Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ahmed Osman Guelleh vs Khadra/IOG: Golden opportunity for Farmajo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1913
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: Ahmed Osman Guelleh vs Khadra/IOG: Golden opportunity for Farmajo

Postby cheifaqilbari » Sun Apr 07, 2019 12:52 pm

^Kkkk here comes the grammar police nazis when they lost the debate .FYI I'm writing from a mobile. πŸ˜›πŸ˜‹πŸΈhttps://tse2.mm.bing.net/th?id=OGC.84fb ... ZtUZJui4UA πŸ–•πŸ–•πŸ–•

User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: Ahmed Osman Guelleh vs Khadra/IOG: Golden opportunity for Farmajo

Postby AwRastaale » Sun Apr 07, 2019 2:18 pm

Khadra and her Guelleh cried after he smashed them in business 101.

They asked to take equities by force. He refused them. Then she took his dairy company and gave it to one of her relatives. He left and started a new one called Lis in Hargeisa.

He killed them and the one he left for them is bankrupt.

Khadra then took his shipping company and gave it to some Jareer guy focking her daughter.

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Ahmed Osman Guelleh vs Khadra/IOG: Golden opportunity for Farmajo

Postby Timiro1999 » Sun Apr 07, 2019 3:53 pm

^Kkkk here comes the grammar police nazis when they lost the debate .FYI I'm writing from a mobile. πŸ˜›πŸ˜‹πŸΈhttps://tse2.mm.bing.net/th?id=OGC.84fb ... ZtUZJui4UA πŸ–•πŸ–•πŸ–•

:lol: afarta jeegaanta iyo jaariyadoda Xaarplaya waa reer is daba yaac.
Xamartan ay dadka ku riixayaan iyagaa la buuxa taasi waa hubaal.

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Ahmed Osman Guelleh vs Khadra/IOG: Golden opportunity for Farmajo

Postby Timiro1999 » Sun Apr 07, 2019 4:03 pm

I always thought, Garxajis are the last isaaq qabiil to bootyclap for Darood but i was wrong all along.
Gabadh qurux badan oo ay ka dhacayso oo samada Isla joogta ayaa waxa la yidhi nin laangadhe ah oo dhutinaya usoo haasawe tegey markaasay yaabtay.
Gabadhii ayaa ninkii ku tidhi
"kuwa lugaha qababa lama loolee maxaa ku luraaya laangadhe"

Waxaan uga socdaa inankan ayuub ee isna ciyaarta GX soo galay tolow ma karintaa laysku ..... ayuu maqlay cajiib!!!!
Adeer dib u fadhiiso kuwii kaa tirada badnaa ayanu yasayaaye xageed isu sii kala daysay
Hadaanu Xamar tagno iyo hadaanu samada u baxno anagey noo taala
Cadaankanu wada loolanaa madaw ciseyn maayo

User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Ahmed Osman Guelleh vs Khadra/IOG: Golden opportunity for Farmajo

Postby DayrBare » Sun Apr 07, 2019 7:02 pm

Naa timiroy indr reerka waa tolkay, wadnahaa dhag iyidhaa waa halkii naagtiiye markaan arko qolooyinkiinan ( Hada waxaan kahadlayaa uun kuwa cabaadaya, Dadbadan oo GX Ayaan idinku raacsanayn waxaad wadaan) caruur iyo ciroole iyo nin iyo naagba liveka soofadhiistay ee reerkii magaca kawasaya. takale indr haday badnidaad sheegaysaa jirto iyo laandheerenimada habeen iyo maalin Sacad Muuse kamaydaan cabaadeene isaaqna ugamaydaan baxdeene badnidiinu ma Oromaa markaa?.
Ciyaarta Masaajidka kadaa timiroy, Khiyaali ayaad reerkaa ka'aaminsantehee, run hadaad rabto Sacad Muse ayaa isaaq ugubadan.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Ahmed Osman Guelleh vs Khadra/IOG: Golden opportunity for Farmajo

Postby kaliil » Mon Apr 08, 2019 12:41 am

User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: Ahmed Osman Guelleh vs Khadra/IOG: Golden opportunity for Farmajo

Postby AwRastaale » Mon Apr 08, 2019 4:27 am

Hahaha Amin Amir does his research.

