kkk habiqlayso
i expect osoble to declare from baledweyne its illegitimate. there was no speaker or his first deputy just the second deputy
August 14 (Jowhar)—Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in goor dhow ay cod u qaadeen xildhibaanada baarlamanka Hirshabeelle inay kalsoonidii kala laabteen Madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble.
Cod ay u qaadeen xildhibaanada baarlamaanka Hirshabeelle Madaxweynaha Hirshabeele ayaa la sheegay in 68 xildhibaan ay u codeeyeen halka ay afar xildhibaan ka soo horjeesteen.
Ma jiro wax weriye ah oo goobjoog ka ahaa kalsoonida lagala laabtay Cali Cabdulaahi Cosoble hase yeeshee qaar kamid ah xildhibaanada Hirshabeelle ayaa u xaqiijiyay jowhar.com in kalsoonida lagala laabtay Madaxweyne Cosoble.