Page 1 of 1

"Jubaland is Not Just Madobe and Kismayo" Says SNA Commander

Posted: Sat Jul 14, 2018 2:32 am
by nine
Sawirro:-Taliyihii Qaybta 43’aad Ciidamada Xoogga ee loo diiday inuu Kismaayo ka dago oo gaaray Garbahaarey

Jul 13, 2018
Gen” Cali Maxmed Maxamuud ( Bogmadow) oo Saakay diyaaradii siday laga Celiyay garoonka kismaayo ayaa Sida la xaqiijiyay Goordhow ka dagay Degmadda Garbahaarey Ee gobalka Gedo oo Si diirran loogu sodhaweyay

Jubbland Ma’ahan Axmed Madoobe iyo kismaayo kaliya ee Gobolka Gedo ayaan Shaqadeyda ka bilaabayaa ayuu yiri Gen, Bogmadow.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo,Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolkaas iyo masuuliyiin kale ayaa soo dhaweysay,waxana la filayaa in maalmaha soo socda uu kulamo la qaato qeybaha kala duwan ee Bulshada deegaanada gobolka Gedo.

Maanta barqadii ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Magaalda Kismaayo loo diiday in uu ka dego taliyaha qeybta 43aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya,waxana Jubbaland ay sheegtay in aan lagala tashan Magacaabista taliyahaas.

https://www.radiodalsan.com/amp/taliyih ... rbahaarey/

Re: "Jubaland is Not Just Madobe and Kismayo" Says SNA Commander

Posted: Sat Jul 14, 2018 4:44 am
by Django
Did I not state earlier that Farmajo was planning a revolution in JL while Ilkoyar here were down playing my qarxis thread.

Re: "Jubaland is Not Just Madobe and Kismayo" Says SNA Commander

Posted: Sat Jul 14, 2018 7:56 am
by Kismaayo21
Did I not state earlier that Farmajo was planning a revolution in JL while Ilkoyar here were down playing my qarxis thread.
To think an Ogaden who came on Kenyan tanks will rule Jubbaland is absurd to say the least.

Re: "Jubaland is Not Just Madobe and Kismayo" Says SNA Commander

Posted: Sat Jul 14, 2018 7:57 am
by Kismaayo21
Did I not state earlier that Farmajo was planning a revolution in JL while Ilkoyar here were down playing my qarxis thread.
To think an Ethiopian Ogaden who came on Kenyan tanks will rule Jubbaland, Somalia is absurd to say the least.

Re: "Jubaland is Not Just Madobe and Kismayo" Says SNA Commander

Posted: Sat Jul 14, 2018 8:27 am
by Django
Did I not state earlier that Farmajo was planning a revolution in JL while Ilkoyar here were down playing my qarxis thread.
To think an Ethiopian Ogaden who came on Kenyan tanks will rule Jubbaland, Somalia is absurd to say the least.
I thought we came from Ethiopia.

Anyway are you going to use Alshaabab? Because the largest contingent s of AS hail from Ilkoyar and beesha
Kuwait .So will fillow and the murusade guy help farmajo.