Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

The rape case committed by Fartmajo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
ramzy2277
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2253
Joined: Sat Aug 17, 2002 7:00 pm
Location: from

The rape case committed by Fartmajo

Postby ramzy2277 » Sat Jul 20, 2019 5:33 pm

Gaashaanle Sarre Cabdilaahi Kashifay Arrintii Kufsiga Ee Farmaajo Gaystay 1986-87.


Waxaa isa soo taraya, aragtiyo qaar ka mid ah dadka shicibka ah ay ka bixinayaan fal-dambiyeedyo kufsigu ka mid yahay oo lagu eedeynayo inuu geystay 1986-1987-meeyadii Madaxweyne MC Farmaajo.

G/sare C/llaahi C/raxmaan oo ka mid ahaa saraakiishii ciidamada booliska Soomaaliya burburkii ka hor, ayaa sheegay inuu ka mid ahaa koox saraakiil ah oo loo xilsaaray in ay baaraan gal-dacwadeed kufsi oo lagu soo eedeeyey dhalinyaro uu ka mid ahaa MC Farmaajo, wuxuuna ku nuuxnuuxsaday in dhalinyaradaas oo u badnaa qoyskii xilligaa madaxda dalka ahaa in Magaalada ay ka geysan jireen tacadiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.

SIDEE U DHACAY KUFSIGA ?

Waxay aheyd intii u dhaxeysay sannadihii 1986-1987 waxuuna Kiiskaan Kufsiga ah uu ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, waxaana gaystay Saddex Dhalinyarro ah oo xiligaasi Aabayashood ahaayeen Madaxda dowladii Maxamed Siyaad Barre.

Gabadha la kufsaday ee la dilay waxaa lagu magacaabi jiray Faadumo Careys Ciise Kaarshe waxayna kasoo jeeday Beesha Beesha Awrtable (Yuusuf Daarood) waxaana dhalay Abwaankii weynaa ee Careys Ciise Kaarshe waxayna la dhalatay Gabadh Xildhinaabad ah oo hadda ku jirta Barlamaanka Soomaaliya laguna magacaabo Sacdiyo Careys Ciise Kaarshe.

Gabadhaan la kufsaday ee Faadumo Careys Ciise Kaarshe waxa ay laheyd Imtixaan xiliga la kufsanayay waxayna dhiganaysay Jaamacada Gaheyr waxaana u tagay wiil uu dhalay Wasiirkii Maaliyadda Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan oo Beesha Murusade/Hawiye kasoo jeeda kaasoo lagu magacaabo Meekal Maxamed Sheekh Cusmaan “Meekal Jiis” waxuuna Gabadha ku yiri waxaan kuu hayaa Waraaqaha Qishka Imtixaanka oo Macalimiinta laga helay waan kusoo siinaya na keen waxuuna kusoo qaaday Baabuur isagoo keenay meel ay kusii sugayeen labo Dhalinyaro ah oo Saaxiibadiisa ahaa.


Labadaasi Dhalinyarada ah ee sugayay Meekal Jiis waxa ay kala ahaayeen Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Maxamed Cabdi Xoosh oo labadaba Beesha Mareexaan/Daarood kasoo jeeda aadna loogu yaqaanay magaalada Muqdisho xiligaasi oo ahaayeen Dhalinyarada Madaxdii Kacaanka ay dhaleen ee sida weyn ugu tuman jiray Xamar.

Gabadhii saddexdaasi Dhalinyarad ah ayaa Kufsadeen kadibna waa ay dileen iyadoo lagu wareersan yahay in lagu dilay Bistoolad uu watay Meekal Jiis ama Mindi balse Meydkeeda ayay ka carareen iyadoo maalintii labaad markuu kufsiga dhacay la helay Meydka Marxuumad Faadumo Ciise Kaarshe.

Maalintii labaad ayaa Radio Muqdisho abaarihii 2-duhurnimo laga sheegay inuu Kufsigaasi dhacay waxaana si deg-deg ah ciidamada usoo qabteen Meekal Maxamed Sheekh Cusmaan “Meekal Jiis” oo xabsiga la dhigay oo Gabadha Saaxiibadeed Gahayr isla dhigan jireen ay sheegeen in Meekal Jiis uu ugu jimid Jaamacada uuna soo kaxeeyay Marxuumada la kufsaday.

