Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Madaxweynaha cusub

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Madaxweynaha cusub

Postby kaliil » Fri Jan 11, 2019 4:44 pm

[quote=X.Playa


bal xoolahan eega , noocaas baa kula sheeganaya habar yoonis , marmarka qaarkood waxad is odhanaysaa waa waxan habartu sheegayaba uga guur , kan iyo cawil iyo warancade iyo kun jaajuus. qori ayuu Biixi ku qabsaday?????? yaab
[/quote]

Muuse biixi xoog buu ku qabsaday dalka isagoo adeegsanaya maleeshiyo beeleedkii la isku darsaday.komishanka hada jooga intuu lacag siiyay ayay codka u boobeen oo kulmiye ugu gurayeen.kuwa kulmiye taageersan way ku noqnoqonayeen,caruur 10 jir ah baa u codaynaysay waddanina 160 000 oo cod baa laga daadiyay.komishanka iyo maayarka hargeysa iyo rag xukuumadii siilaanyo ku jiray baa intay sanduuqyada qaataan waddani codkooda daadinayay.waddani baa codka ku guulaystay laakiin waa loo xoog sheegtay oo markii dadki ina la dhacay ogaadeena ciidamo ayaa xaafadahooda lagu daadiyay.ninkii xisbiga watay wuu u tanaasulay oo jeegaantu iyaga uun ka kooban ayay samaysteen.
Waxa laga quustay markuu colaadii ceelafweyn waxba ka qaban waayay oo sidii kii ka horeeyay jeegaantooda la saftay sacad yoonisna ciidamada jeegaanta e "ciidamo qaran" ku sheega loo adeegsaday markay sacad karbaasheen jeegaanta. Aniga madaxweynagaygu waa caare garxajisna 80‰ caare way taageersanyihiin markay kibirka iyo aargoosiga jeegaantu wado arkeen.waxa keliya e ku faanaan isku halaynayaan waa ciidan beeleedka la isku darsaday iyo cashuurta shicibka laga ururiyo intaana waa loo samaysanayaa.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Madaxweynaha cusub

Postby kaliil » Fri Jan 11, 2019 4:55 pm



is he your new boy friend or Caraar's?
Adiga far baa kugu godan. Nin HY ah oo boyfriend ,rag la waxeeyo iyo futadooda ka sheekeeya adiga ka hor ma maqal mana arag? Hadaanad adigu khaniis ahayn maxaad boyfriend iyo futo rag uga hadashaa mawalba :lol:
Kaliiloow Xaarplaya reerkiisu way takooreen markaa jeecaanta jilicsan ayuu doonayaa inay waraaqo u sameeyan.
Siduu isaga dhaadhiciyo miyaanad arag er uu jeecaanta jilicsan ugu niikiyo iyaguna way ka xaraabaystaan isaguna run ayuu moodayaa munaafaqada ay kula socdaan.
Timiro inader kuwa jeegaanta lama yaabo markay maamulkooda difaacayaan laakiin nacaskan xplaya baan la yaabay.waa runtaa oo markii reerkiisu takooreen ayuu jeegaanta isku dhejinayaa. Imika waxa loo kala baxay jeegaan iyo isaaq(gx,arab iyo ayuub) markaa liiska jeegaanta ha isku qoro.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 11 guests