Magaalasa Lasacnaaood caasimada gobolka sool ayaa maanta waxaa laga dareemaya baqdin xoogan oo soo food saartay maleeshiyada snm.
Wadooyink waaweyn iyo goobaha hal bowlayaasha ah ee Magaalada ayaa lagu arkaayay maleeshiyaad kamid ah kuwa snm oo la soo dhoobay.
Maleeshiyaadkan oo ah kuwa ay Jeegaantu ula baxday RRU ayaa isgooskaysta oo magaalada ah la dhigay.
Xiligan ay maleeshiyaadku soo buux faadhiyen Magaalada Laascaanood ayaa ah xili uu ku sugan yahay Taliska Goojacade Taliyaha Guud ee maleeshiyaadka booliska snm.