Page 1 of 1

Mudulood conference warning the government

Posted: Sat Dec 29, 2018 4:17 pm
by AbkoowDhiblaawe
Xildhibaanada beesha Mudulood ugu jira labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya, siyaasiyiin, aqoonyahanno, iyo waxgarad kale ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah oo looga hadlay arrimo quseeya beesha iyo dowladda federaalka.

Siyaasiyiinta Mudulood ee shirka ka qeybgalay ayaa waxaa ka mid ahaa: Cali Mahdi Maxamed, Nuur Xasan Xuseen (Nur Cadde), Cali Ugaas Cbadulle, Xasan Sheekh Maxamuud, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), Yuusuf Xuseen Jimcaale, Cadde Gaabow iyadoo xildhibaannada ay ka mid ahaayeen: Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali, Senator Muuse Suudi Yalaxow, xildhibaan Maxamuud Abukaato iyo xubno kale

Xubnihii kulanka ka hadlay ayaa sheegay in xaaladda uu dalku ku socdo iminka ay tahay keli-talisnimo, taasoo halis gelin karta dowladnimada dib loo dhisayo e
e Soomaaliya.

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa lagu eedeeyey inay qaateen go’aano halis ah iyo inay awood u adeegsadeen dowlad Goboleedyada iyo mucaaradka kasoo horjeeda.

Xubnaha Mudulood ayaa sheegay inay ka digayaan ujeedka Farmaajo iyo Kheyre oo ay sheegeen inuu yahay inay talada sii heystaan.

Waxaa dhinaca odayaasha u hadlay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shirka ka sheegay inay xaaladda dalka ka tashan doonaan, lana kulmi doonaan madaxda dowladda, wixii kasoo baxana ay dib ugu soo celin doonaan shirka iyo Beesha Mudulood si ay go’aan uga qaataan.

Waxa uu kulanka ku dhammaaday iyadoo la isku afgartay in xaaladda dalku ku socdo iyo siyaasadda hoggaanka dowladda Federaalka ay u baahan tahay in degdeg wax looga qabto.

Re: Mudulood conference warning the government

Posted: Sat Dec 29, 2018 4:24 pm
by BlackRain
Hassan has become qabqable . HIs smiling ass was doing worse and nobody interfered, and he's meeting with useless mucaarad and turning his clan against the government. If I was Farmajo I would do what they did to Abdi Shukur, arrest his ass and freeze all the money he stole from the government. Imagine being macalin dugsi and then all of sudden he's a millionaire

Re: Mudulood conference warning the government

Posted: Sat Dec 29, 2018 4:25 pm
by X.Playa

Uma baahnaba shir iyo sheeko dheer , ul yar oo geed laga soo jaro ayaa ku filan farmaajo oo dhagaha inta lagaga soo garaaco madaxtooyada laga soo saaro. ninka meel aanu u dhalan ka amar taagleeya intaas baa ku filan ,

Re: Mudulood conference warning the government

Posted: Sat Dec 29, 2018 4:26 pm
by ReturnOfMariixmaan
Hassan has become qabqable . HIs smiling ass was doing worse and nobody interfered, and he's meeting with useless mucaarad and turning his clan against the government. If I was Farmajo I would do what they did to Abdi Shukur, arrest his ass and freeze all the money he stole from the government. Imagine being macalin dugsi and then all of sudden he's a millionaire
No need. Geedi will stand against him. That's one Abgaal I respect.

Re: Mudulood conference warning the government

Posted: Sat Dec 29, 2018 4:27 pm
by AbkoowDhiblaawe
Two former presidents and one former primeminister. 3 Mogadishu mayors. The Ugaas. Mps and senators warning the gov's dictatorial tendencies.

On the other hand puntland banned the gov from its territory. This country is headed the wrong direction.

Re: Mudulood conference warning the government

Posted: Sat Dec 29, 2018 4:31 pm
by ReturnOfMariixmaan
Somalia needs a strong hand. I believe. You "laandheeres" can't rule for shit and loot like animals. What has Hassan Sheekh done for his own qabiil? All he did was loot and didn't pay his own clansmen who were SNA. Order is needed. Even your own Hawiye stand with Farmajo and Kheyre. Enough with the useless presidents and angry politicans

Re: Mudulood conference warning the government

Posted: Sat Dec 29, 2018 4:33 pm
by GuleedWarsame
Where was these elders the last 25+ years? And now they want to hold the gov hostage because their corrupt political leaders are pressuring their clans? Puntland did not bann anything but it was a decision Abdiweli took by himself to rig Puntland election. In this case and in Puntland case the goverment is being used as a boogieman. :ugeek:

Re: Mudulood conference warning the government

Posted: Sat Dec 29, 2018 4:52 pm
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
Hassan has become qabqable . HIs smiling ass was doing worse and nobody interfered, and he's meeting with useless mucaarad and turning his clan against the government. If I was Farmajo I would do what they did to Abdi Shukur, arrest his ass and freeze all the money he stole from the government. Imagine being macalin dugsi and then all of sudden he's a millionaire
He is a pathetic loser. Nigga lost a lot of weight. Lacagtu xaaranta ku dhuuqi jirey bu waayey. He went from former madaxweyne to hanging out with sore losers like Abdishakur lol

Re: Mudulood conference warning the government

Posted: Sat Dec 29, 2018 4:57 pm
by nine
Two former presidents and one former primeminister. 3 Mogadishu mayors. The Ugaas. Mps and senators warning the gov's dictatorial tendencies.

On the other hand puntland banned the gov from its territory. This country is headed the wrong direction.

So how many thousands of your Abgaal cousins would you like be sent to work as maids in Jeddah?

Re: Mudulood conference warning the government

Posted: Sat Dec 29, 2018 4:58 pm

:holdup: :scusthov: :dead:

Re: Mudulood conference warning the government

Posted: Sat Dec 29, 2018 5:16 pm
by Halmogg
Where was these elders the last 25+ years? And now they want to hold the gov hostage because their corrupt political leaders are pressuring their clans? Puntland did not bann anything but it was a decision Abdiweli took by himself to rig Puntland election. In this case and in Puntland case the goverment is being used as a boogieman. :ugeek:
Lol

These ilkoyars

Re: Mudulood conference warning the government

Posted: Sat Dec 29, 2018 5:18 pm
by Voltage
Lol @ Cali Naafto being a former president.

Re: Mudulood conference warning the government

Posted: Sat Dec 29, 2018 7:32 pm
by SultanOrder
Cali Mahdi still alive? :lol:

Re: Mudulood conference warning the government

Posted: Sun Dec 30, 2018 2:15 am
by grandpakhalif
Cali Mahdi is building a huge hotel in Liido shit is tall af that guy is loaded.