Maalintii ku xigtay maalintaasi ayaa waxaa si deg-deg ah dalka loogu dhoofiyay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Maxamed Cabdi Xoosh, xiligii Farmaajo iyo Saaxiibkiisa la dhoofinayay waxaa Airport-ka Muqdisho haystay oo Maareeyaha Airport-ka ahaa Marxuum Cabdilaahi Maxamed oo ahaa Madaxweyne Farmaajo aabihiis, waxaana labada Wiil loo diray dalka Mareykanka.

Maxkamada Gobalka Banaadir waxaa lasoo istaajiyay Meekal Maxamed Sheekh Cusmaan “Meekal Jiis” waxuuna Meekal isku difaacay inuusan isaga Kufsan oo uusan Dilin Gabadha balse labadaasi Nin ee Saaxiibadiisa ahaa ay isaga Lacag ku siiyeen inuu Gabadhaasi Jaamacadda kasoo saaro uuna u keeno kadibna uu isaga tagay markuu u keenay uusana la socon waxa meesha ka dhacay.

Qaadida Maxkamada Gobalka Banaadir ayaa markaasi Dacwada halkaasi ku xiray isagoo ku andacooday ilaa labada Wiil ee baxsaday la keeno inuusan Dacwadaasi qaadi doonin waxuuna sii daayay Meekal Kiis, waxaana arrintaasi ay qabsatay Dhagaha Shacabka Xamar ku noolaa waxaana la awoodi waayay in Kiiskaasi si cadaalad ah lagu kala baxo maadaama Wiilasha falka gaystay ay ahaayeen Wiilal ay dhaleen Madaxdii Kacaanka.

Dagaaladii sokeeye ayaa dalka ka dhacay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Saxiibadiis-na Reero ayay yeesheen arrintiina waxay noqotay mid la iska hilmaamay balse markii 2009 loo magacaabay Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa durba Shacabka Soomaaliyeed xasuusteen inuu ahaa ninkii falkaasi kufsiga, dilka iyo baxsadka gaystay oo ah saddex dambi oo aad u waa weyn, waxaana Gabadha reerkeeda qaar ka tirsan ay Dacwad ka fureen Maxkamada dambiyada Adduunka ee The Hague ee dalka Holland.

Sannadii 2010 ayaa Madaxweynaha xiligaasi ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed waxa ay Maxkamada The Hague soo gaarsiisay Waraaq ay ku cadeyneyso in Ra’iisul-wasaarihiisa Farmaajo Dacwad ay ka taalo Maxkamadaasi loona baahan yahay inuu yimaado Maxkamada isna difaaco, waxuuna Madaxweyne Shariif ku amray Farmaajo inuu iscasilo kadibna uu tagao The Hague, taasoo uu Farmaajo ka madax adeegay labada masuulna uu khilaaf xoogan ka dhashay.


Shariif Sheekh Axmed ayaa xiligaasi waxuu la tashtay Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ahaa Saaxiibkiisa waxayna labadoosa kulan Qado ah kula yeesheen Farmaajo Villa Soomaaliya iyagoo ka dhaadhicin waayay inuu The Hague tago oo Isdifaaco taasoo u muuqatay inuu Farmaajo ka cabsanayay in dambigaasi lagu helo lana xukumo, waxuuna Shariif is tusay in Dowladiisa sumcad xumo xoogan soo wajahayso hadii arrintaan ay sii socoto oo jawaab la siin waayo Maxkamada waxuuna khilaaf la kala dhex dhigay Farmaajo iyo Barlamaanka taasoo markii dambe Farmaajo uu ku baxay.

