Moderator: Moderators

Yo I am dir. We are not talking about Japanese. Both HJ and HY are Proud Dir and we are holding this shir to spread Dirism like a new found religion. Ka bax badayada yaan belaayo kaa raacine.There are no dir In burco only Isaaq habaryoonis esblished the city cawad khuurshe sultan diiriye. Green a gobka a qudhaca iyo geedaha ba sultan diiriya hadhasan jiray habasxabusheed caaqilyare. And he never saw dir sheikh cismaaan represents habarawal in burco awal bari. There are absolutely not one single die in burco so they should hold conference in borama or Jabuuti.

Sounds like a typical isaaq xaflad to meDhamaan asal raaca qawmiyada Direed waxa la faraya inay soo buux dhaafiyaan shir wayn oo qawmiyadeena barakaysan ii Direed ku leedahay magaalada Burco 15ka bishan november 2018, ha moogaanina qaadka iyo hilib kuba waa bilaash. And may be more ! Agendaha shirka waxa kamida
1. Faan : inaynu ku baano Dirnimada , is wada barano, isu hiilino gar iyo gar daraba. Isagana sheekeeyno wixii aynu guulo gaadhnay iyo kuwa aynu hiigsanayno
2. Kaftan : inaynu aad u wada qayilno inta shirku socdo oo aynu iswaydaarsano sheekoyin xiiso leh oo la xidhiidha dhaqankeena kala duwan.
3. Hanjabaad : inaynu u hanjabno cid kasta oo inagu mucaarida , tusnana awooda aynu arlada ku leenahay
4. Guubaabo : inaynu Dirism ka aad u noolayno oo aynu samayno tabliiqin qabyaalada ku takhasusay oo Dirnimada u heelan.
5. Duco. Inaynu guuud ahaan bin aadamka u ducayno gaalo iyo Islam inta nagu xidhan, inta wax na tartay , inta bugta ee caafid u baahan , inta gaajaysan iyo kuwa ilaahay u nimceeyeyba.
Wa billahi tawfiiq, Yusuf ibnu daahir El burcaawi, khaadimu Dir fii somalinet. Viva Dir

Now they are proudly claiming. Because they are, and we all are Dir. Adiga cidi kaa waydiin mayso. May be you are Oromo who knows.There are no dir In burco habaryoonis muse ismaciil musecarre have never claimed dir iyo waxaa laangaab since the 12 century muse carre protected the tomb of sheikh isxaaq ibn axmed al ridawi al madhar.
Sheikh muuse ismaciiil is buried inside ceerogaabo.
Ismacil carre is buired in maydh. Dir land starts from dila And lughaye west. Zelac is shared between Isaaq habr awal and ciise and maxammad case.

Sounds like a typical isaaq xaflad to meDhamaan asal raaca qawmiyada Direed waxa la faraya inay soo buux dhaafiyaan shir wayn oo qawmiyadeena barakaysan ii Direed ku leedahay magaalada Burco 15ka bishan november 2018, ha moogaanina qaadka iyo hilib kuba waa bilaash. And may be more ! Agendaha shirka waxa kamida
1. Faan : inaynu ku baano Dirnimada , is wada barano, isu hiilino gar iyo gar daraba. Isagana sheekeeyno wixii aynu guulo gaadhnay iyo kuwa aynu hiigsanayno
2. Kaftan : inaynu aad u wada qayilno inta shirku socdo oo aynu iswaydaarsano sheekoyin xiiso leh oo la xidhiidha dhaqankeena kala duwan.
3. Hanjabaad : inaynu u hanjabno cid kasta oo inagu mucaarida , tusnana awooda aynu arlada ku leenahay
4. Guubaabo : inaynu Dirism ka aad u noolayno oo aynu samayno tabliiqin qabyaalada ku takhasusay oo Dirnimada u heelan.
5. Duco. Inaynu guuud ahaan bin aadamka u ducayno gaalo iyo Islam inta nagu xidhan, inta wax na tartay , inta bugta ee caafid u baahan , inta gaajaysan iyo kuwa ilaahay u nimceeyeyba.
Wa billahi tawfiiq, Yusuf ibnu daahir El burcaawi, khaadimu Dir fii somalinet. Viva Dir
![]()
![]()

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 25 guests