Awrastaale

indr weligaa haka quusan qof tol ah miyaanad arag HJ nin la yidhi wuu gaalobay ALLAHU yaclam oo Michael Mariama la odhan jirey way ku faanan oo faaniyaan, reerka Arab ku odey Cumar indhoole la odhan jirey oo la yidhi wuu gaalobay ALLAHU yaclam AHUN way qiimeeyan xataa aas qaran ayaa Hargeisa loogu sameeyey.
Marka si kastaba ha ahaatee Xplaya hadii uu gaalobay ALLAHU yaclam weli waa tol.
Indr sawtan aad arkaysid in reeraha qaar oromo reerkodii ku darsadeen Xplaya waa tolkeene ha inaga didin.
Haduu gaalobay weli waa nin tol ah Muuse Cabdale Ismaaciil Care Siciid Ismaaciil
F.G sheekh Siciid Raage waa HY inkastoo Siciid Ismaaciil iyo Daa'uud Ismaaciil ay isla halkii yihiin
G family ALLOW dhawr