Page 1 of 1
Baadi Goob: Muse "Local" Bixi has severe mental illness!!!
Posted: Sun Apr 21, 2019 6:26 pm
by ReturnOfMariixmaan
Re: Baadi Goob: Muse "Local" Bixi has severe mental illness!!!
Posted: Sun Apr 21, 2019 6:47 pm
by MajorIgaare
Re: Baadi Goob: Muse "Local" Bixi has severe mental illness!!!
Posted: Mon Apr 22, 2019 2:55 am
by Timiro1999
Acuudu bilaah been badanaa muuse shaani isagaa ah aabaha musuq-maasuqa.
Imisa guri oo guryihii dawlada ah ayuu haystaa, muuse shaani aabihii guri afar maqsin ah ayuu lahaa qaxii la hor, muuse oromo maalin qudha sidii dalka loogu soo noqday muu shaqo tegin.
Imika guryaha uu haystaa 10 ka badan malays weydiiyey halkuu ka keenay.
Muuse shaani waxa uu haysto oo dhami waa tuugo iyo dhac cadaan ah haday beer tahay iyo haday guryo tahay ba hantida dalka isagu ha iska soo celiyo intaanu qof kale ka hadal.
Muuse shaani waa saqajaan iimaanku go'an yahay gaajo ku kor weeyan.
Wuxuu ka werwer qabaa inuu gaajoodo, hal xaaran ahi nirig xalaal ah ma dhasho.
Reer galbeedku miskiin sanaa "alla wey huunooy" kulahaa

inay askarta gebigoodaba dhulka u taabtaan ayay ahayd.
Dadkani miyaanu hub haysan sawkuwii lahaa guri walba hub baa yaala.
Tan oo kale waa shihiid yaa muslimiin
Re: Baadi Goob: Muse "Local" Bixi has severe mental illness!!!
Posted: Mon Apr 22, 2019 3:14 am
by Khalid Ali
Muuse guryihee dowladee bu haysta . Bal ii sheeg timiroy. Dhulka bah muslimo iyo reer samatatka guud ahaankisa makala taqaana horta
Muuse the messiah is fit to lead somaliland another decade atleast . Muuse wa ninki wadanka xoreyeeye qorii u qaatay.. isxaaqu ma reeer bari ba mise reer galbeed ma xirsi cismaan iyo sugullaayaashaad is Moodeen.
Re: Baadi Goob: Muse "Local" Bixi has severe mental illness!!!
Posted: Mon Apr 22, 2019 3:46 am
by kaliil
Odayaal muuse muddo dheer yaqaanay ayaa la kulmay oo la shiray markuu togdheer yimi.odayaashu waxay noo sheegeen muuse inaanu ahayn muusihii la yaqaanay oo u malaynayaan inuu xanuunka maskaxdu ku dhacay.shirka xiitaa jooge maqan ayuu ahaabay yidhaahdeen oo wuu fikirayay oo aduun kale ayuu ku maqnaa.
Re: Baadi Goob: Muse "Local" Bixi has severe mental illness!!!
Posted: Mon Apr 22, 2019 4:36 am
by Timiro1999
Khadija Ali
Doqoniimada cimri dhererkaad kaga dartay dhulka adeerkaga iimaanka ka dhawaacani in reer Xasan dalab oo reer Xoosh ahi leeyahiin ma shaki baa ka jira
Reer Samatar huurale aniga maxaa ibaray weligeyba shan qof kamaan arage.
Adigu bari iyo galbeed toona SL ma degtid qudhac-raamale iyo Xaarshin baad degtaa imikaad rabtaa inaad qasab isku deegamaysid oo dadka dhulkoda kaga murmeysaa gaajo waaxid.
Xirsi cisman iyo reer sugule waa tolkay ismanan moodin maxaan isu moodayaa reerkeyga iyo qoladeydaan ku kalsoonahaye.
Aniga ma sidaada ayaad imoodey oromo iyo akisho akhas
Re: Baadi Goob: Muse "Local" Bixi has severe mental illness!!!
Posted: Mon Apr 22, 2019 4:56 am
by Futurist
Wow desperation of these Wanlaweyn bush dwellers from Ghetto obsessed with Somaliland
When there is not even one road, airport, hospital, university in Gedo
GTFOH
Re: Baadi Goob: Muse "Local" Bixi has severe mental illness!!!
Posted: Mon Apr 22, 2019 5:01 am
by ReturnOfMariixmaan
Wow desperation of these Wanlaweyn bush dwellers from Ghetto obsessed with Somaliland
When there is not even one road, airport, hospital, university in Gedo
GTFOH
Brada, don't let me link the dirty shitty roads of Hargeisa. Men in glass houses shouldn't throw stones. You and Dhabacyos waa faan badan taheen. Humble yourself.
Your leader is a corrupt handicap.
Re: Baadi Goob: Muse "Local" Bixi has severe mental illness!!!
Posted: Mon Apr 22, 2019 6:18 am

Fake unionist extremists like you are a waste of space. You are a political and economic leech. First leeching from the whole of former Somalia. Now leeching of the success of the people of Mogadishu.
You have contributed nothing to Somalia's development. Only destruction. But what can one expect from a badow bush dwellers? Look to your own region.
Now you wish ill on Somaliland. Jealous of her government, stability and peace. Pathetic. Misery loves company.

Re: Baadi Goob: Muse "Local" Bixi has severe mental illness!!!
Posted: Mon Apr 22, 2019 6:44 am

How am I a leech when my whole region (Gedo) is richer than Togdheer iyo Waqooyi Galbeed in resources? Plus, Jubbaland is richer in natural resources and farm lands?
You are a threat to a united Somalia that rules the Indian ocean and Persian Gulf.
I'm highly offended by the accusations of leeching, when it's the other way around:
Re: Baadi Goob: Muse "Local" Bixi has severe mental illness!!!
Posted: Mon Apr 22, 2019 9:08 am
by theyuusuf143
Muuse somaliland kaadidiisa Buu usoo cabay, xitaa hoduu toos u waasho , hadba sidu mood kiisu yahay baan kula shaqaynayna inta xiligiisu dhamanaayo, codka shacabka iyo xiniinyihiisa Buu ku joogaa.
Bal farmaajo barbar dhig, waa afcas marakaynka is timi oo fiishtaamaysa , baqdin darteed beebeega amisom baa lagu qaadaa. Xafiiskiisa baanu hoobiyuhu ku dhacaa iska daa meel kalee.