Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Qodobada kasoo baxay shirka beesha direed

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13052
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Qodobada kasoo baxay shirka beesha direed

Postby theyuusuf143 » Sat Mar 02, 2019 12:50 pm

1 -Xoojinta Midnimada Direed
2 -ILaalinta Dhulwaynaha Direed
3 -Midaynta Ciidamada Meelkasta ay kala joogaan
4 -Midaynta Dhaqaalaha iyo Ganacsiga
5 -Difaaca Dowladaha Aanu Gaarka u Leenahay iyo Tixgalinta Dowladaha Aanu Qaybta Ku Leenahay
6 -Joogtaynta Shirarka Direed 6 Bilood Hal Mar
7 -Qabashada Xilalka Oogu Sareeya Soomaaliya,Itoobiya iyo Kiiniya
8 -Furnaanta Xuduudaha Dalalka Somaliland,Djibouti,Itoobiya iyo Soomaaliya

Allaa mahadleh, the yuusuf unuga warfaafinta beesha.

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13052
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Qodobada kasoo baxay shirka beesha direed

Postby theyuusuf143 » Sat Mar 02, 2019 12:59 pm

Jabuutawi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2535
Joined: Fri Apr 04, 2014 1:33 am
Location: Federal Republic of Soomali-Galbeed Capital of Dira Dhabe

Re: Qodobada kasoo baxay shirka beesha direed

Postby Jabuutawi » Sat Mar 02, 2019 1:19 pm

Qodobka sideedaad bal ila firsada:
8 -Furnaanta Xuduudaha Dalalka Somaliland,Djibouti,Itoobiya iyo Soomaaliya
:ohhh: Waa sheeko qoti Abiye iyo qoti rac Shide ka danbeeyaan. You know this meeting was not orchestrated by true representative of Dir but a fly by night wanna-be. Isn't Abiye the person who wants open borders with Djibouti and Somalia?

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13052
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Qodobada kasoo baxay shirka beesha direed

Postby theyuusuf143 » Sat Mar 02, 2019 1:43 pm

Qodobka sideedaad bal ila firsada:
8 -Furnaanta Xuduudaha Dalalka Somaliland,Djibouti,Itoobiya iyo Soomaaliya
:ohhh: Waa sheeko qoti Abiye ka danbeeya. You know this meeting was not orchestrated by true representative of Dir but a fly by night wanna-be. Isn't Abiye the person who wants open borders with Djibouti and Somalia?
Djibouti has already visa Free agreement with Ethiopia. But I think Dir community wants the same thing between Somaliland , Somalia and Djibouti. Lacago badan baa laga qaadaa labada dhinacba lawyocado , in lacagtaas laga daayo dadka waan ku raacsanahay tolka.

Maalmahan abiy kaaga dhegtay , laakiin anagu garan mayno waxad ka hadlayso, adiga laftaada Buu daarod ka dhex hadlaya . Qawmiyadu cidna u joojin mayso ciisena gar iyo gardaraba waan ku taagersanahay ilaalinta dhulka. Qodobka 2aad hadaad eegto waad u jeeda in laysku raacay difaaca dhulka direed. Meeshu doono haku yaalo.

Jabuutawi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2535
Joined: Fri Apr 04, 2014 1:33 am
Location: Federal Republic of Soomali-Galbeed Capital of Dira Dhabe

Re: Qodobada kasoo baxay shirka beesha direed

Postby Jabuutawi » Sat Mar 02, 2019 2:07 pm

Horta adigu miyadan ahayn Habraha sheegta Carab mise Xabashi oo isku jilib ah kani kaso ciiya Switzerland mise Sweden? War nimanyahow wax isku faala oo tiniina ka so baxa marka hore. Ninka tiisa daryeela ba takala ku darsada bay Soomalid ku mahmahda. Get your house in order first.

I stand corrected but Djiboutians have a vise-free entrance to Ethiopia but not Ethiopians to Djibouti. We will be overwhelmed by Ethiopians in a day if visa-free were implemented both ways.

Qodobka 2aad madaama laisku racay difaaca belweynta Direed bal ordo kuwiinan jogaa Soomaliland u so gurmada Ciiseha ku nol Galbeedka Sitti :lol: Tasi wa habeenki xalay tagay. Wa sheeko niyad dhis.