Xiligaasi Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha ayaa ee Farmaajo Maxkamada The Hague lagu dacweynayay waxaa howshaasi lug ku laheyd Xildhibaanad Sacdiyo Careys Ciise Kaarshe balse hada markuu Madaxweynaha noqday oo qaar kamid ah Ehelada gabadhii la xoogay la xiriireen Walaasheen Xildhibaanad Sacdiyo ayay diiday inay kala qeyb-gasho Dacwada cusub ee Maxkamada The Hague looga furayo Madaxweyne Farmaajo taasoo u eg in Xildhibaanada afkeeda la qabtay oo Lacag la siiyay, balse waxaa jira qaar kamid ah Ehelada Gabadha la xoogay oo aan ogolaaneyn Af-qabasho kuna nool dalka Holland oo arrintaan u ololeynaya.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa si weyn looga fajacsan yahay in Madaxweynaha xiligaan ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo uu yahay nin hore Kufsi, Dil iyo Baxsad ugu geystay Soomaaliya waxuuna xilkiisa ku weyn karaa hadii Maxkamada The Hague lagu furo dacwadaasi looguna yeero taasoo Dastuuurka Soomaaliya uu qabo inuusan dalka hogaamin Karin qof Dacwad noocaas ah lagu soo eedeeyo waxuuna markaasi ku qasbanaanayaa inuu iscasilo uu tago Maxkamada The Hague isna difaaco oo Qareen uu qabsado hadii dambiga lagu helana uu muteysan karo Xabsi daa’in ama Dil.


https://somalicomment.com/gaashaanle-sa ... Fc23Wspkeo
Last edited by ramzy2277 on Sat Jul 20, 2019 5:39 pm, edited 1 time in total.

User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5199
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: The rape case committed by Fartmajo

Postby Ben Dover » Sat Jul 20, 2019 5:39 pm

Image




User avatar
Mk777
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 536
Joined: Mon Apr 22, 2019 12:01 pm

Re: The rape case committed by Fartmajo

Postby Mk777 » Sat Jul 20, 2019 5:44 pm

If this is fake it is a disgusting piece of propaganda against our president. The person who is responsible should be sued for this defamation

ramzy2277
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2253
Joined: Sat Aug 17, 2002 7:00 pm
Location: from

Re: The rape case committed by Fartmajo

Postby ramzy2277 » Sat Jul 20, 2019 5:50 pm

did you even read the article?

it says there was a court about this incident,

so if u are from moqdisho aka qaraxwayen then maybe you can access the archive or at least ask the people who were living in qaraxweyen that time.

by the way , i didnt know the biological daddy of fartmajo was the head of civil aviation in mogdisho,

faqash faqash dhalaye.

User avatar
Mk777
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 536
Joined: Mon Apr 22, 2019 12:01 pm

Re: The rape case committed by Fartmajo

Postby Mk777 » Sat Jul 20, 2019 5:53 pm

did you even read the article?

it says there was a court about this incident,

so if u are from moqdisho aka qaraxwayen then maybe you can access the archive or at least ask the people who were living in qaraxweyen that time.

by the way , i didnt know the biological daddy of fartmajo was the head of civil aviation in mogdisho,

faqash faqash dhalaye.
I’m sure If this story was true, it would of been revealed by his opponents During his political campaign. It seems like anti Somalia propaganda cooked up by secessionist

ramzy2277
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2253
Joined: Sat Aug 17, 2002 7:00 pm
Location: from

Re: The rape case committed by Fartmajo

Postby ramzy2277 » Sat Jul 20, 2019 6:02 pm

did you even read the article?

it says there was a court about this incident,

so if u are from moqdisho aka qaraxwayen then maybe you can access the archive or at least ask the people who were living in qaraxweyen that time.

by the way , i didnt know the biological daddy of fartmajo was the head of civil aviation in mogdisho,

faqash faqash dhalaye.
I’m sure If this story was true, it would of been revealed by his opponents During his political campaign. It seems like anti Somalia propaganda cooked up by secessionist
U must be blind,

watch at least the videos posted by Ben, especially the one made by fartmajo's sister

User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: The rape case committed by Fartmajo

Postby Django » Sat Jul 20, 2019 8:45 pm

Coyld you tell me which minute she starts peaking about the rape allegation.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21124
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: The rape case committed by Fartmajo

Postby sahal80 » Sat Jul 20, 2019 9:09 pm

I heard the rapists(mx and murursade) and Farmaajo were friends but he was not that powerful back then he was an adopted orphan who was lucky to be send to America.

Finance minister of that time was murursade he had many houses to the point they used to sell him his own houses because he can't pronounce how many he got. This minister and siad barres daughter became business partners and at that time my cousin who came back from Italy had a very unique factory and they destroyed his business after they open the same thing and paid more money for shaqaalaha.

