Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Nabad iyo Nolol

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14223
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Nabad iyo Nolol

Postby AbkoowDhiblaawe » Sun Jun 10, 2018 7:45 am

Mashallah Somalia dowlad Ay heshay after 27 years.

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16684
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Nabad iyo Nolol

Postby theyuusuf143 » Sun Jun 10, 2018 10:46 am

Lool 16 million a month collected by a guy from borama and handed to a guy from Gedo . Oki yaga goboladoodu maxay siiyan dawlada ha yaraato ama ha badnaatee. 28 sano baan idiin sheegaynay hawiyaw wax somalia la dhaha ma jiraane kiish baa laydin soo toshay kuwa isaaq kaga bilaaba oo banaan ka usoo tuura . La xisaabta ma nimanka daarod oo waxad tidhahdan hadaysan kismayo iyo boosaso cashuurta soo shubin based on their revenues anana shilling siin mayno federal ka. Maxaa wixiina ka dhigay "xoolaha ummad somaliyeed " dadka kalena waxooda private ka dhigay. Waxayga aniga leh waxaagana kula lihi weliba anigu aan kuu maamulo Hawiye mooye cid aduunka aqbashay ma jirto.

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13974
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Nabad iyo Nolol

Postby DR-YALAXOOW » Sun Jun 10, 2018 2:51 pm

Lacagta ay dawlada canshurta u qaadato waxaa la siiyaa 15000 ciidan iyo shaqaale dawladeed isugu jira.. From 100 dollars to 1000 dollar ayaa mushahar ahaan dawlada shaqaalaheeda qaataan.. every person Mushahar qaata wuxuu masaruufaa ugu yaraan 5 qafood.. shantaa qafood cunto alaab ayey iibsadaan. dhaqaalaha muqdisho ayey gashaa lacagtaa dawlada ay canshuurta u qaadato. Mogadishu is the somali economic Engine.
malaayiiinta Dollar ee bil waliba gasha waxay abuuraan JOBS JOBS.. wiilka bajaajka wada. gabadha dukaanka iibiso. odayga dharka sameeya dhaqo dhamaan DHAQAALAHA XAMAR MILLIONS OF DOLLARS ee si toos u gala dhaqaalaha xamar... CALAACALKA wadooyin ayaa la xiray waa wax lala yaabo. first Aragagaxisada waxay plan gareynayeen car bombs dawlada waa ku qasban tahay in dadka la badbaadiyo wadooyinka la xiro si looga hortago argagaxisada...

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14223
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Nabad iyo Nolol

Postby AbkoowDhiblaawe » Sun Jun 10, 2018 3:31 pm

La ilaha ilalah.. i didn’t take you for a guul Wade.

Warrr dhaqaalaha gobolka waxa lagu biila diaspora loosers like Cali yare from rinkeby, who never worked a day in his life. We Both know this dr. Waxa lagu biila Sola, awliyo dadweyne iyo dad tirobadan. Waxaana sii toos uu biixiyo the looser yariisow. Xata maamul govoledyada lagu biila with JL n puntland taken the largest sum. Y arent they contributing? Y only Mogadishu?
War wake the fuck up ninyahow.

Don’t be like salad Ali jeele, yariisow, geedi and abdiaziis xildhibaan. Hurdada ka kac. Waxa dhimanaya waa hawiye, waxa dhaqaalaha laga dhacayo waa hawiye. Hadhow na waxa lagu dhihi spoiler n nabad diid. Look how fucked up xamar turned out to be after nabar iyo naxdin took over. Only this ramadan over 60 ppl has gotten assasinated. roads are closed. Dadka doonan cant go to work/ schools. N this is only happening to Mogadishu.

Faii’dada aan ku qabno to be the capital ii sheeg? What has the gov changed in terms of Security, reconstruction? Wax ls qabtay habo yaraate ma jirto. Your tax money gobolka laguma dhisooyo. Mushaar ciidan kuma baxdo. Nin abgaal aa tahaye bal reerkada suuq bacaad wac oo la hadal and ask them the reality on the ground ileen hurdo dheer aa ku jirtaaye.

User avatar
Futurist
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1921
Joined: Tue Aug 02, 2016 4:34 pm

Re: Nabad iyo Nolol

Postby Futurist » Sun Jun 10, 2018 4:46 pm

Dude so only Mogadishu funds the gov? How are Mogadishu tax money used for Puntland and JL?

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14223
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Nabad iyo Nolol

Postby AbkoowDhiblaawe » Sun Jun 10, 2018 5:14 pm

Yes. JL n PL contributes 0 in terms of taxes. Taas waxa uu sii dheer gov fund them every months with taxes collected by reer Mogadishu. There is a huge conspiracy going on.

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14223
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Nabad iyo Nolol

Postby AbkoowDhiblaawe » Sun Jun 10, 2018 5:17 pm

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14223
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Nabad iyo Nolol

Postby AbkoowDhiblaawe » Sun Jun 10, 2018 5:28 pm

One year later and Mr Farmaajo ii geeya regrets his support for farmajo.

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16684
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Nabad iyo Nolol

Postby theyuusuf143 » Sun Jun 10, 2018 5:40 pm

Yes. JL n PL contributes 0 in terms of taxes. Taas waxa uu sii dheer gov fund them every months with taxes collected by reer Mogadishu. There is a huge conspiracy going on.
we too received 1 million, we didn't even ask . and yes we accepted because it's a free Hawiye money hadanan qaadan kollayba majeerteen baa lasiin lahaa. :lol:

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Nabad iyo Nolol

Postby KingWaslawi » Sun Jun 10, 2018 5:51 pm

My friend AbkoowDhibaawe, ilaahay ha u gargaaro Xamar iyo Dadkeeda, Daaroodku waa nijaas ee dhulkiina ka xorraysta, Cashuurtiinana yaan cid kale idinkula dhuuqin.

