Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Colonel Carre has captured Ceelafweyn

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Colonel Carre has captured Ceelafweyn

Postby grandpakhalif » Thu Nov 22, 2018 10:46 am

Sarkaalkii SOMALILAND ka goostay oo dagaal kula wareegay CEEL-AFWEYN
November 22, 2018
Ceel-afweyn (Caasimada Online) – Dagaal culus ayaa ka dhacay agagaarka Saldhigga Degmada Ceel-afweyn ee gobalka Sanaag waxaana la soo sheegayaa inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac.

Dagaalkaan ayaa dhaxmaray Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland iyo Sarkaal dhawaan ka goostay Somaliland oo galay keymaha gobalka Sanaag.

Goob joogayaal ayaa soo sheegaya in kooxdii weerarka qaaday ay qabsadeen Saldhigga ayna dhaawaceen Taliye ku xigeenkii Saldhigga Ceel-afweyn, sidoo kale Ciidamadii weeraray degmadaasi ayaa xabsiga ka sii daayay tiro dad ah oo ku xernaa Xabsiga degmada Ceel-Afweyn ee Gobalka Sanaag.

Sarkaalkaan weerarka qaaday ayaa lagu magacaabaa Korneel Caarre waxa uuna dhawaan ka baxay Somaliland isaga iyo Ciidamo uu hogaamin jiray, dadka yaqaana ayaa sheegaya in midnimada Soomaaliya uu aaminsan yahay sababaha uu uga baxay Somalilandna ay tahay kala aragti duwanaansho arintaasi la xariirta.

Sidoo kale Sarkaalkaan ayaa la sheegay in khilaaf culus oo kala dhaxeeyo taliyaha Ciidamada Somaliland ayna sababta ugu weyn ee soo dadajisay ka bixitaanka Somaliland ay tahay khilaafkaasi.

Korneel Caarre ayaa u muuqda Jabhad cusub oo ka aas aasan tahay Somaliland waxaase laga baqayaa in dhibaato ay soo food saarto gobalka Sanaag.

Caasimada Online

Xafiiska Hargeysa

Caasimada@live.com

Sarkaalkii SOMALILAND ka goostay oo dagaal kula wareegay CEEL-AFWEYN | Somali Info
Thu Nov 22 2018
[…] Ceel-afweyn (Caasimada Online) – Dagaal culus ayaa ka dhacay agagaarka Saldhigga Degmada Ceel-afweyn ee gobalka Sanaag waxaana la soo sheegayaa inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac.Dagaalkaan ayaa dhaxmaray Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland iyo Sarkaal dhawaan ka goostay Somaliland oo galay keymaha gobalka Sanaag.Goob joogayaal ayaa soo sheegaya in kooxdii weerarka qaaday ay qabsadeen Saldhigga ayna dhaawaceen Taliye ku xigeenkii Saldhigga Ceel-afweyn, sidoo kale Ciidamadii weeraray degmadaasi ayaa xabsiga ka sii daayay tiro dad ah oo ku xernaa Xabsiga degmada Ceel-Afweyn ee Gobalka Sanaag.Sarkaalkaan weerarka qaaday ayaa lagu magacaabaa Korneel Caarre waxa uuna dhawaan ka baxay Somaliland isaga iyo Ciidamo uu hogaamin jiray, dadka yaqaana ayaa sheegaya in midnimada Soomaaliya uu aaminsan yahay sababaha uu uga baxay Somalilandna ay tahay kala aragti duwanaansho arintaasi la xariirta.Sidoo kale Sarkaalkaan ayaa la sheegay in khilaaf culus oo kala dhaxeeyo taliyaha Ciidamada Somaliland ayna sababta ugu weyn ee soo dadajisay ka bixitaanka Somaliland ay tahay khilaafkaasi.Korneel Caarre ayaa u muuqda Jabhad cusub oo ka aas aasan tahay Somaliland waxaase laga baqayaa in dhibaato ay soo food saarto gobalka Sanaag.Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn

Postby AbdiWahab252 » Thu Nov 22, 2018 10:58 am

What does Colonel Caare want?

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30806
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn

Postby Khalid Ali » Thu Nov 22, 2018 11:51 am

He wants 12 million dollars

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn

Postby grandpakhalif » Thu Nov 22, 2018 1:10 pm

Muse bixi is panicking

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn

Postby X.Playa » Thu Nov 22, 2018 2:00 pm

Little missy Bohol just posted this in his husband's forum somali spots, his Caare supposedly captured Ceel Afweyn with 4 technicals :pac: . The sad part is most Daarood think its for real and began shaking their behind furtively .

