Jeegaanta refuse Rer Hargeisa tahriib victims to land.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Jeegaanta refuse Rer Hargeisa tahriib victims to land.

Post by grandpakhalif »

Remember in 2015 how Jeegaanta refused Southern Somalis to dock in Berbera and land

Today they refuse their own Isaaq youth rescued by Farmaajo and Khayre from the hell of Libya, they were sent home whose plane landed in Hargeisa only to be turned back they have now landed and welcomed in Garoowe.

Rer Puntland wa gob, jeegaanta wa gun

Diyaaraddan oo ka baxday magaalada Muqdisho ayaa markii Hawada Somaliland gashay lagu amray inay dib u laabato, taasoo qasab ku noqotay in diyaaradaas ka degto magaalada Garowe.

Dhalinayaradan oo ka soo jeeda Somaliland ayaa gaarayay kontameeyo ruux, kuwaasoo ka mid ahaa illaa 151 dhalinyaro oo maalmo ka hor ka degay magaalada Muqdisho, kaddib markii diyaarad lagaga soo qaaday dalka Libiya oo ay in muddo ah ku xanibnaayeen.

Maareeyaha Hey’adda Duulimaadka Somaliland iyo Maamulka Garoonka Cigaal Air Port ayaa diiday in diyaaradan ay soo caga dhigato garoonka diyaaradaha Hargeysa, halkaasoo ay diyaar ku ahaayeen ehelada dhalinyaradaas.

Duuliyaha diyaaradda ayaa markii lagu wargeliyay in aanu soo caga dhigan karin garoonka Hargeysa ku dooday in aanu heysan shidaal ku filan oo uu diyaaradda dib ugu celiyo Muqdisho, taasna ay ku kaliftay in diyaaradda uu ka dejiyo Garowe.

Lama oga sababta ka dambeysay tallaabada ay qaaday Somaliland oo ay ugu diiday inay soo caga-dhigato diyaaradda waxaana arrintan ka carooday ehelada dhalinyarada saarnaa diyaaradda oo muddo aysan arag wiilashooda

Dhalinyaradii shalay ka degay Garoowe ayaa si wanaagsan loola dhaqmay, isla markaana loo sameeyay soo dhaweyn waxaana la dareensiiyay in Garoowe ay tahay magaalo Soomaaliyed aysana jirin cid ka xigta.
Saeedlfc
Posts: 134
Joined: Sun Jun 11, 2017 9:35 pm

Re: Jeegaanta refuse Rer Hargeisa tahriib victims to land.

Post by Saeedlfc »

They have returned actually

Museyusuf
Posts: 189
Joined: Sun Dec 18, 2016 8:12 pm

Re: Jeegaanta refuse Rer Hargeisa tahriib victims to land.

Post by Museyusuf »

Lies the youths have returned to their homes in Hargeisa
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Jeegaanta refuse Rer Hargeisa tahriib victims to land.

Post by DR-YALAXOOW »

Waxaa la yaabanahay xitaa Dawladii somaliyeed ee dhalinyaradan reer Hargeysa iyo burco ee soo daysay xitaa waa u quuri waayeen inay yiraahdaan MAHADSANID.. Somalia gobolada ugu tahriibta baddan waa dhalinyarada ka soo jeeda gobolada isku magacaaba Somaliland..
Museyusuf
Posts: 189
Joined: Sun Dec 18, 2016 8:12 pm

Re: Jeegaanta refuse Rer Hargeisa tahriib victims to land.

Post by Museyusuf »

DR-YALAXOOW wrote: Mon Jun 04, 2018 9:21 am Waxaa la yaabanahay xitaa Dawladii somaliyeed ee dhalinyaradan reer Hargeysa iyo burco ee soo daysay xitaa waa u quuri waayeen inay yiraahdaan MAHADSANID.. Somalia gobolada ugu tahriibta baddan waa dhalinyarada ka soo jeeda gobolada isku magacaaba Somaliland..
Dawladii may soo dayn, it was an NGO. The unelected federal government of Somalia has no power.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17685
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Jeegaanta refuse Rer Hargeisa tahriib victims to land.

Post by theyuusuf143 »

DR-YALAXOOW wrote: Mon Jun 04, 2018 9:21 am Waxaa la yaabanahay xitaa Dawladii somaliyeed ee dhalinyaradan reer Hargeysa iyo burco ee soo daysay xitaa waa u quuri waayeen inay yiraahdaan MAHADSANID.. Somalia gobolada ugu tahriibta baddan waa dhalinyarada ka soo jeeda gobolada isku magacaaba Somaliland..
IOM ma hooyada baa leh. Wax somalia la dhaho oo aan aqoonsanahay ma jiraan . Waa wax la dhoodhabay oo aan wadada makal mukarama dhaafsiisnayn.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Jeegaanta refuse Rer Hargeisa tahriib victims to land.

