Page 1 of 1

Farah Shirdoon ISIS Terrorist Son killed

Posted: Sun Sep 10, 2017 11:20 am
by Publicopinion
No not trust somalis even if they are members.everyone has to go through the vetting security process in place even if they are relatives.

ex-somali prime misnter farah shirdon,his terrorist ISIS SON laid to waste in Iraq by Heroic security forces in Mosul.

Re: Farah Shirdoon ISIS Terrorist Son killed

Posted: Sun Sep 10, 2017 11:35 am
by Adali
Who told you its the former prime ministers son, Shirdoon is a family name, there are legit hundreds of Shirdoons lmao.

Re: Farah Shirdoon ISIS Terrorist Son killed

Posted: Sun Sep 10, 2017 11:44 am
by TheNewElectedWarLord
it's true waryaa they killed his isis nephew kulaha shirdoon is a family name lmfao. his nephew was well-known isis member.
Waxaa la xaqiijiyay in dalka Ciraaq lagu dilay wiil uu adeer u ahaa Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).

Wiilkan oo ka tirsanaa kooxda Khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa heysta dhalashada Canada, waxaana lagu magcaabi jiray Faarax Maxamed Shirdoon, wuxuuna hore ugu biiray Daacish isagoo barbar dagaalami jiray kooxdaasi.

Wasaarada Gaashaandhigga dowlada Maraykanka ayaa xaqiijisay in wiil uu adeer u ahaa ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya kana mid ahaa ururka IS lagu diley labo sano kahor dalka Ciraq.

Sarkaal u hadlay ciidamada Taliska ciidamada Maraykanka ayaa u xaqiijiyay saxaafada in Farah Mohamed Shirdon oo sanadkii 2014 tegey dalka Syria noqdayna afhayeen ururka IS lagu diley bishii July 2015 magaalada Mosul dalka Ciraq.

Sida ay qortay jariirada SUN ee kasoo baxda magaalada uu ka soo jeedo wiilkan ee Calgary, waxaa lagu dilay duqeyn bishii July ee sannadkii 2015-kii ka dhacday magaalladda Mosul ee dalka Iraq.

Sarkaal u hadlay Xafiiska Arrimaha Dadweynaha ee Taliska Dhexe ee Milliteriga Maraykanka ayaa warkaasi ku xaqiijiyey Wareysi uu siiyey Wargseyska Postmedia ee ka soo baxa magaalladda Toronto ee dalka Canada.

Faarax Maxamed Shirdoon wuxuu uu ku dhashay magaalladda Toronto ee dalka Kanada, ka hor intaysan Qoyskiisa u soo wareegin magaalladda Kalagari oo uu wax ku bartay.

Faarax Maxamed Shirdoon oo 24-jir ahaa, laguna naanaysi jirey Abu Usaamah Asoomaali waxa dalka Syria tegay Sanadkii 2014-kii, waxa uu noqday ahaa Afhayeenka Rasmiga ee Dagaalamayaasha Kooxda Daacish. Isagoo soo bandhigay Muuqaalo xayeysiin u ah Kooxda Daacish iyo kuwo uu ku cabsi gelin jirey dalalka Reer Galbeedka.

Muuqaal Video oo uu soo saaray sannadkii 2014-kii waxa uu fariin goodin ah u diray Dadka Maraykanka iyo kuwa Kanada, isagoo sheegay inay Kooxda Daacish burburin doonto dalalkaasi.

Bishii Aug 2014 ayaa waxa soo baxay warar sheegaya in lagu diley dalka Syria balse waxa uu Shirdoon beeniyay dhowr bilood kadib markii uu soo dhigay baraha bulshada in uu noolyahay uuna joogo magaalada Raqqa.

Re: Farah Shirdoon ISIS Terrorist Son killed

Posted: Sun Sep 10, 2017 11:46 am
by TheNewElectedWarLord
and kheyre and farmaajo 's wife uncle is the head of alshabab (Sheikh clai dheere). and also farmaajo's nephew is head of alshabab in Gedo.

Re: Farah Shirdoon ISIS Terrorist Son killed

Posted: Sun Sep 10, 2017 12:00 pm
by paperino
AUN.

Re: Farah Shirdoon ISIS Terrorist Son killed

Posted: Sun Sep 10, 2017 12:02 pm
by Prlnce
AUN.
terrorist sympathizer...smh

Re: Farah Shirdoon ISIS Terrorist Son killed

Posted: Sun Sep 10, 2017 12:05 pm
by Prlnce
Who told you its the former prime ministers son, Shirdoon is a family name, there are legit hundreds of Shirdoons lmao.
The U.S state department, his qabiil, his family and friends the Canadian press...

Re: Farah Shirdoon ISIS Terrorist Son killed

Posted: Sun Sep 10, 2017 12:08 pm
by Adali
Who told you its the former prime ministers son, Shirdoon is a family name, there are legit hundreds of Shirdoons lmao.
The U.S state department, his qabiil, his family and friends the Canadian press...
all I am saying is somalis are generally gullible, that is why Alshabab find it easy to infiltrate and cause mayhem, that is why amxaar come and live with us and start claiming somali. If he is the nephew of the former Prime minister AUN what a stupid kid.

Re: Farah Shirdoon ISIS Terrorist Son killed

Posted: Sun Sep 10, 2017 12:49 pm
by Prlnce
Who told you its the former prime ministers son, Shirdoon is a family name, there are legit hundreds of Shirdoons lmao.
The U.S state department, his qabiil, his family and friends the Canadian press...
all I am saying is somalis are generally gullible, that is why Alshabab find it easy to infiltrate and cause mayhem, that is why amxaar come and live with us and start claiming somali. If he is the nephew of the former Prime minister AUN what a stupid kid.
Agree Somalis are gullible Af... some of the shit i hear :lol: