They are very loyal subjects
Moderator: Moderators





We need an excuse to wipe out your moryaans and thanks for that we start again .isn't it Funny how Sacad HG is killing puntland daaroods watch bellow how they begging Sacad HG to stop hunting and killing them


http://mudug24.com/2017/09/24/dhageyso- ... on-xaarin/Xili hadal saamayn badan dhaliyay oo colaad hor seedi kara uu kasoo yeeray nabadoon Cabdulcasiis aw yuusuf Maxamed Xaarin oo ka tirsan waxgaradka puntland ayaa waxaa arinkaasi ka jawaabay waxgaradka galmudug
Nabadoon Maxamed Jaamac Cige oo ka tirsan waxgaradka gobalka mudug ee galmudug ayaa sheegay in hadalka kasoo yeeray nabadoon xaarin uu yahay mid laga xumaado
Waxa uu intaasi ku daray in hadii puntland ay nabada diiday galmudugna aysan doonayn wuxuuna sheegay in qofkii reer galmudug ah ee nabada puntland laga maqlo in surka laga jari doono hadalkaasi oo mid la mid ah uu kasoo yeeray nabadoon Cabdulcasiis aw yuusuf Maxamed Xaarin

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 26 guests