Burco is the most beloved city in Somaliland - Ninkii hadlayaaba ha iska hadlo:
Burcooy Burcooy Burcooy,
Baradii togdheeree, Geesi aan baqayn
iyo gobbanimadda beertee,
laga baadi doonaay...
Calankeena billig, lee
babbannaaya guudkana, bartii lagu binneeyee
La bud dhiggay xorriyadaay...
Biyahaagu waa subbag...caannahaagu badhax maleh...Ciiddaadu boodh maleh
Berri waxaad ka tahay ceeb.
Billad iyo innaan sharraf, baal dahab ah kuu xidho...
Adigaa.....adigaa...adiggaaa
Adigaa Burcooy Muddan.
Kuwan ku faanaya, Hargeysaa night club leh, iyo naasaha ayaan ka balaq balaq siinaa, isku xishooda.
Burco
