Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Meles & Iley

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Meles & Iley

Postby Django » Sun Aug 26, 2018 6:26 pm

Kayimid #Aakharo #Wadahadal Ku dhexmaray khadka telfanka cabdi maxamuud Cumar iyo males zenawi ayaa Sidan u dhacay.

Cabdi. Helo aabo males
Males. Waan Ku maqli aabo
Cabdi. Ma lasoctaa waxa kaadanbeeyay
Males. Maya maxaa dhacay?
Cabdi. Oromo ayaa wadankii qabsatay.
Males. Oo yaa ray'salwasaare noqdey
Cabdi Mid Dr abiye Axmed ladhoho
Males. War midkaasu wuxuu ahaa sirdoon oo far lagala bixi maayee muxuu sameey maxay qabanayeen TPLF?.
Cabdi. Xayle maryam ayaa jaanis siiyay.
Males. Away janamadii tegreega?
Cabdi. Samoore yoonis, getajoow asafa, gabra dhiila dhamaan waa lacaydhiyay.
Males. Mucaaradkii kawaran?
Cabdi. OLF,ONLF,G7, Jawahar maxamed ,qurbajoogtii oromada, erateria,masar,somalia dhamaan wuu laheshiiayay.
Males. Oo xagee waxaasoo awooda kaheley?cabdi. Maraykankaa wata oo layma hortaagi karin
Males. Adiga xaalkaaga kawaran?
Cabdi. Aniga xilkii waa layga qaadey waxaan Ku jiraa xabsi adis abab kuwaala
Males. Oo yaa madaxwayne ka noqdey deegaanka somalida?
Cabdi. Mid mustafe Cumar ladhoho.
Males. Sookii ina necbaa ma ahan.
Cabdi. Haa waliba walaalkii ayaan diley.
Males. Kawaran ciidamadii liyuu police ka?
Cabdi. Waxay noqdeen ciidamo deegaan oobulshaday u adeegaan.
Males. Maxaan kuuqabtaa hada,?
Cabdi. ilaahay iisoobari shalay ayuu abiye yiri maxkamad baan keenaynaaye.
Males. War anigaa cadaab kujiree idhaaf.
Cabdi. Maxaad igula talin lahayd aabo.
Males. Waxaan kudhihi lahaa adaaba ehelu tawxiidee toobadkeen oo markaad xabsiga dhamaysato somaalidii aad dulmidey icafiya dheh.
Cabdi. Jaaw jaaw jaaw cabaabka alle hakugu fogeeyee adaa iilahaa dhibtaas oo yidhi tolkaa inaad layso ayaad meel Ku
Cabdina wuxuu isudiyaarinayaa siduu u wajihi lahaa cadaalada.
Rawaahu in jiner cabdiraaq

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 10 guests