I know the message is not for me but one thing I want teach you about DIR if you dont mind. Most of the people cannot differentiate the difference between DIR the small clan the live in Somalia and the DIR=race or Sinji, qaawmiyad etc. Dir means in Somali offspring of particular race. Many people refers Qamaan Bulxan Guba poem. ''Idoor dir weeye idoor se dir weeyee haduu duulan soo kiciyo.
lej
70 jir khuraafad aaminsan. Adiga kahor maan arag. Cilmi iyo caqli toona kuuma dhinna hadana inaad carab tahaad isu aragtan. Dubkaaga iyo DNA gaaga, afkaagae iyo taariikhdaada midna carab shaqo kuma laha. It's the opposite inagaa dad badane inaga farcameen, your real ancestors yadoon nebi maxamed jirin bay laasgeel roobka ka jirsanayen , oo ku dhigeen paints ka quruxda badan ee loo Soo dalxiis tago. Generation kaagu maanta waa qorax sii dhacaysa , ma jiro doono nin soomali ah oo carab ku abtirsan doonaa 5 sano kadib. Map kaanu ka tirtirayna. Kulli shay yarjucu ilaa aslihii.