Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Xasan Sheikh iyo Sheikh Shariif oo si adag kaga hadlay dagaalada ka socdo Galmudug iyo Hirshabeelle

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2741
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Xasan Sheikh iyo Sheikh Shariif oo si adag kaga hadlay dagaalada ka socdo Galmudug iyo Hirshabeelle

Postby bashe19 » Tue Mar 19, 2019 5:44 am

Xasan Sheikh iyo Sheikh Shariif oo si adag kaga hadlay dagaalada ka socdo Galmudug iyo Hirshabeelle



Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynayaashii hore ee dalka ayaa si adag kaga hadlay xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanada maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug, kuwaasi oo u dhaxeeya maleeshiyaad wada daga Xeraale iyo degmada Cadale.

Qoraal uu soo saaray madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayuu wuxuu kaga hadlay dagaalada ka dhacay deegaanada ka tirsan Galgaduud iyo Shabeelaha Dhexe, waxaana uu dalbaday in si dhaqso ah loo joojiyo dagaal beeleedyada ka dhacaya goboladaasi.

Sidoo kale Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa ka dalbaday dowladda Soomaaliya iyo maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle inay xil iska saaraan dagaaladaasi sidii loo joojin lahaa.

“Waxaan ugu baaqayaa madaxda Galmudug, madaxda Hirshabeelle iyo Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iney gutaan waajibkooda ah badbaadada iyo ilaalinta badqabka shacabka meel kasta oo ay joogaanba” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.



Sidoo kale madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay dagaalada ka dhacaya gobolada Galgaduud iyo Shabeelaha Dhexe, waxaana uu baaq u diray dadka dagaalamaya.

“Waxaan ugu baaqayaa walaalaha Soomaaiyeed ee ku dagaalamaya deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud inay colaadda ka fogaadaan oo ay si shuruud la aan ah xabadda u joojiyaan, wadahadal iyo isqancinna lagu dhameeyo wixii tabasho ah ee u dhaxeeya”ayuu yiri Shariif Sheikh Axmed.

Dagaalada labada maleeshiyaad u dhaxeeya ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dhinacyada dagaalamaya.

Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3697
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: Xasan Sheikh iyo Sheikh Shariif oo si adag kaga hadlay dagaalada ka socdo Galmudug iyo Hirshabeelle

Postby Nubis » Wed Mar 20, 2019 2:42 am

Informative.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: SadSayyid and 34 guests