Seems like Axmed Baasto is another president of Galmudug?
Ha ku qaldamin Reer Cadaado danahooda ayey ka shaqeeyaan Saleebaan waa dad sir badan kaana horeeya.
politics ka u dhaxaysa ahlusuma Dhuusamareeb vs reer Cadaado waxay bilaabatay kahor waagii Xaaf Ahlusuna iyo Xaarmaajo isku dhinac ahaayeen
Ilaa waagaa Hadafka reer Cadaado isma badalin mowqifkooda Ku aadan Ahlusuna iyo Xaaf iyo In Xaaf uga hiiliyey Ahlusuna oo ah urur diiimeed.
Baasto waa nin Sacad ah waa ragii ka soo shaqeeyey Original Sacad Galmudug.
reer Cadaado waxa ay u doorteen Baasto in ay Sacad tusaan in aysan Sacad mucaarad Ku aheyn laakiinse Xaaf uga hiiliyey Ahlusuna oo Ayasan marnaba aqbali doonin siyaasadiisa ahlusuna taa darteed ayey isla nin Sacad ah kursigii dhinaca Cadaado Ku fadhiisiyeen.
Siyaasada reer Cadaado iyo Xisaabtan ka kaladhaxeeya vs Ahlusuna iyo Xaaf waa Xisaabtan reer Galmudug Saleebaan Ku doonayaan in la saxo wixii uu Xaaf ugu fududaaday Ahlusuna.
Walahi Waa dhaar hadii Ceyr shaatiga Ahlusuna siibo maantay oo Ceyr noqdo Saleebaan wuu taageerayaa laakiin inta Ahlusuna oo xitaa MJ MP wadata oo ninka ay doonaan madax ka dhigta Saleebaan taageeri maayo kuraasta faraha badan ee la siiyey ilaa dib loo saxo.