This crazy woman is taking money from Isaaqis, reer Waqooyi, reer Djibouti and Ahmed and giving it to some Jareer banging her wild daughter.

Then she wants to play the tol card.

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16684
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ahmed Osman Guelleh vs Khadra/IOG: Golden opportunity for Farmajo

Postby theyuusuf143 » Mon Apr 08, 2019 8:44 am

I always thought, Garxajis are the last isaaq qabiil to bootyclap for Darood but i was wrong all along.
Gabadh qurux badan oo ay ka dhacayso oo samada Isla joogta ayaa waxa la yidhi nin laangadhe ah oo dhutinaya usoo haasawe tegey markaasay yaabtay.
Gabadhii ayaa ninkii ku tidhi
"kuwa lugaha qababa lama loolee maxaa ku luraaya laangadhe"

Waxaan uga socdaa inankan ayuub ee isna ciyaarta GX soo galay tolow ma karintaa laysku ..... ayuu maqlay cajiib!!!!
Adeer dib u fadhiiso kuwii kaa tirada badnaa ayanu yasayaaye xageed isu sii kala daysay
Hadaanu Xamar tagno iyo hadaanu samada u baxno anagey noo taala
Cadaankanu wada loolanaa madaw ciseyn maayo

Naa timiroy indr reerka waa tolkay, wadnahaa dhag iyidhaa waa halkii naagtiiye markaan arko qolooyinkiinan ( Hada waxaan kahadlayaa uun kuwa cabaadaya, Dadbadan oo GX Ayaan idinku raacsanayn waxaad wadaan) caruur iyo ciroole iyo nin iyo naagba liveka soofadhiistay ee reerkii magaca kawasaya. takale indr haday badnidaad sheegaysaa jirto iyo laandheerenimada habeen iyo maalin Sacad Muuse kamaydaan cabaadeene isaaqna ugamaydaan baxdeene badnidiinu ma Oromaa markaa?.
Ciyaarta Masaajidka kadaa timiroy, Khiyaali ayaad reerkaa ka'aaminsantehee, run hadaad rabto Sacad Muse ayaa isaaq ugubadan.

Iidoor oo dhan hadii laysku uruuriyo, oo sanduuq cad iyo mid madaw loo dhigo yaga iyo sacad muuse. Anigu waxan aaminsan nahay inuu sacad muuse badanayo. Ilaahay waa tiro badiyee waysan ku faanin. Laakiin inay xoog badan yihiin waxa kuugu daliila jamhuuriyada dhan ba yagaa wada. Anagu horta hadaanu HJ nahay far iyo suul baanu ku hayna bahasha ,. Culays ka oo dhan sacad muusaa walwaalaya.

Dadka wadanka badidiisu , sacad muusay dagaal xaasid kula jiraan, midh suldaaro u dhiga, ka qandhiifinaya, mid u hanjabaya ku caayaya. Iwm. Hadana weli way sidaaan bahasha.intaa waxa dheer Somali oo dhan oo dalkeena neceb iyo dadkeenaba, aduunwaynaha oo futada inoo sii jeediyey, Kaaga darane maba cifanayaan hadana , ee si xarago leh bay waxaas oo culaysa shafka ugu sitaan madaxooda oo kor u taagan. Nacal uba shaglan waxaasa laandheere banaan degay ah. Taariikh du qarin mayso ilaahayna qadin maayo.

cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1913
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: Ahmed Osman Guelleh vs Khadra/IOG: Golden opportunity for Farmajo

Postby cheifaqilbari » Mon Apr 08, 2019 3:44 pm

^ciyaal sacamuse hoyadod qabey ba Meeshan ku ba tahey hada dowlad Dhan wax ka tidaadiid kkkk Adeerkay ha ka Hadley bey La so boodyaan. Yusuf hooyo reer kuyaha , Laasim wa inad difaacid, adeero hoyo qaba reerkodo ugu badan wa ta lagu barbareyey πŸ™ˆπŸ™‰πŸ™ŠπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜Žβš‘shekadi ba no wada ahed ninka hoyada qabo maxu ku yahey dee wa adeero. No xnaq kftn.

