Page 1 of 2
Crimes against the people of Nusdariiq - Kilil 5
Posted: Sat Mar 09, 2019 1:07 am
by Xildiiid
There is a certain community that opposed the Dir conference in Addis Ababa and we know why.
Their main argument is that only Ciise represents Dir and other Dir communities are either Oromo or something else which is a red herring
In Nusdariiq you have an Dir community from the Gaadsan subclan of Biimaal.
Listen to the people of Nusdariiq and the crimes that are being committed on behalf of a certain community by the new Abdi Iley i.e Mustafa Cagjar.
Re: Crimes against the people of Nusdariiq - Kilil 5
Posted: Sat Mar 09, 2019 2:02 am
by Turbulence
Is this dude holding Khat in his mouth while he is giving the interview?

And why is the interviewer/camera man coaching/guiding him during the interview? It makes you question his credibility.
Re: Crimes against the people of Nusdariiq - Kilil 5
Posted: Sat Mar 09, 2019 8:33 am
by Salaxbaashe
And then people start crying about shirki direed. Wallahi ogadeen wax aan xabad ahayn nagama dhexeeyo
Re: Crimes against the people of Nusdariiq - Kilil 5
Posted: Sat Mar 09, 2019 8:49 am
by theyuusuf143
Biyihii bay xitaa ka jareen gaadsan ta , ogaadeen ka heat kaa gaadhay durba. Dawladu waa inay tixgelisaa cabashada dadwaynaha , afka halaysku furto laakiin gacan kahadal uma baahna dadku . Seminaro Democracy ga la xidhiidha waa inaynu u qabana kililka . Kkkk
Re: Crimes against the people of Nusdariiq - Kilil 5
Posted: Sat Mar 09, 2019 11:15 am
by Xildiiid
Dadka leh Cagjar maaha qabyaaladiiste warkiisu wuu cadaaday.
Waa ninka dalacay gacan ku dhiiglihii dadka maatadaa ku xasuuqay Jaamac Dubad madaama ay isku reer yihiin.
Waa ninka shiriyay Dofaar Ismaciil iyagoo ka wada tashanaya sidey ula dagaalami lahaayeen Somaliland, gacantana ku dhigi lahaayeen Somalia iyo Kilil 5.
Waa ninka faraha la galay dagaal beeledyo ka socda Somaliland iyo Somalia. Kuwa Somaliland isku xasuuqay (Qurjiile) gacan caawimaa oo Daroodism ah u fidiyey halka kuwa Galgaduud ku dagaalameyey (MareXaar iyo HG) uu ciidaan iyo mucaawimo u diray kuwa ay isku haybta yihiin.
Waa ninki yidhi shirka beesha Direed xalaal maaha isagoo qabyaalad iyo isir naceyb wado, kuna tilmaamay dadka isaga kala yimid Mandheera, Isiolo, Luuq, Bay, Bakool, Shabeellaha Hoose, Banadir, Jilib, Jamaame, Hiiraan, Galgaduud, Mudug. etc.dad shisheeye ah oo aan deegaanka wax ku laheyn.
Laakin wuxuu aaminsanyahay in Dofaar Ismaciilka ka kala imanaya deegaamada ka baxsan Kilil 5 inay talada deegaanka wax ku leeyihiin (Daroodism).
Weerarkii ugu dambeeyey ee ay ku qaadeen Beesha Dir waa kaa ka dhacay Nusdariiq ee ay ku weerareen Beesha Gaadsan (Biimal) ee dhulkaa degga.
Re: Crimes against the people of Nusdariiq - Kilil 5
Posted: Sat Mar 09, 2019 5:09 pm
by BestPlaya
And then people start crying about shirki direed. Wallahi ogadeen wax aan xabad ahayn nagama dhexeeyo
Ma Sacad Muuse ayaa Xabad rag ugu goodin
Waagay qolodaya ree Cali banaanka ay keeneen dabacsanaantiina ,mxuu yidhi Abwaankii Habar xabashi
"Irbad dhuub ma galisaan afkuna weydun dheeryahaye "
Ragii aduunyada tusay in sacsac muuse naago yihiin ,dabacsan oo raganimo iyo dadnimo loogaba fadhin ayd dagaal ugu goodinaysaa
Re: Crimes against the people of Nusdariiq - Kilil 5
Posted: Sat Mar 09, 2019 5:28 pm

Adigoo adoon ah oo meel aad xor ku tahay aaney jirin inaad Sacad Muuse ama beelaha kale ee Duriyadda Reer Sheikh Isxaaq afka ku taagtid waaba khalad.
Waa ta labaade mawduuca ha iga nijaaseyn yaa Dofaar.
Meesha waxaa laga hadlayaa xaalada Nusdariiq iyo dhibaatada lagu hayo Beesha Gaadsan.
Re: Crimes against the people of Nusdariiq - Kilil 5
Posted: Sat Mar 09, 2019 5:59 pm

