jubbaland ayaa waxaa uu helayaa lacag dhan $2,695,000 (Labo milyan lix boqol iyo sagaashan iyo shankun)

Maamulada Galmudug iyo Koofur Galbeed ayaa si isku mid ah iyana waxay u helayaan lacag gaareysa $1,475,000 (Hal milyan afar boqol iyo todobaatan iyo shan kun)

Maamu
lka Hirshabeelle oo ah maamulkii ugu dambeeyay ee la dhiso ayaa noqday maamulka ugu lacagta yar, waxaana uu helayaa lacag dhan $700,000 (Todobo boqol oo kun).

Sidoo kale Maamulka Gobolka Banaadir oo ah xarunta dowladda Federaalka ayaa u qoran lacag dhan $7,000 000 (Todobo milyan oo dollar)

Xildhibaan C/raxmaan Xaaji Ibbi ayaa sheegay in miisaaniyada ay qaladaad badan ka jirto, isagoo xusay in maamul goboleed deked leh oo dhaqaale fiican soo gala ay u qoran tahay lacago badan, halka maamul goboleed aan dekedo laheyn ay u qoran tahay lacago yar.

Image
“Anaga meelaha aan bidhaamin doono ayay ka mid yahay Maamul goboleeydada kuwo lacag badan u qoran iyo kuwo lacag yar u qoran, waliba maamul goboleed deked leh oo dhaqaale fiican soo gala ayaa lacag badan u qoran, tusaale ahaan Koofur Galbeed waa meesha ugu bulshada badan tahay dalka oo dhan, waxaa ku nool 4 milyan oo ruux, hadana waxaa la siinaa hal milyan oo aan badda u shaqeyn, halka afar milyan la siinayo meelihii daqliga yaalay”ayuu yiri Xildhibaan Ibbi.

Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim ayaa sheegay in si aan cadaalad aheyn loo dhigay miisanaiyadan, isagoo xusay inay Wasiirka Maaliyadda ka sugayaan inuu fasiraad ka bixiyo.

“Wasiirka Maaliyadda ayaa ka sugeynaa inuu fasiro, sida ay ku kala lacag bateen maamul goboleedyada kuwa dekedaha leh iyo kuwa aan laheyn, waxaa anaga qiyaasaneynaa dowladda bajadka ay siiso maamul goboleedyada inuu sinaado”ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim.

Waxaa kaloo iyana dood laga keenay dhaqaale u qoran rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, waxaana rugta ka dhex jira khilaaf dhexdooda ah oo ay labo garab u kala jaban yihiin.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa maanta ka doodaya miisaaniyada loo soo gudbiyay ee lixda bilood ah, waxaana suurta gal ah inay hareyso doodo kulul iyo muran la xiriira miisaaniyada iyo qaababka lagu saleeyay.
User avatar
PanSomaliNationalist
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3421
Joined: Tue Aug 09, 2016 7:35 pm

Re: Unfair Budget Farmajo allocates $4,675,000 Taxpayer Money to Puntland Admin while SouthWest 1,475,000

Post by PanSomaliNationalist »

Because we're fifty thousand times their size
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Unfair Budget Farmajo allocates $4,675,000 Taxpayer Money to Puntland Admin while SouthWest 1,475,000

Post by gobdoon »

Who is the tax payer you talking about exactly up to now we havent got just fair somali government that covers the needs of its population brings back public services
So support the current government to estaplish those principles.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Unfair Budget Farmajo allocates $4,675,000 Taxpayer Money to Puntland Admin while SouthWest 1,475,000

Post by AbkoowDhiblaawe »

When Hawiye's speaks up about this injustice. They are called "Mooryaan" "Nabad-diid" and what not. Puntland are receiving alot of Aid and walaahi o bilaahi they will be the first to backstab Farmaajo.

My Advice to Hawiye is, kick the gov out from Xamar. Let Kismayo be the new capital. Let hawiye make GM, Hiirshabelle and Banaadir independant maamul. And let us develop our regions. Maahan anaga in nalagu kor degenaado oo wixii la doono la iska sameeya. While we can't enter JL or PL. Sheeko soconeysa maaha.
User avatar
kanadiid90
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2099
Joined: Thu Nov 20, 2014 9:46 pm

Re: Unfair Budget Farmajo allocates $4,675,000 Taxpayer Money to Puntland Admin while SouthWest 1,475,000

Post by kanadiid90 »

AbkoowDhiblaawe wrote: Sat Jul 15, 2017 2:17 pm When Hawiye's speaks up about this injustice. They are called "Mooryaan" "Nabad-diid" and what not. Puntland are receiving alot of Aid and walaahi o bilaahi they will be the first to backstab Farmaajo.

My Advice to Hawiye is, kick the gov out from Xamar. Let Kismayo be the new capital. Let hawiye make GM, Hiirshabelle and Banaadir independant maamul. And let us develop our regions. Maahan anaga in nalagu kor degenaado oo wixii la doono la iska sameeya. While we can't enter JL or PL. Sheeko soconeysa maaha.
and sxb thats the difference between isaaq and hawiye, you guys fell for darod fake somalinimo tears while we see them for what they truly are. just look how they swept all that money to their degaans and once you criticize them they will immediately label you "Somali-diid mooryan" its time for yall to wake up
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Unfair Budget Farmajo allocates $4,675,000 Taxpayer Money to Puntland Admin while SouthWest 1,475,000

Post by FBISOMALIA »

That the money you use to eat it in the name of Somalia.

