Buuqii ugu xumaa baa ka socda villa Somalia kadib markii Farmaajo ku boodey khayre oon la socdsiin xasaanadii laga qaadey xassan macalin iyo weerarkii cabdishakuur lagu qaadey
Farmajo ayaa Khayre u sheegay unuu meesha marti ku yahay hadii HG la taabtana AMISOM ku kacayso
Farmaajo ayaa hada HG ku kasbanaya Khayre ila rida!
Warkaan bari kala soco iclaamka
Fahad yaasiin ayaa khayre la saftey waxaa laga yaabaa inuu farmajo eryo
Khayre wuxuu ku adkeystey in farmaajo shaqada xukuumada faraha kala baxo
Fahad yaasiin imaaraad ahaan ayuu ku taageeray xirida shakuur
Khayre Daljir iyo ala sheekh ahaan oo uu kacabsado inay boiskiisa galaan.