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13974
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Nabad iyo Nolol

Postby DR-YALAXOOW » Sun Jun 10, 2018 6:12 pm

La ilaha ilalah.. i didn’t take you for a guul Wade.

Warrr dhaqaalaha gobolka waxa lagu biila diaspora loosers like Cali yare from rinkeby, who never worked a day in his life. We Both know this dr. Waxa lagu biila Sola, awliyo dadweyne iyo dad tirobadan. Waxaana sii toos uu biixiyo the looser yariisow. Xata maamul govoledyada lagu biila with JL n puntland taken the largest sum. Y arent they contributing? Y only Mogadishu?
War wake the fuck up ninyahow.

Don’t be like salad Ali jeele, yariisow, geedi and abdiaziis xildhibaan. Hurdada ka kac. Waxa dhimanaya waa hawiye, waxa dhaqaalaha laga dhacayo waa hawiye. Hadhow na waxa lagu dhihi spoiler n nabad diid. Look how fucked up xamar turned out to be after nabar iyo naxdin took over. Only this ramadan over 60 ppl has gotten assasinated. roads are closed. Dadka doonan cant go to work/ schools. N this is only happening to Mogadishu.

Faii’dada aan ku qabno to be the capital ii sheeg? What has the gov changed in terms of Security, reconstruction? Wax ls qabtay habo yaraate ma jirto. Your tax money gobolka laguma dhisooyo. Mushaar ciidan kuma baxdo. Nin abgaal aa tahaye bal reerkada suuq bacaad wac oo la hadal and ask them the reality on the ground ileen hurdo dheer aa ku jirtaaye.
Fiiri waxaa jira wax xaqiiq ah iyo fadhi ku dirir. Aniga walaalkeey ila dhashay ayaa Wasaarada Maaliyada ka shaqeeya.. Dawlada Raiiisal wasaare Mudane Hassan Ali Khayre iyo Wasiirkiisa Maaliyada BAYLE.. dawladaas intii ay jirtay xitaa Hal bil Shaqaalaha Dawlada iyo ciidamada Dawlada Mushahar la.aan ma noqon.. Dawlada shaqaalaheeda iyo ciidamada waa dhaafaan 15000. Bil waliba mushahar ayaa la siiyaa.. Of course corruption waa jiri karaa. Laakiin Fadhi ku dirir dadka qurabaha jooga ay wadaan iyo realty in the ground waa kala duwan yihiin.

Dawlada Rasiiil wasaare Xassan cali khayre dhaqaalaha dalka iyadaa maamusha qaasatan WASIIRKA MAALIYADA BAYLE.. shaqaalaha dawlada Majorty waa qabiilada degga xamar ilaa shabeelada hoose baydhabo gobolada dhexe.. soomaali oo dhan qurbaha looma jiro 100 dollar looma soo diro.. Dhaqaalaha xamar iyo agagaaraheeda sida gobolka shabeelada hoose aad ayey ugu liibaaneen dhaqaalaha dawlada iyo mushaharka ay dawlada bixiso.. Hoteelada. guryaha. maqaayadaha dhamaan service ka boqolaal kun qafood ayaa ka shaqeeysta thanks to lacaga dawlada oo si toos u gala dhaqaalaha xamar..

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13974
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Nabad iyo Nolol

Postby DR-YALAXOOW » Sun Jun 10, 2018 6:20 pm

One year later and Mr Farmaajo ii geeya regrets his support for farmajo.

Video la soo jaray wax micno ah sameeyn maayo sxb. WARIYE BAAFO ayaa tagay Villa Somalia dib u dhis ka socda. waraysiga lala yeeshay Farmaajo ii geeya oo ka shaqeynaya Beerta villa Somalia ku dhex taaal waa kanaa isagoo dhamaystiran..

Saeedlfc
Posts: 134
Joined: Sun Jun 11, 2017 9:35 pm

Re: Nabad iyo Nolol

Postby Saeedlfc » Sun Jun 10, 2018 7:58 pm

Hawiye are just too naive

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30666
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Nabad iyo Nolol

Postby grandpakhalif » Sun Jun 10, 2018 8:27 pm

Hahha I love my fellow Hawiye brothers like MR YAlaxoow oo Nabad iyo Nolol tageersan. They are the true heroes of Beesha working day and night

this abkoow guy is clearly mad that government is returning to Xamar, law and order is the law of the land, You pay your taxes in Sweden but refuse your own government. Waxas wa MUNAFIQNIMO.. Era of mopryanism is over

DR Yalaxoow you remind me of nin Abgaal Dr. Salad Cali Jeelle nin aad uu caqli badan.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32032
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Nabad iyo Nolol

Postby Khalid Ali » Sun Jun 10, 2018 8:35 pm

It's true since failmaajo reign the security of Mogadishu have gone from worse to bad. Alshaabaab banning footbal games in some districts. Mps being gunned down. Jubbaland and puntland operate as two seperate countries that only play lipservice to Mogadishu. They can cut ties with xamar any moment adiguna waxed sheegeyss inay lacag qasnada dowlada inay bixiyaan

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 17 guests