DAAWO-Muuse Biixi,”Gaas Dadkii uu Shalay Ra’iisul Wasaaraha u ahaa Ayuu Laynayaa, Aan Wadahadal Ku Dhammayno Dagaalka”.
Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay dagaalada gobolka Sool ee u dhexeeya Puntland iyo Soomaaliland ayaa waxa uu sheegay in madaxweynaha Puntland uu shalay ra’iisul wasaare u ahaa shacabka iyo dowladaha maanta dagaalamaya.
Muuse Biixi ayaa sheegay inay habboontahay in dagaalka iyo xiisadda ka aloosan gobolka Sool ay haboontahay in lagu dhammeeyo
wadahadal islamarkaana aysan doonayn inay dagaal galaan, xilli ay sii kordhayso cabsida dagaal laga qabo gobolka Sool.
HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA
http://puntlander.net/2018/06/daawo-muu ... -dagaalka/
http://puntlander.net/2018/06/daawo-muu ... -dagaalka/