Haa wa runta Darood ba iga dhex hadlaya. Inaan Ciise iyo inaan Ogadeen inaan kalay uma kala dhaxeeyo :lol:

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13052
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Qodobada kasoo baxay shirka beesha direed

Postby theyuusuf143 » Sat Mar 02, 2019 2:45 pm

Qodobka sideedaad bal ila firsada: :ohhh: Waa sheeko qoti Abiye ka danbeeya. You know this meeting was not orchestrated by true representative of Dir but a fly by night wanna-be. Isn't Abiye the person who wants open borders with Djibouti and Somalia?
Djibouti has already visa Free agreement with Ethiopia. But I think Dir community wants the same thing between Somaliland , Somalia and Djibouti. Lacago badan baa laga qaadaa labada dhinacba lawyocado , in lacagtaas laga daayo dadka waan ku raacsanahay tolka.

Maalmahan abiy kaaga dhegtay , laakiin anagu garan mayno waxad ka hadlayso, adiga laftaada Buu daarod ka dhex hadlaya . Qawmiyadu cidna u joojin mayso ciisena gar iyo gardaraba waan ku taagersanahay ilaalinta dhulka. Qodobka 2aad hadaad eegto waad u jeeda in laysku raacay difaaca dhulka direed. Meeshu doono haku yaalo.
Horta adigu miyadan ahayn Habraha sheegta Carab mise Xabashi oo isku jilib ah kani kaso ciiya Switzerland mise Sweden? War nimanyahow wax isku faala oo tiniina ka so baxa marka hore. Ninka tiisa daryeela ba takala ku darsada bay Soomalid ku mahmahda. Get your house in order first.

I stand corrected but Djiboutians have a vise-free entrance to Ethiopia but not Ethiopians to Djibouti. We will be overwhelmed by Ethiopians in a day if visa-free were implemented both ways.

Qodobka 2aad madaama laisku racay difaaca belweynta Direed bal ordo kuwiinan jogaa Soomaliland u so gurmada Ciiseha ku nol Galbeedka Sitti :lol: Tasi wa habeenki xalay tagay. Wa sheeko niyad dhis.

Haa wa runta Darood ba iga dhex hadlaya. Inaan Ciise iyo inaan Ogadeen inaan kalay uma kala dhaxeeyo :lol:

Hadaan afka furto oo idhaahdo galbeedka sitti ciisaa leh oo aan canfarta ku tufo iyaba waa hiil wadaalika adcaful iiman , waa waxa ugu yar een kugu biirin karo. Markad dawlada cadaadinaysan hadii dir oo dhan kula cadaadiyo iyana waa hiil. Difaacu maaha oo keliya inan ciidan habarjeclo burco kaaga Soo diro . Difaaca waxa kamida hub xitaa hadaad u baahato oo geele kuu diido inaan kuu fududeeyo , illeen canfarta baruuro ku tuuri mayside , you need access to weapons.

Xaq baad u leedahay haday dantaadu ogaadenka gashay, laakiin xaq uma lihid inaad ka mudaharaado hawlahan aanu wadano hadaanu dirka kale nahay, shirku waa Shir siyaasaded , ninka direed ee koonfur joogaa wuxu doonaya inuu 60ka xildhiban ee xamar fadhiya ee ciise iyo isaaq ugu badan yihiin uu codkooda mideeyo si uu xamar u qabsado.

Ka direed ee Addis madaxda ka ah ama doonaya inuu federal ka galaa, wuxu u baahanyahay tol taageera. Ogaaden ku maanta nin kasta oo direed oo heer federal wax ka noqdaa anaga nama metelo, waa Oromo iyo waanu dilayna bay ugu hanjabaan , horena wayba u sameeyen oo yagaa cabdi majiid dhaawacay , waxaas na waxa keentay qawmiyada direed oo aan isku xidhnayn.

Anagu hadaau isaaq nahay , waxa aanu doonayna way badan yihiin, waxaanu leenahay han aanu doonayna innanu kililka. Awood dhaaqale iyo mid siyaasadedba ku yeelano using Dir power, xamar lafteeda waxaanu doonayna inaan control no any outcome of every election, again using Dir power. Adna kuxigeen ogaaden kuu tuuro baad ku qanacsan tahay. Geeska oo dhan waa inaynu qabsana . Doorashayin baa la geli doona jigjiga, ninkaan cid badan ku tiirsanayn meel gaadhi maayo, markaa ku xidhnaw tolka .

