Busaarad ito mushaar la'aan ka taagan .....
Posted: Sat Jan 13, 2018 5:30 am
Busaarad iyo mushaar la'aan tii ugu xumayd baa ka taagan maamul goboleedka Somaliland, ilo lagu kalsoonyahay ayaa kasoo waramaya in ilaa laba bilood aan maamulku bixin Wax mushaar ah shaqaalaha dowlada, waxaa la sheegayaa kaliya in qaar muhiim ah oo ciidamada ka tirsan ay waxooga mushaaraad ah heleen.
Shaqaale badan iyo dhalinyaro shaqo la'aan ah ayaa u hayaamay gobolada koofureed ee soomaliya si ay uga xoogsadaan oo nolol ka wacan uga helaan halkaa, iyadoo la soo sheegayo in gobolada koofureed ay ka bilowdeen maashaariic horumarineey oo ay fulinayaa Dowladda Fadaraalka, mida Turkiga iyo weliba Dowladda Qadar, mashaariicdaa oo u baahan shaqaale ad u badan oo xirfad iyo aqoonba leh.