Moderator: Moderators
Why are you using old video from 2016 ?
Mashallah Somalia dowlad Ay heshay after 27 years.
These people are using old videos and edited videos to attack the government. The government brought peace and development to the city.Lacagta ay dawlada canshurta u qaadato waxaa la siiyaa 15000 ciidan iyo shaqaale dawladeed isugu jira.. From 100 dollars to 1000 dollar ayaa mushahar ahaan dawlada shaqaalaheeda qaataan.. every person Mushahar qaata wuxuu masaruufaa ugu yaraan 5 qafood.. shantaa qafood cunto alaab ayey iibsadaan. dhaqaalaha muqdisho ayey gashaa lacagtaa dawlada ay canshuurta u qaadato. Mogadishu is the somali economic Engine.
malaayiiinta Dollar ee bil waliba gasha waxay abuuraan JOBS JOBS.. wiilka bajaajka wada. gabadha dukaanka iibiso. odayga dharka sameeya dhaqo dhamaan DHAQAALAHA XAMAR MILLIONS OF DOLLARS ee si toos u gala dhaqaalaha xamar... CALAACALKA wadooyin ayaa la xiray waa wax lala yaabo. first Aragagaxisada waxay plan gareynayeen car bombs dawlada waa ku qasban tahay in dadka la badbaadiyo wadooyinka la xiro si looga hortago argagaxisada...
One thing I hate about Xamar is how they close so many roads so going somewhere you pay just 1.5 dollars takes agesHahah I arrived in xamar yesterday maxa iga qaadi karta qolo madaxweyne ban ahay , ive been to madaxtooyada idoor waxxba igama qaadi karaan.
gabar yar oo HJ ba shukaansanaya hilib kuulay cali banjar ayeey ii siisay oo aad uu macaan
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 50 guests