SuperLander
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 298
Joined: Sat Jul 28, 2018 10:27 am

Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn

Postby SuperLander » Thu Nov 22, 2018 2:48 pm

If I was Musa Bihi I would start a war in DDSI eastern Ethiopia between Habar Yonis and the langaab Cagdheer

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn

Postby kaliil » Thu Nov 22, 2018 2:51 pm

If I was Musa Bihi I would start a war in DDSI eastern Ethiopia between Habar Yonis and the langaab Cagdheer
Waar ma jeegaan baad tahay :lol:

User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4342
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn

Postby xiimaaya » Thu Nov 22, 2018 2:54 pm

Mashallah caare laandheere waa nin wax gard ah

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn

Postby kaliil » Thu Nov 22, 2018 2:55 pm

SuperLander
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 298
Joined: Sat Jul 28, 2018 10:27 am

Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn

Postby SuperLander » Thu Nov 22, 2018 3:03 pm

If I was Musa Bihi I would start a war in DDSI eastern Ethiopia between Habar Yonis and the langaab Cagdheer
Waar ma jeegaan baad tahay :lol:
Isaaq waa hal, jeegaan doesn’t exist
Aniga waxaan ahay Cidagale Gaashanbuur sxb

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn

Postby kaliil » Thu Nov 22, 2018 3:12 pm

If I was Musa Bihi I would start a war in DDSI eastern Ethiopia between Habar Yonis and the langaab Cagdheer
Waar ma jeegaan baad tahay :lol:
Isaaq waa hal, jeegaan doesn’t exist
Aniga waxaan ahay Cidagale Gaashanbuur sxb
Adeer hadaba iska fadhiiso adigoo kale waa kuwaanu futadooda ilaalinayno si loo kufsan.jeegaantu waxay fasaxday khaniisnimada(xeerka qawmuluudka) markaa kuwa sidaada daciifka ah si loo kufsan baanu difaacaynaa.raga iyo jeegaanta isu daa adiguna dumarka lasoo xinayso.

User avatar
Sauron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1300
Joined: Tue Oct 27, 2015 7:42 pm

Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn

Postby Sauron » Thu Nov 22, 2018 3:17 pm

Waar ma jeegaan baad tahay :lol:
Isaaq waa hal, jeegaan doesn’t exist
Aniga waxaan ahay Cidagale Gaashanbuur sxb
Adeer hadaba iska fadhiiso adigoo kale waa kuwaanu futadooda ilaalinayno si loo kufsan.jeegaantu waxay fasaxday khaniisnimada(xeerka qawmuluudka) markaa kuwa sidaada daciifka ah si loo kufsan baanu difaacaynaa.raga iyo jeegaanta isu daa adiguna dumarka lasoo xinayso.
I pretty much try to ignore your xaar but you're the biggest ilma xaaran around here. cabaadka jooji or sakhraanka caare ku biir oo wax iska celi ama afkaaga xidho naagyahay cabaadka badani.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn

Postby kaliil » Thu Nov 22, 2018 3:21 pm

[quote=Sauron

I pretty much try to ignore your xaar but you're the biggest ilma xaaran around here. cabaadka jooji or sakhraanka caare ku biir oo wax iska celi ama afkaaga xidho naagyahay cabaadka badani.
[/quote]

Caare waan la socdaaye adiguna ma nin baad tahay mise naag?dumarka ma caayo markaa hadaad naag tahay ku caayi maayo.

Flower5
Posts: 140
Joined: Wed Aug 15, 2018 7:01 am

Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn

Postby Flower5 » Thu Nov 22, 2018 3:30 pm

Waar ma jeegaan baad tahay :lol:
Isaaq waa hal, jeegaan doesn’t exist
Aniga waxaan ahay Cidagale Gaashanbuur sxb
Adeer hadaba iska fadhiiso adigoo kale waa kuwaanu futadooda ilaalinayno si loo kufsan.jeegaantu waxay fasaxday khaniisnimada(xeerka qawmuluudka) markaa kuwa sidaada daciifka ah si loo kufsan baanu difaacaynaa.raga iyo jeegaanta isu daa adiguna dumarka lasoo xinayso.
:lol: :lol:

SuperLander
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 298
Joined: Sat Jul 28, 2018 10:27 am

Re: Colonel Carre has captured Ceelafweyn

Postby SuperLander » Fri Nov 23, 2018 4:51 am

kaliil miyaad waalantahay? waxaan ahay rag rag dhalay it is traitors like you that are being naago like dhabodhilif for cadowga SL. The drunkard Caare will be liquidated just like we liquidated other enemies of qaranka JSL whether shisheeye or internally. Isaaq waa hal!

Guul J. Somaliland

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 8 guests