Re: How should S/L be dissolved?
Posted: Fri Jan 11, 2019 5:12 pm
Horta wiilyow madaxa yari dagaaladii Kalshaale shalay bay ahaayeen oo been lagama sheegi karo, habar jeclana kulama dagaalamin malaa reerkiinaa waxaas isugu sheekeeye. Dhowr nin oo barkad qodanaya oo aan hubaysanayn intaad weerarteen ayaad weliba cajalad iska duubteen idinkoo i sawir anoo ridaya iyo qaad isla daba yaacaya, viedio ga cid kaste waa daawatay.Waa run dagaaladii waxaan naga shahiiday ilaa 270 mujaahid oo janadii alle tagay ,, waa maxay sharafta ka weyn inuu nin ku dhinto isago dhulkeesa difaacaya ,,.laakin habar jeclo kaliya iska daa isaaq kale ee la socday waxaanu ka dilnay over 140 wiil oo jahannama u kacay ,,Actually they were decimated totally left right in 2012 they were protesting in London down SNM down they lost over300 people kaaralanadul mariyey. Ceelalki iyagi ba assay. Xaglatoosiye and keyse both surrenderd
kaliil beryahan waad foogaatay all this because of an election you are now anus leefing beesha doofaar
Dagaalkii ilaa wiil samaroon ah oo rasaastii ka dhamaatay waanu qabanay isago nool laakin habar awal
Waligeed laguma arag goob dagaal lolz dagaalada mala BBC-da ayaad kala soctaan
sidii maato caano leh baa lagugu naxariistay oo h.j lagaa qabtay oo ciidan qaran laydin dhex dhigay ee H.J maalin kuma qaadateen inay tuulada yar ee Buhoodle jiinagadaa ka furtaan.
Waati gar laysu soo fadhiistay haan dhulbahnate oo faarax garaad ah kama maqnayn iska daa faarax garaade khaalid baa xataa ku jiray weerarkaas ad ku layseen 9ka nin , dhanka kale cid aan Solo-madow ahayn garta h.j uma fadhiisin sabab arintu waxay ahayd reer Buhoodle iyo Solo-madow ee H.J ma khusayn.
Waatii gartii laydin ka helay ilaa Majeerteen baa garta fadhiyay oo u ka mid ahaa Islaan Siciid Garaase , gartii markii laydin ka helay baa sidii gabadh yar dudeen ood tidhaahdid garta waanu diidnay oo " ambiil baan ku qaadanaynaa " aduunka lama arag gar appeal laga qaaro waa dhaqanka gunta.
Arintii oo halkaas maraysa baad caruur yaryar iyo 4 jaahiil oo qori AK ah la ordaya weerar ku soo qaaday ciidamadii qaranka oo ayagu meesha labada reerood kala dhex fadhiyay . Siilaanyo maalintaas ayuu ciidanka fasaxay , waatii cagta laydin mariyay Meygaagle, Kalshaale las la soo jiidhay idinkoo dabada laydin kaga jiro waatii Buhoodle laysla galay , waataad baroorta ku dhufateen ilaa kiinii VOA iyo BBC laga waraysanayay waxa hadaladiisii ka mid ahaa " rag baa dhulka sidii raha lagu dhajiyay inta beebee la dul mariyay" .
Markii aad sidaas ku hambo jabteen ciidanka somaliland wuxu haystay goob kaste oo lagu dagaalamay , Sooljoogta , Meygaagle, Kalshaale , Buhoodle na meel kaste iyo dhinac kaste ba waa ka fadhiyeen mudo 2 sanadood ah inan yar oo dabo-qurjiile ah oo xabad ku rida ciidanka waa la waayay , cashar lama ilaawaan ah baa laydin siiyay.
Markii danbe waataad siilaanyo baryo ula tagteen , waxa ka mid ahaa bayaan ay soo saareen culumada Buhoodle ayagoo hadaladooda ka mid ahaayeen " Isaaqow hadaad ilaahay iyo Nebi Maxamed taqaanaan , ciidanka naga dul qaada maatadii ceelsha biyaa ka haysta ee haradka ku dilay".
halkaas markay arin mariyay ayuu Siilaanyo amray ciidanka inay ka dul kacaan reerkan la kibir jabiyay , waydiinkii maalintu ciidamadu ka kaceen dhulkiina maydkiina lafahiisa soo fagayay idinkoo leh isaaq maydkaygii may aasin ee dhurwaaga iyo dugaaga bay u daayeen.
maanta waxa u daliil ah sidaad ugu jabteen Buhoodle ugu yaraan 375 dhimasho ah iyo 200 oo curyaamo ah oo dhaawac halis ah , ciidamada somaliland waxa ka dhintay 47 askari u badnaa Sacad Yoonis iyo Jbiriil Abokor.
Maanta kuma dhacaan reer Buhoodle inay juuq danbe yidhaahdaan , awal waxay odhan jiraan "laas caanood baanu xoraynaynaa" ilaa ayagii Buhoodle lagu bikro jabiyay.
waxay arinkiinii ku dhamaaday sheekadii qosol ah ee tuugii u soo dhacay gabadh iy hooyadeed ee fuulay gabadhii ( laas caanood) gabadhiina tidhi hooypooy iga dhici , habartii baa tib ku dhufatay tuugii, mise na ayadii ayaabu fuulay ( Buhoodle) gabadhii baa is tidhi hooyadaa ka dhici ninka , habartoo waayadaas lagu dhakhalayn oo macaansatay baa markay aragtay gabadha budhka tuuga ku soo wada wasaya ayay ku qayilisay " hooyo ka daa qoodha lama dilee"
maanta hooyo ka daa qoodha lama dilee baanu reer Buhoodle kaga yeedhsiinay waa kuwaas ogalaaday in laas caanood la haysto.