Caydu wax ma tarto , inability to contain your emotions ayuun bay tahay. Kan Django la yidha waa mid aqli gaar ah saaran yahay. Berigii cagdheertu al Shabab ahayd, al Shabab bu aha. Marki mid Ogaden ah oo cidamada "police" ka Kenya la hor keenay ICC for human rights violations , ninkii Isaaq e wax ka sheega ba wuxu odhan jiray " idoorku waxba ku ma laha Kenya"

. Marki nin argagaxisada aha na u shaqo tagay Kenya oo Jubbaland damcay inu maddaxweynaha ka noqdo , wuxu yidhi " idoorku Somalia shaqo ku ma laha "

Hadda wuxu Ina leyahay "Ethiopia wax idin ka ma gelin"

Ninkaasi qaab xumida iyo nidaam darida Ogadeenka u ma muuqato ee meel walba lagu haysto , e dadki bu u diidaya iney ceebtisu cidna u muuqan . Bal ka waran ?
