Masuuliyiinta Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dagaalkii duleedka Gaalkacyo ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan Galmudug iyo Puntland.
Puntland ayaa soo bandhigtay Nin lagu magacaabo Carab maxamed Guuleed kaasi oo dagaalka looga qabtay Galmudug, Islamarkaana dhaawac ah, waxayna kusoo Wareejiyeen Hay’adda Bisha Cas oo Galmudug ku Wareejin doonta.
HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA
Dagaalka u dhexeeya Galmudug iyo Puntland ayaa ah Mid Wakhti badan soo Noq-noqday Ilaa hadana ma Muuqato Xal Rasmiya oo laga gaadhay.