Post by grandpakhalif »

DR-YALAXOOW wrote: Mon Jun 04, 2018 9:21 am Waxaa la yaabanahay xitaa Dawladii somaliyeed ee dhalinyaradan reer Hargeysa iyo burco ee soo daysay xitaa waa u quuri waayeen inay yiraahdaan MAHADSANID.. Somalia gobolada ugu tahriibta baddan waa dhalinyarada ka soo jeeda gobolada isku magacaaba Somaliland..
Kkk dhagayso wareeysigan, "Itoobiyaan, Oromo, iyi wixi aan Soomali ahayn wa lasoo dhoweeyey"

User avatar
kanadiid90
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2099
Joined: Thu Nov 20, 2014 9:46 pm

Re: Jeegaanta refuse Rer Hargeisa tahriib victims to land.

Post by kanadiid90 »

grandpakhaniis back at it with the fake news shit even after they've posted the return of the tahiirbayaal but what do expect from a hunter&gatherer boon

you need to be worried about xamar turning into a Call of Duty map
Saeedlfc
Posts: 134
Joined: Sun Jun 11, 2017 9:35 pm

Re: Jeegaanta refuse Rer Hargeisa tahriib victims to land.

Post by Saeedlfc »

kanadiid90 wrote: Mon Jun 04, 2018 11:43 am grandpakhaniis back at it with the fake news shit even after they've posted the return of the tahiirbayaal but what do expect from a hunter&gatherer boon

you need to be worried about xamar turning into a Call of Duty map
Why would a Mareexaan care about Xamar?
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Jeegaanta refuse Rer Hargeisa tahriib victims to land.

Post by AbdiWahab252 »

Museyusuf wrote: Mon Jun 04, 2018 10:16 am
DR-YALAXOOW wrote: Mon Jun 04, 2018 9:21 am Waxaa la yaabanahay xitaa Dawladii somaliyeed ee dhalinyaradan reer Hargeysa iyo burco ee soo daysay xitaa waa u quuri waayeen inay yiraahdaan MAHADSANID.. Somalia gobolada ugu tahriibta baddan waa dhalinyarada ka soo jeeda gobolada isku magacaaba Somaliland..
Dawladii may soo dayn, it was an NGO. The unelected federal government of Somalia has no power.
Lol It was the SFG Ambassador to Libya and the Special Representative on Migration issues who went to Libya to free these people.

This is the third time that the SFG has freed Somalis detained overseas.

You may not be thankful but there are families in SL who are grateful to the SFG for their help.
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Post by abdikarim86 »

AbdiWahab252 wrote: Wed Jun 06, 2018 7:41 am

Listening to the delusional Hutu above would make the average naive individual believe the Amisom project
has capability, reach and is somehow beneficial to the people it claims to represent.

We know otherwise Yaa Ibnu Hutu.

It is a malign force kept togather by tens of thousands of foreign troops and despite all of that actually only directly controls
half of Mogadishu.

Stop claiming the actions of international NGOs - Hutu foqol Hutu.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Jeegaanta refuse Rer Hargeisa tahriib victims to land.

Post by AbdiWahab252 »

Abdikarim sadly you would rather have your tahriib cousins being held in slave camps in Libya rather than seeing them freed by the SFG.

Okay Libya is far away. Why did Saad Shire never free one Issaq from an Ethiopian prison? Meanwhile Kheyre got scores released.

All these acts build good will among the Issaq civilians
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Jeegaanta refuse Rer Hargeisa tahriib victims to land.

Post by abdikarim86 »

AbdiWahab252 wrote: Wed Jun 06, 2018 9:20 am Abdikarim sadly you would rather have your tahriib cousins being held in slave camps in Libya rather than seeing them freed by the SFG.

Okay Libya is far away. Why did Saad Shire never free one Issaq from an Ethiopian prison? Meanwhile Kheyre got scores released.

All these acts build good will among the Issaq civilians
:lol:

You are a funny Jujuwiye - I must give you that.
User avatar
Icey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 737
Joined: Wed Nov 23, 2005 12:00 pm
Location: Hawada

Re: Jeegaanta refuse Rer Hargeisa tahriib victims to land.

Post by Icey »

kanadiid90 wrote: Mon Jun 04, 2018 11:43 am grandpakhaniis back at it with the fake news shit even after they've posted the return of the tahiirbayaal but what do expect from a hunter&gatherer boon

you need to be worried about xamar turning into a Call of Duty map

Epic fail
The video is from 2012 :pac:
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Jeegaanta refuse Rer Hargeisa tahriib victims to land.

Post by gobdoon »

They are punch of ungrateful cunts and now somali government gives them one million Dollars

What do you expect Hargeysa thugs/mafia / jeegan they dont care any one , these youth had to go Tahriib because they have no future as the so called leaders pocket every cent
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”