Jabuutawi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2535
Joined: Fri Apr 04, 2014 1:33 am
Location: Federal Republic of Soomali-Galbeed Capital of Dira Dhabe

Re: Qodobada kasoo baxay shirka beesha direed

Postby Jabuutawi » Sat Mar 02, 2019 4:35 pm

Waad ku daneeysanaysan magaca dirnimo oo postkagi baa qiraya. Waxasna waan ka fojignanayna. Sheego bin axmed baan wada nahay aad u la timaadan beelweynta Ciise, ama Irir Samaale aad kuso jeedisan Konfuria wa laga ficanyahay. Waxan xaq u leeyahay Soomali-Galbeed qofna daba fadhisan maayo. Tas wa hadal sonoqod lahayn.

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13052
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Qodobada kasoo baxay shirka beesha direed

Postby theyuusuf143 » Sat Mar 02, 2019 6:54 pm

Waad ku daneeysanaysan magaca dirnimo oo postkagi baa qiraya. Waxasna waan ka fojignanayna. Sheego bin axmed baan wada nahay aad u la timaadan beelweynta Ciise, ama Irir Samaale aad kuso jeedisan Konfuria wa laga ficanyahay. Waxan xaq u leeyahay Soomali-Galbeed qofna daba fadhisan maayo. Tas wa hadal sonoqod lahayn.
Tolniimada gebigeeduba isku danaysi ku dhisan, of course dantaydaan wataa ninkastoo direed na tiisuu wataa , ma jiro wax ii diidiya inaan isku danaysano. Adigaagan haduu caawa damac kaa galo inaad deegaanka qabsato waxaan kuu hayaa malyuun cod. Ma jiro nin ogaaden oo goday kaaga codaynaya laakiin anigoo isaaqi free baan kuu siinaya si aad markayga ii badhi taarto. Axmed shide geelayagu xitaa isma gaadho hadana hawlaha uu noo qabtaa nooma fuleen haduusan halkaa noo joogeen , isagana waxan ugu deeqna shacbiyad badan oo aanu heleen hadaysan dirnimo jirin. Ciisaw don't be naive , ciidamadena amisom ku jira waxay ahayd in la geeyo deegamada zumaale ka yimi oo dadkeena difaacan , we should have bigger goals . Ethiopia oo dhan baynu inagoo ciise iyo isaaqi qaybsan karnaa shixnad kasta oo ka baxaysa ama Soo gelaysa , waxaynu ku dallici karnaa qiimaha adeega hadaynu midawno to maximize profits. Hadaynaan isku xidhnayn labadeenaba waa nayla bakhsayaa profit buurana ma samayn karno.

Salaxbaashe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 460
Joined: Tue Jan 16, 2018 3:57 pm

Re: Qodobada kasoo baxay shirka beesha direed

Postby Salaxbaashe » Sat Mar 02, 2019 8:10 pm

He don’t understand this inu Ogaden xinyaha uu salaxu rabaa lakinse ma ogaa markay isqabsadaan intu dirbaxo ku dhuftu oraan laangaab yahow dhulka waa ogadeniya dadkuna waa ogadeen.

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13052
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Qodobada kasoo baxay shirka beesha direed

Postby theyuusuf143 » Sat Mar 02, 2019 9:01 pm

He don’t understand this inu Ogaden xinyaha uu salaxu rabaa lakinse ma ogaa markay isqabsadaan intu dirbaxo ku dhuftu oraan laangaab yahow dhulka waa ogadeniya dadkuna waa ogadeen.
Don't worry I am very optimistic any ciise with bigger ambitions Will eventually understand how things work. Some people are very talented strategists others join them as a result of their failures. And those who fail are the Best contributers to our cause. Few years back even the isaaqs used to laugh at me , today we see the most intelligent isaaq leaaders are leading Dir . That man you see in the video Reading the results is called mujaahid Prof cabdisalan yaasiin (HY) he is one of the early founders of SNM.

zumaale
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3458
Joined: Wed May 04, 2011 5:45 pm

