MOA between Formajo and abey Ahmed is very clear.
Posted: Sun Jun 24, 2018 4:48 am
Ethiopia’s Prime Minister Abiy Ahmed, mar uu la hadlaayay Golaha Sharci dejinta dalkiisa wuxuu uu weeydiiyay xildhibaanada su’aashaan oo uu yiri:
“Miyaynu ogolaan karna in Maamul Goboleed ka tirsan Ethiopia inuu Somalia tago amar la’aanteena hadana heshiis la soo galo dowlada Soomaaliya? Maya ma aqbali karno. Sidaas si lamid ah maamul ka tirsan Somalia ma samayn karno inaan xiriir toos ah la yeelano isagoo aan dawladda Federalka ah Ogolaansho ka haysan”
Wuxuu kaloo yiri:
Somalia kama jiraan laba dawladood ee waa hal dawlad oo dunidu aqoon santahay, sidaas darteed waa inaynu xoojinaa midnimada SOMALIA innaga oo ixtiraamayna qawaaniinta Caalamiga ah” Xigasho. ETV