Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somali Federal Parlament is so powerfull

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3172
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Somali Federal Parlament is so powerfull

Postby bashe19 » Thu Mar 15, 2018 10:48 am

XOG CUSUB: Madaxweyne Muuse Biixi oo Waji Gabax & Niyad Jab kala Kulmay Dowlada Imaaraadka
March 15, 2018 1146


Hoggaamiyaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa magaalada Abu Dhabi ee dalka isutaga Imaaraadka Carabta kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Isutaga uu ugu horeeyo dhaxalsugaha dalkaas Sheekh Maxamed Bin Sayid.
Madaxda Imaaraadka iyo Muuse Biixi Cabdi,ayaa si guud uga wadahadlay arrimo dhowr ah oo ay kamid tahay suuragalnimada in xal loo raadiyo Heshiiska Berbera iyo saameynta uu Heshiiska ku yeelankaro go’aanka uu baarlamaanka Somalia ku laalay Heshiiska.
Muuse Biixi, ayaa dhaxalsugaha Sheekh Maxamed Bin Sayid u sheegay inaanu jirin cabsi ay Somaliland ka qabto in go’aanada dowlada Somalia uu saameyn ku yeesho Heshiiska
Dekadda Berbera ee u dhexeeyay Imaaraadka, Somaliland iyo Ethiopia.
Biixi, waxa uu dhaxalsugaha u cadeeyay in Somaliland ay nasiib gaara u aragto in xiisada ka dhalatay Heshiiska ay ku gaaran gooni isutaaga ay muddaba raadinayeen, waxa uuna u ballanqaaday inaanu dayici doonin Heshiiska iyo badbaadintiisa.
Biixi, waxa uu tilmaamay in culeyska uu kaga imaankaro keliya marka ay talaabo qaado Jaamacadda Carabta oo uu sheegay in laga sugaayo ka Jawaabida Dacwada ay dowlada Somalia ka gudbisay Heshiiska.
Dhaxalsuge Sheekh Maxamed Bin Sayid, ayaa Muuse Biixi, u sheegay in Imaaraadka Carabta ay xiriir ka heshay Hoggaanka Sare ee Jaamacadda Carabta,waxa uuna u cadeeyay inay sii kordhayaan culeysyada kaga imaanaya dhanka Heshiiska.
Sheekh Maxamed Bin Sayid, waxa uu Mr Biixi ka dalbaday in maamulkiisa ay ku raacaan go’aan waliba oo kasoo bixikara Imaaraadka Carabta waxa uuna ka meermeeray inuu ka runsheego qorshaha ay Imaaraadka ka qaadan doonto Heshiiska Berbera.
Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa dib kala soo xumaaneysa Heshiiska awooda leh oo ay la gashay Maamulka Somaliland iyo Ethiopia, kaa oo ku saleysnaa Dekadda Berbera, waxaana suuragal ah in dowlada Imaaraadka ay dib u hakiso Heshiiska sababo la xiriira culeysyada jira aawgood.
Rajada Biixi ee Heshiiskaasi ayaa u muuqata mid mugdi sii galeysa, wallow ay suuragaltahay inay soo baxaan qorshooyin ka duwan kan iminka fashilmay ee Imaaraadku daadihinaayo.
Sidoo kale, Biixi ayaa saacadihii ugu danbeeyay rajo xumi ay kasoo foodsaartay kulanka waxaana suuraga ah in magaalada Dhabi uu kasii aado Addis Ababa.
Si kastaba ha ahaatee, Safarka Biixi uu ku tagay dalka Isu taga Imaaraadka Carabta, ayaa wuxuu ku soo aadayaa, iyadoo ay taagan tahay xiisada ka dhalatay arrinta Dekadda Berbera ee Shirkadda DP World.

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3172
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Somali Federal Parlament is so powerfull

Postby bashe19 » Thu Mar 15, 2018 10:53 am

It's an amazing photo caption to ponder over! War criminals Bihi & Faisal under the #Somali flag, blue as the sky with 5 stars not 4. These are the very same men who in Hargeisa jailed two young ladies who were wearing blue skirts just because the blue resembles the Somali flag. 4F76C3AC-8E11-42E8-85C2-E2C5C419C1FB.jpeg




:dj:

User avatar
GuleedWarsame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 704
Joined: Mon Jan 22, 2018 6:46 am

Re: Somali Federal Parlament is so powerfull

Postby GuleedWarsame » Thu Mar 15, 2018 10:56 am

Image


:lol:

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32036
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somali Federal Parlament is so powerfull

Postby Khalid Ali » Thu Mar 15, 2018 11:06 am

The Ugandan protectorate is funny why don't you call out the use the childeren of goita ibn masixi. Are funny there is an uae ambasssador in bomb idishu. Carabka laahadla ala daroodku been jecela nacdal baa idinku taala. Failmaajo the Ugandan cock sucker car hadu ninyajay itoobiya wax haka sheego

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3172
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Somali Federal Parlament is so powerfull

Postby bashe19 » Thu Mar 15, 2018 11:36 am

Image


:lol:

:som: :som: :up:

Magaalomadax
Posts: 24
Joined: Tue Nov 14, 2017 6:02 am

Re: Somali Federal Parlament is so powerfull

Postby Magaalomadax » Thu Mar 15, 2018 3:18 pm

Image


:lol:
Should've done better with that photoshop :snoop:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 48 guests