I thought the era of warlords is finish and now we got government we would go forward and every body would contribte especially so called MP's that they would work with it waxii khaldana in la saxo waxi saxana laysla garto
But its unfortunate some of them are working against government from day one
Wadanku wa inu sharci iyo kala damayn leeyahay waana arin fiican in xeer ilaaliyaha guud hada cadeeyey in aan cidina sharciga ka weyneyn
Shakhsiyaadka dawlado shisheeye isticmaalaya xoolo ka so qaadanaya si ay dawlada u ridan wa khalad hadi in badan loo digay oo ay dhegaha ka furaysteen wa in talaabo laga qaado dawladaha isticmalayana la dacweeyo oo xiriirka loo jaro
Hadi dawladu ayan talaabo ka qaadin cid iyo wadamo shisheeye oo aan rabin jiritankeeda markas khatar bay ku jirta oo meesha waxa dhacaya is dhex yaac iyo kabrafooko.