Re: Qodobada kasoo baxay shirka beesha direed

Postby zumaale » Sun Mar 03, 2019 1:29 am

Waad ku daneeysanaysan magaca dirnimo oo postkagi baa qiraya. Waxasna waan ka fojignanayna. Sheego bin axmed baan wada nahay aad u la timaadan beelweynta Ciise, ama Irir Samaale aad kuso jeedisan Konfuria wa laga ficanyahay. Waxan xaq u leeyahay Soomali-Galbeed qofna daba fadhisan maayo. Tas wa hadal sonoqod lahayn.
Tolniimada gebigeeduba isku danaysi ku dhisan, of course dantaydaan wataa ninkastoo direed na tiisuu wataa , ma jiro wax ii diidiya inaan isku danaysano. Adigaagan haduu caawa damac kaa galo inaad deegaanka qabsato waxaan kuu hayaa malyuun cod. Ma jiro nin ogaaden oo goday kaaga codaynaya laakiin anigoo isaaqi free baan kuu siinaya si aad markayga ii badhi taarto. Axmed shide geelayagu xitaa isma gaadho hadana hawlaha uu noo qabtaa nooma fuleen haduusan halkaa noo joogeen , isagana waxan ugu deeqna shacbiyad badan oo aanu heleen hadaysan dirnimo jirin. Ciisaw don't be naive , ciidamadena amisom ku jira waxay ahayd in la geeyo deegamada zumaale ka yimi oo dadkeena difaacan , we should have bigger goals . Ethiopia oo dhan baynu inagoo ciise iyo isaaqi qaybsan karnaa shixnad kasta oo ka baxaysa ama Soo gelaysa , waxaynu ku dallici karnaa qiimaha adeega hadaynu midawno to maximize profits. Hadaynaan isku xidhnayn labadeenaba waa nayla bakhsayaa profit buurana ma samayn karno.
Alxamdulillah, we Surres got by without their direct help. Anyway, they were in a Catch 22 situation; were they there as peacekeepers or etc.? Hence, we do not really hold it against them in Hiiraan for example.

However, I agree with you in that Somali politics in K5 requires a united stance for the upcoming elections. Why settle for being the bridesmaid when you can be the bride of Abey. :damn:

User avatar
BestPlaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1924
Joined: Wed Apr 26, 2017 6:29 am

Re: Qodobada kasoo baxay shirka beesha direed

Postby BestPlaya » Tue Mar 05, 2019 4:54 am

Dir has no stake in Kenya .

Dir has lately become a coalition that is joined by anyone with some weird political ambitions .

-Oromo want divide and conquer the Somali using the Dir card .

-Iidoor who unanimously denounced their Dir heritage are now back to the game in order to realize their ambitions .But still ,90% of iidoors will curse you if you you happen to say "Iidoor are Dir".. Opportunistic secessionists can brainwash the little desperate dir groups such as Xeer and Gaadsan but they can't fool the established powerhouse clans of Dir such as Ciise or Gadabuursi .

As far as I know , the illegitimate meeting organized by Oromo are new coalition pact between ambitious Gallas and the Jeegan hegemony aka the neo-heego .It has nothing to do with Dir

Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Qodobada kasoo baxay shirka beesha direed

Postby Xildiiid » Tue Mar 05, 2019 5:03 am

We rule Gudabiirsi and Ciise in Somaliland.

However the future battlefield is Ethiopia and K5.

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 25212
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Qodobada kasoo baxay shirka beesha direed

Postby original dervish » Tue Mar 05, 2019 5:34 am

As long as this new found unity is not negatively used I wholeheartedly support it.

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13052
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Qodobada kasoo baxay shirka beesha direed

Postby theyuusuf143 » Tue Mar 05, 2019 6:08 am

Dir has no stake in Kenya .

Dir has lately become a coalition that is joined by anyone with some weird political ambitions .

-Oromo want divide and conquer the Somali using the Dir card .

-Iidoor who unanimously denounced their Dir heritage are now back to the game in order to realize their ambitions .But still ,90% of iidoors will curse you if you you happen to say "Iidoor are Dir".. Opportunistic secessionists can brainwash the little desperate dir groups such as Xeer and Gaadsan but they can't fool the established powerhouse clans of Dir such as Ciise or Gadabuursi .

As far as I know , the illegitimate meeting organized by Oromo are new coalition pact between ambitious Gallas and the Jeegan hegemony aka the neo-heego .It has nothing to do with Dir
Where have you ever seen isaaq clan leaders or political leaders denouncing Dir . Bring the evidence. In fact
we pray the first line with Dir in every salat , just because we Dir are isolated from each an other does not mean we don't belong to each an other. Our ambitions are beyond your imaginations , and not necessarily against you. So don't fear.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 31 guests