Xildiid gaalow ,Duriyada bucayr meel xor kuma aha oo waa itopiyan ,meesheey xorta Ku ahaayena waalagu kari la'yahay .Anaguna , Xoriyada Somalia aad Ku faanto waan ku la haysanaa oo Ogadenka qaybo badan ayaa Somalia daga.Mida itopiyana sidaa ogsoonstahay Duriyada Bucayr qaybo dhan ayaa nala gala .
Mowduuca Gaadsan haduu quseeyay iyo cabashadooda maxay naagta Sacad muusee ladhoho Saalax Baashe halkan Ogaden usoo galinaysaa ,walibana iyadoo dagaal ku goodin ?
Teeda kale,miyaad ogtahay in jifada aan ka dhashay ee ree Cali bahdili jireen qoloda jilicsan ee sacad
M C Beenaleey(af-hayeenkii Baha Axmad ,Ree Cali) oo geelii Luqma dheere si fudud ooga soo catoobsaday Sacsac Muuse
√.Dhudhun iyo laxaad iyo haddaan dhalasho loo sheegan
√.Kii dhaqay dhafoorkiyo haddaan dhaadka laga toogan
√.Dhowdii ugaaskiyo haddaan xoogu nala dheelmin
√.Marnaba dheeha kama oon baxdeen dhuuxii Sululeede
√.Dhibaad iima siin oo tolnimo ugama dhowreyne
√.Dhoolaal miyuu reer Hawade igu dhaqaaleeyay
√.Inyaroo horweyn lama dhuftee kuman masoo dhaafshay
√.Dhunkaal bay ka tahay caano geel oy dhadhamiyaane
√.Dhaxalkeeda nimankii lahaa dhabarku naafowye
Ina Nuur Fadal oo Habar Xabashi ah ayaa aad ooga xumaaday kumaankii geela ee sacad Muuse sida fudud lagu dhaafshay iyo waliba gabayadii ina Cali Beenaleey ee lib-ku-faanka ahaa....Ina Fadal muxuu ku canaantay sacad Muuse .
Idinkaa markii laydin dhacay, soo dhanbuuqsadaye
Abidkiinba dhoomaha Isaaq, dheg uma noolayne
Dhankaad naga xigtaan yey wadnaha, dhooli mood tahaye
Dhalool yahay xaggiinaa warxumi, nooga soo dhacaye
Hadduun baydin dhaar xoog leh, iyo dhiirri barateene
Irbad dhuub ma galisaan afkuna, waydin dheer yahaye
Re: Crimes against the people of Nusdariiq - Kilil 5
Posted: Sat Mar 09, 2019 6:45 pm

Kenya iyo Ethiopia ayuu ku leh.
Afarta Cagdheer ee Kismaayo iyo Afmadow joogana Kenyati ayey magan u yihiin oo meesha ku haya. Waanu ogayn soo rogaal celintii AS ee Bar Sanguni waxaa idinka badbaadiyey Mareykan oo diyaarado wata.
Somaliland anagaa ka talina, deegaamadayadana shisheeye ma joogo kamana arrimiyo.
Saalaxbaashe wuxuu ka hadleyey cadaawada beesha Dofaar Ismaciil u qabto beelaha Direed, qoraalkiisa dib u eeg. Kamuu hadleyn Isaaq iyo Sacad Muuse toona.
Adigaa doonaya inaad mawduuca wasakheyso ee min fadlik

Re: Crimes against the people of Nusdariiq - Kilil 5
Posted: Sat Mar 09, 2019 7:20 pm

Qoraalka saalax baashe kolkaan dib u eegay ,sida tan ayuu u hadlay
Wallahi ogadeen wax aan xabad ahayn nagama dhexeeyo
Anna waxaan xasuusiyay raguu dagaal ugu goodinayo inay awoowyaashii laf ku wasi jireen ,dhediga xun ee sasac Muuse .
Abwaan kale oo iidoor gadhxajis ah ayaa kumana sheegtay qoloda dabacsan ee sacsacmuse. isaga oo xasuusiyay labada qolo ee Cali iyo Haaruun in ay dulaysan lahaayeen Sacsac Muuse haduuna garxajisku jiri lahayn .Walibana jifada laandhere ah ee Fiqi Cigaaladu sida gunta u adoonsan lahayd qoloda dhedig Awal si bilaa cisi ah
Muxuu yidhi
"Cayuuntina waxaa boobi lahaa,Cali iyo Haarune"
Carraan-dhiriye Ree Fiqi Cigaal kuma ciseeyeene
Xildiid gaalow, naagta Sacsac Muuse waxaan ku haysto waad garatay ayn filayaa

Re: Crimes against the people of Nusdariiq - Kilil 5
Posted: Sat Mar 09, 2019 7:44 pm

Waa runtii Isaaq iyo Dofaar Ismaciil xabad ayaa ka dhexeysa.
Wakaa Saalaxbashe threadka furaye orodoo iska celi mise shisheeyihii aad maganta u aheyd ayaad sugeysaa.
Mawduuca ha naga wasakheyn. Meeshan waxaa laga hadlayaa cadaawada Dofaar Ismaciil u hayo beesha Gaadsan.
Min fadlik

