Hobyo
Posted: Fri Nov 10, 2017 6:00 am
Is it true that less than 100 years ago MJs ruled the tip of the horn of africa down to hobyo xarardhere and beledweyne and enslaved the local hawiye population 
Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/
http://www.somalinet.com/forums/viewtopic.php?f=250&t=388285

Bro hawiyes make up less than 15% of Galkacyo.I rule a City now is better then I use to rule a city
Hobyo Today is own and rule by HG and not Italians and the dabadhilif Daarood who help them
but check this out, Gaalkacyo was a daarood city and now half of it is own and by HG. This was your City but Today is under HG rule
Galinsoor was always Doorood City untill1991 and Today is rule and own by HG.
2017 your cities are rule by HG and you want to talk kkkkk
http://www.hiiraanweyn.net/2016/04/daaw ... -bilaabay/Dekada Qadiimiga ah ee Degmada Hobyo ayaa Xiligan waxaa laga Daremayaa Mashquul aad u.xoogan waxana ku soo Xirtay Dhowr Doomood Ganacsi ah kuwas oo uraaran Gacansato Somaliyeed wax ayna Domahaan ay sidaan Agabyo Gacansi,
Masulin ka Tirsan GALMUDUG Ayaa Dhawaan kormeer ku tagay Dekada Maglada hobyo wax ayna ay u kuurgalayeen sida ay ushaqeeyso Dekada Magalada Hobyo.
waxaana Masulintii Kormeeray Halkaasi ka mid ahaa Gudomiyaha Gobolka Mudug EE GALMUDUG Cabdirashiid Xaashi Cartan,
Godomiye ku Xigeenka Gobolka Mudug maxmed cabdi cali Ruush Gduomiye K Xigeenka Degmada Hobyo maxmed maxmuud cawaale mareeyaha Dekada Hobyo Cabduqaadir Codweyne.
wax ayna Dhamaantooda ay indha indheyn ku sameyeen Sida hada ay ushaqeyso Dekada Hobyo aygoona Kula kulmeen Bushadii ka Xamalaneysay iyo Gacansato Wax ayna aad ubaraarujiyeen bulshadii Halkaasi ku Sugneed.
Sidokale maasulinta ayaa kulan la qaatay Cabdul jamac Dharas oo ah Gacansade Ree GALMUDUG Inta Badana Gacansigiisa kala Soo daga Dekada Hobyo.
Gudomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug Cabdirshiid Xaashi Cartan oo kulanka ka hadalay ayaa sheegay in Cabdul jamac dharas uu yahay wadani Jecelka Hormarka Dalka iyo Dadkiisa
islamarkaana loo Bahannin halkiisa uu ka siiwado.
Wax uuna sidokale Baaq ujediyey Dhamaan Bulshada iyo Ganacsada ree Galmudug wax uuna ugu Baaqay in dib udayac tir lagu samyeen Dekada Maglada Hobyo.
Hadii lagu Gulesto Dhismaha Dekada Hobyo Wax ay Noqan Doontaa Mid ka Qeyb Qadata Hormarka Galmudug madaama ay tahay Halka Meel oo Galmudug oo Dhan Dhaqalaheed Kaabi Kara.
Mamulka Galmudug ayaa Wadda Hada Olale ay ku Doanyaan Sidii Dib udayac tir lagu sameyn laahaa Dekada Magalada Hobyo EE Galmudug.
http://hobyonet.com/2014/01/05/hotelkii ... raysawiro/Waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug Laga furay Hotel casri ah Kaa oo mudo Dhismihiisu ka Socday Gaalkacyo,waxaana Xafladii Furitaanka Ka Soo Qayb galay Masuuliyin Ka Tirsan Galmudug,Ganacsato,Culimo,Odayaal,Haween iyo Ururada Bulshada Qaybaheeda Kala duwan.
Hotelkan ayaa loogu magacdaray FIVESTAR HOTEL waxaana Si rasmi ah Xariga Uga Jaray Madaxweyne Kuxigenka Galmudug C/samad Nuur Guuleed isagoo Amaan u jeediyay Milkiilaha Hotelkaasi Cabdul Jaamac Dharas oo uu Ku Tilmaamay in uu yahay Shaqsi Jecel Horumarka Dalka islmarkaana Looga Baahanyahay Ganacsatada Kale ee Galmudug Ee Gudaha Iyo Dibadaba in ay Ku daydaan.
Dhanka kale Milkiilaha Hotelka FIVESTAR Cabdul Jaamac Dharas ayaa ka Warbixiyay Qarashka ku baxay hotelka iyo Adeegyada Uu Leeyahay wuxuuna Sheegay in ay ku baxday lacag Dhan $2.5Milyan Oo doolar uu ka kooban yahay ilaa 100 Qol iyo 4Hol oo Shirarka iyo casuumaadaha iyo Wixii la mid ah loogu talagalay isagoo Qurba joogta Galmudug Ugu Baaqay in ay Maal gashadaan Dalkooda.
Qaar Ka Mida Masuuliyintii Lagu Marti qaaday xaflada ayaa u mahadceliyay Cabdul jaamac Sida uu ugu Dhiiraday Hirgalinta Hotel uu Ku Baxay qarash Cadadkaa Le eg iyagoo Xusay in uu Hotelkan yahay kii ugu casrisanaa ee laga Dhiso magaalada Gaalkacyo marka loo eego dhamaan Adeegyada iyo habka loo Dhisay.
Si kastaba Hotelkan FIVESTAR ayaa Noqonaya Hotelkii Ugu Caalamisanaa Gobalka Mudug iyo Dhamaan Deegaanada Galmudug waxaana hotelkuu uu Leeyahay Dhamaan Agabka Ay leeyihiin Hotelada Caalamiga ah wuxuuna Leeyahay gawaari u gaara Oo dadka looga Soo Qaadayo Garoonka iyo iyadoo qof Walba Dalabkiisa Loogu gaynayo Meesha uu Magaalada Ka joogo iyo Adeegyo kale oo Dheeri Ah.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA.