BBC SOMALI 2098
"Maanta dekadda RV-675 ee Koonfurta Mars waxa ka dhacay dagaal aad uu culus. 5 nin oo Beesha Reer Europa ee majerteen ayaa ku weerarey 2 qof oo ka mid ah Reer Romulon-5 oo dhulbahante aah. Dagaalkaas oo ka dhexeeya labada beelood oo sababtu eey tahay Barkhad ku taala Koonfurta Meeraha Mars..."