Re: Crimes against the people of Nusdariiq - Kilil 5
Posted: Sat Mar 09, 2019 8:14 pm

Doofaar iidoor iyo waxaad kaba hadli anu garan maayee , nin ku Ogaden ayuu u goodiyay isagoo SACSAC Muuse ah .Waaxana yara xasuusiyay maqaamka Sacsacmuse iyo ineey waxba ku filnayn .
Ragii hore sida tan ayeey Sacsac Muuse ka dhaheen
Irbad dhuub ma galisaan,Afkuna weeydin dheeryahaye
Anna Saalax baashe iyo qolodiisa dabacsan sida tan ayn leeyahay
√.Dhiillada colaadeed kol hadaa dhagaha noo saartay
√.Dhalanteedku ma fiicnee ,kol hadaa dhabta ka meer-meertay
√.Dhedig Awal inaa tahay kol hadaa dhugan kari wayday
√.Dhib la'aan arlada kol hadaa ,dhaaxo soco diiday
√.Dhafooraha madow , inaan dharbaaxo kaa saari
√.Oo Dhabarka kaa tumaatiyi ,lafaha dhuuxooda
√.Dhayal maahe waan hubaal ,dhangad inaan kaala daali

Re: Crimes against the people of Nusdariiq - Kilil 5
Posted: Sat Mar 09, 2019 8:19 pm
by Xildiiid
Wakaa threadka furaye orodoo iska celi mise waad baqatay?
Meeshan arrimaha Nusdariiq iyo cadaawada beesha Dofaar Ismaciil u qabo beesha Gaadsan ayaa laga hadlayaa.
Re: Crimes against the people of Nusdariiq - Kilil 5
Posted: Sat Mar 09, 2019 9:43 pm
by BestPlaya
Qoraalka saalax baashe kolkaan dib u eegay ,sida tan ayuu u hadlay
Anna waxaan xasuusiyay raguu dagaal ugu goodinayo inay awoowyaashii laf ku wasi jireen ,dhediga xun ee sasac Muuse .
Abwaan kale oo iidoor gadhxajis ah ayaa kumana sheegtay qoloda dabacsan ee sacsacmuse. isaga oo xasuusiyay labada qolo ee Cali iyo Haaruun in ay dulaysan lahaayeen Sacsac Muuse haduuna garxajisku jiri lahayn .Walibana jifada laandhere ah ee Fiqi Cigaaladu sida gunta u adoonsan lahayd qoloda dhedig Awal si bilaa cisi ah
Muxuu yidhi
"Cayuuntina waxaa boobi lahaa,Cali iyo Haarune"
Carraan-dhiriye Ree Fiqi Cigaal kuma ciseeyeene
Xildiid gaalow, naagta Sacsac Muuse waxaan ku haysto waad garatay ayn filayaa
Waa runtii Isaaq iyo Dofaar Ismaciil xabad ayaa ka dhexeysa.
Wakaa Saalaxbashe threadka furaye orodoo iska celi mise shisheeyihii aad maganta u aheyd ayaad sugeysaa.
Mawduuca ha naga wasakheyn. Meeshan waxaa laga hadlayaa cadaawada Dofaar Ismaciil u hayo beesha Gaadsan.
Min fadlik
Doofaar iidoor iyo waxaad kaba hadli anu garan maayee , nin ku Ogaden ayuu u goodiyay isagoo SACSAC Muuse ah .Waaxana yara xasuusiyay maqaamka Sacsacmuse iyo ineey waxba ku filnayn .
Ragii hore sida tan ayeey Sacsac Muuse ka dhaheen
Irbad dhuub ma galisaan,Afkuna weeydin dheeryahaye
Anna Saalax baashe iyo qolodiisa dabacsan sida tan ayn leeyahay
√.Dhiillada colaadeed kol hadaa dhagaha noo saartay
√.Dhalanteedku ma fiicnee ,kol hadaa dhabta ka meer-meertay
√.Dhedig Awal inaa tahay kol hadaa dhugan kari wayday
√.Dhib la'aan arlada kol hadaa ,dhaaxo soco diiday
√.Dhafooraha madow , inaan dharbaaxo kaa saari
√.Oo Dhabarka kaa tumaatiyi ,lafaha dhuuxooda
√.Dhayal maahe waan hubaal ,dhangad inaan kaala daali
Re: Crimes against the people of Nusdariiq - Kilil 5
Posted: Sat Mar 09, 2019 9:54 pm
by Hennystreak
This particular idoor doesn’t even have a single settlement in K5 and doesn’t meet Ogadeen anywheree but he is always crying about them. He wishes he had contact with other clans but Allah made him langaab. Wallahi, I’m sure that 99% of Ogadeen have never heard of let alone seen a Porcus creature.
The only clan his Porcus meet is Wacays Aadan and they are always Xasuuqed.