Now when we start taking our share you start talking , really you guys has no shame using somalia name to take our money !
cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1927
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: Unfair Budget Farmajo allocates $4,675,000 Taxpayer Money to Puntland Admin while SouthWest 1,475,000

Post by cheifaqilbari »

:clap: good old booliqaran is back ,where are the koon-fur kids with thier " faarmaajoo ha leyy geeyo bs". somethings never change .
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Unfair Budget Farmajo allocates $4,675,000 Taxpayer Money to Puntland Admin while SouthWest 1,475,000

Post by AbkoowDhiblaawe »

kanadiid90 wrote: Sat Jul 15, 2017 2:48 pm
AbkoowDhiblaawe wrote: Sat Jul 15, 2017 2:17 pm When Hawiye's speaks up about this injustice. They are called "Mooryaan" "Nabad-diid" and what not. Puntland are receiving alot of Aid and walaahi o bilaahi they will be the first to backstab Farmaajo.

My Advice to Hawiye is, kick the gov out from Xamar. Let Kismayo be the new capital. Let hawiye make GM, Hiirshabelle and Banaadir independant maamul. And let us develop our regions. Maahan anaga in nalagu kor degenaado oo wixii la doono la iska sameeya. While we can't enter JL or PL. Sheeko soconeysa maaha.
and sxb thats the difference between isaaq and hawiye, you guys fell for darod fake somalinimo tears while we see them for what they truly are. just look how they swept all that money to their degaans and once you criticize them they will immediately label you "Somali-diid mooryan" its time for yall to wake up
Sxb Hawiye is the most braindead qabiil in Somalia. They never learn.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Unfair Budget Farmajo allocates $4,675,000 Taxpayer Money to Puntland Admin while SouthWest 1,475,000

Post by sahal80 »

Muqaawamada Hiirshabelle is ready. Galmudug should do the same it wont take a week to bring down the IDP Govt.

http://goobjooge.net/maamulka-goboleedk ... -dhageyso/
User avatar
Havoc
Posts: 155
Joined: Mon Sep 05, 2016 2:51 pm

Re: Unfair Budget Farmajo allocates $4,675,000 Taxpayer Money to Puntland Admin while SouthWest 1,475,000

Post by Havoc »

Good! SouthWest shouldn't get a dime.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Unfair Budget Farmajo allocates $4,675,000 Taxpayer Money to Puntland Admin while SouthWest 1,475,000

Post by FBISOMALIA »

Maxaa u Qabsoomay lix bilood ka dib farmaajo

User avatar
TheNewElectedWarLord
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 972
Joined: Sun Mar 19, 2017 3:53 am

Re: Unfair Budget Farmajo allocates $4,675,000 Taxpayer Money to Puntland Admin while SouthWest 1,475,000

Post by TheNewElectedWarLord »

We all know that ain't happening. How is south-west state getting 1 million when they have the largest population? literally, that is the most populated state in Somalia. Jubaland is at most 1,800,000 population. and JL AND PL both have developed ports from kacaan.

Nobody is accepting that shit. I advise GM, HS and banadir to play the same tactic PL was playing when HSM government. when you show no respect you will get respected that is how shit works, show xaarmaajo you ain't supporting his government. The reason he is kissing PL ass is he is scared they will cut ties with his government like HSM Gov.

JL and PL are independent governments but is using Somalia for the aid and to get whatever Somalia gets.
User avatar
TheNewElectedWarLord
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 972
Joined: Sun Mar 19, 2017 3:53 am

Re: Unfair Budget Farmajo allocates $4,675,000 Taxpayer Money to Puntland Admin while SouthWest 1,475,000

Post by TheNewElectedWarLord »

sahal80 wrote: Sat Jul 15, 2017 3:25 pm Muqaawamada Hiirshabelle is ready. Galmudug should do the same it wont take a week to bring down the IDP Govt.

http://goobjooge.net/maamulka-goboleedk ... -dhageyso/
we already have our own army, police and maritime force.

Congrats to the new HS state tho :comeon:
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Unfair Budget Farmajo allocates $4,675,000 Taxpayer Money to Puntland Admin while SouthWest 1,475,000

Post by Adali »

Puntland used to receive this and more before Farmaajo and that is because the PM post was always held by them. lol, at least know the basic facts on the ground before the calaacal can ensue.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Unfair Budget Farmajo allocates $4,675,000 Taxpayer Money to Puntland Admin while SouthWest 1,475,000

Post by sahal80 »

its true i have heard mp pro ibi saying he has read it

i think abgaal should reclaim back xamar before its too late and establish their banadirland

Somalia is not ready for Dawladnimo every people should manage their region

there is only whats mine is mine and what is yours is mine too mentality

the logic of these qabiilists is unbelievable, once they r saying mogadishu is the capital and once they r saying its 7 million budget is for certain clan therefore this region should have $4 million from the mogadishu taxes!

the budget is from the local revenues and vew budgetary support from turkey. the world bank money is paid via the UNDP and the SFG doesnt get them as cash just they take the bills to them except the police and army whom they pay 60% of their wages.
Last edited by sahal80 on Sat Jul 15, 2017 4:43 pm, edited 2 times in total.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”