It's not in their nature . They're hoping turning everybody against one particular group is gonna solve their internal problems .Anigu shaqsi Ogadeen ah , waa walaalkey oo wax Alle iyo waxan hayo oo dhan ba wu ila leyahay, laakin isla marka xukun ka loo dhiibo ayay waashaan .Walaa halkey haystaan baan ugu taga , walaa waxay so laayeen ban ka rida .Wiil kan yaree Oromo e Ina dhex jooga wuxu sheegayo waa runti. Tplf -ta ayaa raratay cabdi Iley , haddana runta isku sheegi maayaane , way ku wada dabo baaba'ayaan. Bal eeg hadda , ninkan ra'is al wasaaraha u ah Ethiopia maalintu meesha qabsaday , haddu mid kale kaga tegi laha gobolka somalida oo u eeyar iska bixi laha cabdi Iley, waxanoo dhan ba ma dhaceen.Ilaa ay faraha ka gubtaan ,dabkaas aya ku cawiri kara maskaxdoodu ma qiyaasto

Ethiopia maxay maanta la nooshahay? Mengistu maalinti laga badiyay wuu iska baxay