User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Ahmed Osman Guelleh vs Khadra/IOG: Golden opportunity for Farmajo

Postby DayrBare » Mon Apr 08, 2019 11:38 pm

Adiguna ninyohow waxaad noqotaa uun tareen bilaa brake ah markay timaado Amaanta Sacad Muse, reerka laydhka hakushidin oo indhaha reeraha kale hakusoo jeedin.

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16684
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ahmed Osman Guelleh vs Khadra/IOG: Golden opportunity for Farmajo

Postby theyuusuf143 » Tue Apr 09, 2019 8:49 am

oo ma awal bay cidi kasii jeeday , intaa yaguun baa lagu foogan yahee. Sacad muuse waa reerka Soomali loogu necebyahay . Cid walbaa ka cabanaysa. 4ta bayna jaho.

Hartigu waxay aaminsan yihiin in huuno kusoo duushay, afkay ku balaadhiyan maalin kasta gebiley . Maanaga ugu ridnay. Ciisuhu waxay aaminsan yihiin in sacad muuse dalkoodii cunay oo hargeisa ku dhisay. Samaroon kaa kasii daran indhahoodu cid kaleba ma qabtaan. OGaden ku waxay aaminsan yihiin in sacad muuse ka danbeeyo cid kastoo ku kacsan.

Hawiyuhu xitaa dareenkaasi kama maqna waxay qabaan in saacad muuse Kala goynta ummada soomalliyed kaw ka yahay kkkk. Isaaqaa ugu sii daran looma kala hadhin. Arabka hanjabaya, HJ da gabyeysa, garxajis ka barooranaya. Adigaagan ayuuba xitaa farbaa kugu godan. Isku Soo xaabiyoo reer kaasi waa inay sida yuhuuda gaashaan tan. Yaan la hoosaasin.

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16684
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ahmed Osman Guelleh vs Khadra/IOG: Golden opportunity for Farmajo

Postby theyuusuf143 » Tue Apr 09, 2019 9:17 am

^ciyaal sacamuse hoyadod qabey ba Meeshan ku ba tahey hada dowlad Dhan wax ka tidaadiid kkkk Adeerkay ha ka Hadley bey La so boodyaan. Yusuf hooyo reer kuyaha , Laasim wa inad difaacid, adeero hoyo qaba reerkodo ugu badan wa ta lagu barbareyey πŸ™ˆπŸ™‰πŸ™ŠπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜Žβš‘shekadi ba no wada ahed ninka hoyada qabo maxu ku yahey dee wa adeero. No xnaq kftn.
Hooyaday ma qabaan ee waaban ahay, honorable member of the SM club baan ahay. Waanu badanahay qolo kastaana way nagu jiraan. Xitaa group baanu leenahay mid ciidagale ahbaa admin ka noo haya.

User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Ahmed Osman Guelleh vs Khadra/IOG: Golden opportunity for Farmajo

Postby DayrBare » Wed Apr 10, 2019 10:56 pm

Iidoor oo dhan hadii laysku uruuriyo, oo sanduuq cad iyo mid madaw loo dhigo yaga iyo sacad muuse. Anigu waxan aaminsan nahay inuu sacad muuse badanayo. Ilaahay waa tiro badiyee waysan ku faanin. Laakiin inay xoog badan yihiin waxa kuugu daliila jamhuuriyada dhan ba yagaa wada. Anagu horta hadaanu HJ nahay far iyo suul baanu ku hayna bahasha ,. Culays ka oo dhan sacad muusaa walwaalaya.

Dadka wadanka badidiisu , sacad muusay dagaal xaasid kula jiraan, midh suldaaro u dhiga, ka qandhiifinaya, mid u hanjabaya ku caayaya. Iwm. Hadana weli way sidaaan bahasha.intaa waxa dheer Somali oo dhan oo dalkeena neceb iyo dadkeenaba, aduunwaynaha oo futada inoo sii jeediyey, Kaaga darane maba cifanayaan hadana , ee si xarago leh bay waxaas oo culaysa shafka ugu sitaan madaxooda oo kor u taagan. Nacal uba shaglan waxaasa laandheere banaan degay ah. Taariikh du qarin mayso ilaahayna qadin maayo.

