Moderator: Moderators



Haye. How many police did u see in kaaraan, yaaqshid all the way to daarusalam? The reason those areas are safe is because the gov don't have a presence. Al shabab ayaa sii dadban uu maamulo. I counted the number of police starting from Black sea in hodan to Isgoyska fagax i saw less than 20 men.xamar waxaan deganaaa kaaraan. iyo 4ta jardiino. waxaan u shaah tagi jiray siinaaay ilaa boondheere hoos... ilaaa iyo xaafada cusub ee daarul salaam aan tagi jiray wax dhib ah ma arki jirin.. xamar waa nabad.. taasa ayaa muhiim ah...


Sxb xog badan baan ku haaya. Oo aanan meeshan ka sheegi karin. If you are serious about this discussion let us meet in rinkeby.waan ixtiraamayaa rayigaaga.. laakiin dawladnimada maaha in booliis meel waliba taagnaado.. dawladnimada waa nabadgelyada. inay dadka gartaan inay is nabad geliyaan.. xamar waa nabad. xamar waa mideysan yahay. intaas ayaa muhiim ah.. muhiim maaha in albaab waliba booliis taagnaado,, dadka yiraahda al shabaab xamar ka talisa waa dad neceb xamar iyo dadka degga. waa cadawga shacabka xamar degga ee aan nolol u quurin.. al shabaab waa jabeen.. waa laga yaabaa mooryaaan tuug ah al shaabab dadka baad ka qaada. laakiin Rinkeby ayey ka jirtaa dad dukaamada baad ka qaaada. tuuugo mafia ah. tuug mafia ah maaha in magaaalo 2 million deggan yihiin aad u tiraahdo maamul kama jiro

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 31 guests