Moderator: Moderators
They should all be taken to Mandheera,Maanta Suldaan iyo Garaad aya ishelay! 2 royal families having a meeting!![]()

Maanta Suldaan iyo Garaad aya ishelay! 2 royal families having a meeting!![]()

What X preaches and what the reality is are world apart. He is going to go through many bottles sponsored by Irish man like Conor McGregor (Guinness).X player must be crying into his beer tonight.![]()
![]()

One of the things we will do if ethiopia tries to play hard ball with us , is to start a new conflict in Hawd and reserve area.

Bad week for him and Muse Bihi. Cagjar seems to be undermining the regional leader.
First Dhulos entrusted their affairs with Jigjiga then Garhajis followed with the Sultan, Coldoon, Nacima Qorane all coming home.
Very bad times.

One of the things we will do if ethiopia tries to play hard ball with us , is to start a new conflict in Hawd and reserve area.
Miskiin,Isaaq aan garxajis ahayni hawd weligii xabad kama ridin lagama yaqaana.garxajis iyo ogaden ayaa la isku dhufan jiray laakiin hadda ogaden iyo hartiba heshiis baanu nahay mar danbena is dili mayno.jeegaanta ayaa onlf ethiopia u dhiibi jirtay si ogadenka iyo garxajis u coloobaan.onlf iyagoo is leh isaaq ka aargoosta ayay baabuur 60 gaadhaysa oo garxajis leeyahay gubtay.jeegaanta waa la bartay inay munaafaqad iyo isku mooyaane awood kale lahay.ceelafweyn iyo sool idinkaa beelaha isku dirayay.

Munaafaqaduba waa waxa laysku dhaafay . Xitaa colaada ceel afwayn dibaanu u bilaabayna si arinta caare aanay weligeed ceel afwayn usoo dhaafin yaguun haysku madhaan . Anigu waxaan dawladnimada Somaliland ahayn Oo aan ka naxaya ma jirto. Soomali walaa , garxajis walaa habarjeclo iyo wax alaale wixii shar ku ah Somaliland ba yagaanu cadaab cagaha u gelinayna.
Nabadii iyo wixii aanu gaalada ka iibin jirnay farahanu ka qaadnay hada colaaday noogu badisaa. Arimaha gudaha iyo kuwa debedaba. Adigu iska adhiyulahi baraar baad tahay maalinba warkii cusub baad kusoo toosta, Anna super leader baan ahay 10 sano waxa soo socda garan kara.

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 30 guests