Adiguna ninyohow waxaad noqotaa uun tareen bilaa brake ah markay timaado Amaanta Sacad Muse, reerka laydhka hakushidin oo indhaha reeraha kale hakusoo jeedin.
oo ma awal bay cidi kasii jeeday , intaa yaguun baa lagu foogan yahee. Sacad muuse waa reerka Soomali loogu necebyahay . Cid walbaa ka cabanaysa. 4ta bayna jaho.

Hartigu waxay aaminsan yihiin in huuno kusoo duushay, afkay ku balaadhiyan maalin kasta gebiley . Maanaga ugu ridnay. Ciisuhu waxay aaminsan yihiin in sacad muuse dalkoodii cunay oo hargeisa ku dhisay. Samaroon kaa kasii daran indhahoodu cid kaleba ma qabtaan. OGaden ku waxay aaminsan yihiin in sacad muuse ka danbeeyo cid kastoo ku kacsan.

Hawiyuhu xitaa dareenkaasi kama maqna waxay qabaan in saacad muuse Kala goynta ummada soomalliyed kaw ka yahay kkkk. Isaaqaa ugu sii daran looma kala hadhin. Arabka hanjabaya, HJ da gabyeysa, garxajis ka barooranaya. Adigaagan ayuuba xitaa farbaa kugu godan. Isku Soo xaabiyoo reer kaasi waa inay sida yuhuuda gaashaan tan. Yaan la hoosaasin.

Cidna cid ma necba lakiin marwalba qofka xukunka haya ayay dadku jecelyihiin inay eedeeyaan. Sowtii markii aad Meesha idinkuba fadhideen hadh iyo habeen la idincaayayay markaa xifaaltanka xukunkaa leh ninyohow. imikaba yaa HJ hadal haya, inkastoo aad noqoteen afhayeenka jeegaanta xabadana aad shafku udhigtaan intaynaba sacad muse gaadhin.

Anagu hadaanu ayuub nahay maba nicikarno SM maxaa yeelay ayuubka boqolkiiba 99 SM ayaa dhalay, markaa maninbaa ilma abtiyaashii iyo habrawadaagyadii iyo habaryarihii iyo abtiyaashii naci kara. Ninka ayuub ah ee 20 ama 30 qaraaba ah leh haf ayaa SM ah.

Barigan dhowayd ee doorashadii ayay odayaasha Ayuubku isyidhaahdeen Wadani raaca balse Islaamihii ay qabeen oo wada SM ah ayuunbaa kadhextoosay oo caruurtiiyo dhalintiiba kulmiye kushubay, odayaashii oo cidla taagan uunbaa is arkay.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32032
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Ahmed Osman Guelleh vs Khadra/IOG: Golden opportunity for Farmajo

Postby Khalid Ali » Thu Apr 11, 2019 5:09 am

Oo 2017 Maxay ayub wadani ku cashaqeen I have cup trends who were pro wadani 2 who are ayub wa yabi jiray

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Ahmed Osman Guelleh vs Khadra/IOG: Golden opportunity for Farmajo

Postby Timiro1999 » Thu Apr 11, 2019 7:15 am

Dayrbare

Kula yaabi maayo in aad S M u taqaanid inay badan yihiin waayo cid kaleba ma taqaanid, ayuubku inuu S M yahay ayaaban idin moodi jirey.
"Ayuub haybta guud S M inuu galo ninka garanayaan ahay" :lol:

S M haday badan yihiin maxaa oromodii u geeyey meedey Oromadii Hargeysa joogtey S M weydii
Adeer anagu cid kama cabaadno ee laydh baanu ku iftiiminaa.
2012 doorashadii deegaanka Hargeysa oromadii Riis house ka ag deganaa layman dhaadher ayay ku jireen, oo ay ku codeynayeen bal is weydii ma xildhibaan oromo ah ayaa Hargeysa ka sharaxnaa :lol: bal adba

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to β€œPolitics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 23 guests