Moderator: Moderators

Somalia waxay u baahan tahay strong central goverment.. Madaxweyne iyo raiisal wasaare awood baddan.. xaqiiqdiina sidaa ayey ku socotaa,,, Dawlada Somalia waa ay sii xoogeysaneysaa. ciidamada waa sii xoogeysanayaan. bunaaniland iyo jubaland waa in loo helaa madaxweynayaal cusub.. dawlada ka danbeeysa farmaajo waxay noqon doonaa dawlad leh awood la taaban karo xaqiiqdii..
dawlada waxa ugu horeeya ay hadda qasab tahay inay sameeyo. waa in wadanka laga buriyo Warlord Axmed madoobe.. sidoo kale mustaqbalka Waa in madaxda maamul goboleedyada aan loogu yeerin erayga( madaxweyne).. waa in loogu yeeraa ()maamulaha)
Maamulaha galmudug. maamulaha buntiland. Maamulaha Hirshabeele.. Maamulaha koonfurgalbeed iyo Maamulaha jubbaland.. erayga madaxweyne waa inuu ahaadaa mid kaliya. Somalia lahaataa single madaxweyne..
Bunch of hypocrites.Somalia waxay u baahan tahay strong central goverment.. Madaxweyne iyo raiisal wasaare awood baddan.. xaqiiqdiina sidaa ayey ku socotaa,,, Dawlada Somalia waa ay sii xoogeysaneysaa. ciidamada waa sii xoogeysanayaan. bunaaniland iyo jubaland waa in loo helaa madaxweynayaal cusub.. dawlada ka danbeeysa farmaajo waxay noqon doonaa dawlad leh awood la taaban karo xaqiiqdii..
dawlada waxa ugu horeeya ay hadda qasab tahay inay sameeyo. waa in wadanka laga buriyo Warlord Axmed madoobe.. sidoo kale mustaqbalka Waa in madaxda maamul goboleedyada aan loogu yeerin erayga( madaxweyne).. waa in loogu yeeraa ()maamulaha)
Maamulaha galmudug. maamulaha buntiland. Maamulaha Hirshabeele.. Maamulaha koonfurgalbeed iyo Maamulaha jubbaland.. erayga madaxweyne waa inuu ahaadaa mid kaliya. Somalia lahaataa single madaxweyne..federalism wa cancer

Because it was the central government that has been frustating efforts for it to come alive.Federalism doesn’t work. If it did Jubbaland, galmudug, KG and HS would have advanced to control most of their territory.
People trust federalsm more than centralism because PL and SL are a success story while JL has been fighting its existance from day one against Villa Ugandishu.Somalia doesn't need a federalism where each federal state has its own president, ministers, parliament, army, defense, foreign affairs, immigration, currency, etc. No such federalism exist in any other country.
Because it was the central government that has been frustating efforts for it to come alive.Federalism doesn’t work. If it did Jubbaland, galmudug, KG and HS would have advanced to control most of their territory.
Xassan sheikh fought JL his entire tenure.
He created the corrupt Konfur galbeed and Galmudug was also created by Xassan sheikh.
Mooriyan muxu dawldanimo ka garanaya.Because it was the central government that has been frustating efforts for it to come alive.Federalism doesn’t work. If it did Jubbaland, galmudug, KG and HS would have advanced to control most of their territory.
Xassan sheikh fought JL his entire tenure.
He created the corrupt Konfur galbeed and Galmudug was also created by Xassan sheikh.
Fadaraalka aad dooneyso ma in Axmaq madoobe odeygii yidhaa ku dooranmayo uu xabsi u taxaabaa, dabadhilif Keenyana u ahaado, ma kaasa fadaralka aad dooneyso nacas fowqal nacas.
Faradaal waa inuu noqdaa hogaamiyaal gobol, caafimaadka, Iskoolada, ganacsiga, beeraha iyo xoolaha iyo maamulkooda u dadejiya degmooyinka iyo tuulooyinka, isla markaana laga maamulo dowlada dhexe kootarool iyo kormeerna lagu hayo, aana dabadhilif u ahaan karin wadan aan Soomaliya ahayn sxb waa kaa faderalka dunidu taqaan.
![]()

Because it was the central government that has been frustating efforts for it to come alive.Federalism doesn’t work. If it did Jubbaland, galmudug, KG and HS would have advanced to control most of their territory.
Xassan sheikh fought JL his entire tenure.
He created the corrupt Konfur galbeed and Galmudug was also created by Xassan sheikh.
Fadaraalka aad dooneyso ma in Axmaq madoobe odeygii yidhaa ku dooranmayo uu xabsi u taxaabaa, dabadhilif Keenyana u ahaado, ma kaasa fadaralka aad dooneyso nacas fowqal nacas.
Faradaal waa inuu noqdaa hogaamiyaal gobol, caafimaadka, Iskoolada, ganacsiga, beeraha iyo xoolaha iyo maamulkooda u dadejiya degmooyinka iyo tuulooyinka, isla markaana laga maamulo dowlada dhexe kootarool iyo kormeerna lagu hayo, aana dabadhilif u ahaan karin wadan aan Soomaliya ahayn sxb waa kaa faderalka dunidu taqaan.
![]()

Wakas caqli mooriyaan wa caqli lix saac.@patriot, Kiiska hayskawaalin meeshan Fadaral ayaa lagu qeexayey sow mafahantid, Bare iyo Axmaq madoobe laba xili oo kala duwan bay maamuleen, midna anarchi waqtigeed bu joogay midna waqti dowlad iyo hayado ayuu maamulay, saaso ay tahay Barre Kismaayo, jilib, Buaale Xagar, Saakow, Badhaahe ilaa baraawe buu xukumayeu, Axmaq madoobe Kismaayo dhinacna uma dhaafi karo muxuu xukumaa?
Back to topic,;
Fadaraal dadka la musaafirimayo, Kenya aabaha looqadayo Muqdisha laga cararayo, imaarad baan u qaraaba doonaneynaa la leeyahay, saraakisha la leeyahay garoob ka kamaso degikadhaan, Odayaasha hal xildhibaan banso xulaynaa xabsi lootaxaanayo FADARAALKA ADUUNKA MEESHU KAJIRO KEEN XAGUU KA SHAQEEYAA?
The
![]()

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 30 guests