power Struggle in Xamar vs power struggle in Hargeysa
Posted: Mon Nov 27, 2017 12:40 am
Waxaan rabaa inaan taxliil siyaasadeed ka bixiyo labada magaalo ee ugu Dadka badan Somaliya ama ugu waawayn
Siyaasiyiinta xamar waxay aaminsanyihiin in waqooyiga lagu kala adkaadey 1994kii halka xamar lagu kala adkaan waayey(HG vs Abgaal)
Laakiin in badan oo reer waqooyiga waxay aaminsanyihiin in arintu ku dhamaatey musaalaxo iyo Gogol ay fidiyiin reer Awldal
Sikastaba ha ahaatee cigaal wuxuu ahaa statesman oo la oron karo wuxuu udubada u aasey Nidaam dawladeed oo cadaalad iyo wadanoolaasho ku dhisan haseyaashee waxaa ka dhashtey nidaamkaa taxaaluf(Jeegaan) siyaasaseed oo ku salaysan laba beelood oo ku midaysan hal xisbi
Aduunka waxaan waa caadi shaley wadanka yemen waxaa ku midaysnaa qabiilka xaashid oo u badan zaydiya iyo ururka al islaax oo sunni ah sidoo kale ciidamada Sudan iyo ururka ikhwaanka( al bashiir iyo numayri iyo al bashiir iyo turaabi)
Taxaalufka sudan wuxuu salka ku hayaa qabiilka jacliya iyo qabiilka shaaqiya ooy ka soo jeedaan hogaamiyaasha ciidanka iyo xisbiga
Wadanka imaaraadka waxaa ka jiri jiray imaarado yar oo ingiriiska hoostaga oo midoobey markuu ka baxay qolo walba imaaradeedii ayay ka talisaa laakin waxaa ugu muhiimsan aala nahyaan oo abu dubai dalka ka xukumo iyo aala maktoum oo ka taliya dubai
Sacuudiga wuxuu ku saleysan yahay taxaalufka aala sacuud iyo aala sheekh oo ah hogaamiyaasha diinta oo iska leh religious policeka. Ala sheekh waxay ka soo jeedaan maxamed cabdulwahaab ama wahaabiyada
Awoodu waa inay aruursantahay si loo helo degenaasho siyaasadeed(political stability) laakiiin hadii aysan awoodu xakamaysneen waxaa ka dhalan kara khalkhal siyaasadeed iyo amni
Hadaba waa in la sameeyo powesharing qolana xukunka loo daayo
Reer qaqooyi waxay leeyihiin casabiya qabaliya oo aad u midaysay taas oo u eg inay sii jiri doonto si ay uga badbaadaan masiirkii ay qaadeen kuwa Xamar
Xamar maxaa ka jira hada?
Sidaan horey u sheegnay Xamar laguma kala adkaanin military ahaan tan iyo 91kii laakin waxaa ka jiray system siyaasadeed oo la dhoho "unukaleh" laga bilaabo 2009kii, systemkaan wali waa jiraa ciidamo ahaan, banaadir ahaan iyo qandaraasyo ahaan laakiin waxay ka baxeen daartii xukunka ayagoo tolerance u muujiyay Dawladaan cusub maadama systemkoodii lagu shaqeeyo waxay ku jiraan is abaabul iyo dib isu habeen inta ay dawladaan ka fashilmayso ama dhamaanayso
Dawladaan waxaa ka danbeeyay kooxdii kale ee meesha ku heysatey oo rabtey inay dhanka pmka wax ka xukunto laakiin waxaa ka dafey group yar oo ururkooda siyaasaded hogaamiya waa ururka ala sheekh oo uu madaxda ka yahay sheekh yuusuf caynte(murursade) iyo xisbigooda siyaasadeed oo uu hogaamiyo xassan macalin(murursade) xoghayana ka yahay axmed fiqi(sacad)
Qolada xooghaya ayaa loogu talagalay inay qaataan raysulwasaaraha xiligii doorashada ka hor
Hadaba Farmaajo madaama uu xamar marti ka yahay wuxuu isku dhiibay qolodii seediyaashiis ee awalba raysulwasaaraha ka dhigtey, qolada unukalehna uma arkaan groupkaan inay qatar ku hihiin systemkooda inta ay iska abaabulayaan
Qoladii xooghayaha ama no more unukaleh waxay rabaan inay meesha ka saaraan khayre, hadii ay ku guuleystaan, Farmaajo waa raacayaaa ugu yaraan siyaasad ahaan waa u dhamaatey. Waxaa adkaanaya in marlabaad nin murursade ah baarlamaanku ogolaado hadii la diido laba mar waxaa kalsoonida ku waynaya Farmaajo
Hadii uu magacaabo HG waxay ku xirmi imaaraadka sida cabdi shakuur warsame, waxaa is badali siyaasada gudaha iyo systemkii unukaleh arintaan oo keenaysa kacdoon reer systemka oo meesha ka saari doona Farmaajo waliba waxaa laga taageeri maamulgoboleedyada khaasatan....
Scenarioga Farmaajo saas ayuu ku dhamaanayaa sanad iyo nus gudahood
Halka arin ee meesha ku hayn karta waa asagoo siyasiyan is dhiiba sida raysulwasaare goofkaland, hada wuxu khayre u dhaafey siyaasada iyo amniga wuxuuna ku ekeystey madaxtooyo uu isku soo xiro iyo safar dibada ah laakiin maalintaas gudo iyo dibadba waa uga dhamaatey!
Muqaaranada(comparison) labada dhinac ee Xamar iyo Hargeysa ee aan sameeyay waxaan ka wadaa reer systemka oon rabin is badal inuu dhaco laakiin military iyo siyaasad ahaan hargeysa wayka duwantahay Xamar sidoo kale garabka mucaaradka ma ogalaan in shisheeye soo dhexgalo oo waxay sameeyeen tanaazul intii gacantooda wax ku dumi lahaayeen.
Talada dalka waxaan u dhaafey khayre(siyaasada iyo amniga) at 3:00