User avatar
Turbulence
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2534
Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
Location: I take my time but I always win

Re: The rape case committed by Fartmajo

Postby Turbulence » Sat Jul 20, 2019 10:06 pm

Finance minister of that time was murursade he had many houses to the point they used to sell him his own houses because he can't pronounce how many he got.
I have heard of this guy. Someone told me he a jiis/disabled son who used to ran people over with his car out of kibir. I don't know how much of any of that is true though because people will say anything to defame those they hate or oppose politically.

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: The rape case committed by Fartmajo

Postby Voltage » Sat Jul 20, 2019 11:16 pm

Maybe we really are two different countries because qaldaans don't really seem to know much about Somalia. Look at them take this fake story and write an essay on it with a fake story years after it wad debunked.

1. Said victim's sister Sacdiyo Carays is a member of Parliament and a huge Farmaajo supporter. Why would she support her sister's rapist?

Image

2. Farmaajo was in the US for most of the 80's.
3. Neither was Mohamed Xoosh ever alleged to be involved either.
4. The only alleged assailants were Michael Jiis, the lame legged crazy son of Gen Mohamed Sh Osman (Minister, Murusade) and the son of Gen Caanogeel (actual cousin of Siad Barre)

Conclusion; the clans are correct. The two assailants who allegedly assaulted the victim were two sons of two high ranking gov officials who hailed from Marehan and Murusade clans.

Everything else including the fake story and the involvement of Mohamed Farmaajo and Mohamed Xoosh are fake.
Last edited by Voltage on Sat Jul 20, 2019 11:21 pm, edited 1 time in total.

User avatar
UgaaskaBarakaysan
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 715
Joined: Thu Nov 29, 2018 2:07 am

Re: The rape case committed by Fartmajo

Postby UgaaskaBarakaysan » Sat Jul 20, 2019 11:16 pm

These two idooros are peddling in fake news none of this is real but some baseless hearsay defamation cooked up in ictirafland

User avatar
paperino
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4023
Joined: Fri Mar 10, 2017 4:10 pm

Re: The rape case committed by Fartmajo

Postby paperino » Sun Jul 21, 2019 9:47 pm

Image
You used the Windows Paint program? The picture should have been in the background 'cause it's obscuring part of the dictionary definition. After many years and attempts, you're still struggling with the basics.

ramzy2277
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2253
Joined: Sat Aug 17, 2002 7:00 pm
Location: from

Re: The rape case committed by Fartmajo

Postby ramzy2277 » Mon Jul 22, 2019 6:00 am

The police supreme commander Cabdilaahi cabdi raxman Reveals the rape case committed 1986-87 by Farmajo and two others mans

The offence has been covered up and never brought them into the criminal justice system

The reason behind that because those mans committed this trouble offence they get away with it because their family were powerful member of the Somali government the ruling Siad barre government and those three mans was untouchable.

During 1980s the marehan clan was very powerfull under the Somali dictator Siad barre government.

However the victim family was been paid some money to remain quiet and they didn’t have no other choice to accept the offer

The victim was named Faadumo Careys Ciise Kaarshe.

Now Mohamed abdullahi mohamed (Farmajo) is the current President of Somalia

On 24 march 2018 Mohamed abdullahi mohamed (Farmajo) his uncle Saciid Maxamuud Warsame (Saciid Kampala) who works in his office and he was been selected the head of the office security team has committed twice sickening crime of rape in his government office and the Female victim who works in the Presidential office was been paid $35,000 to remain quite.

In the same year July 2018 Saciid Maxamuud Warsame (Saciid Kampala) has strikes again another female employee from Djabuti the rape case was never been brought into the criminal justice system by farmajos government.

Now Somali public have realised Farmajos family they all have the same Family perception of rapists


https://somalicomment.com/farmaajo-1986-87-the-rape/

The outcast ilko yar sons of hirabo ben theodoros ben guibta ben adam are turning vila zoomalia into the brothel they came from...!!

ramzy2277
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2253
Joined: Sat Aug 17, 2002 7:00 pm
Location: from

Re: The rape case committed by Fartmajo

Postby ramzy2277 » Mon Jul 22, 2019 6:56 am

Madaxa Madaxweyne Farmajo oo ku kacay fal aad u fool xun.

Saciid Maxamuud Warsame Waa madaxa Madaxweyne Farmajo, waana Madaxweynaha abtigii, waxaa ay Soomaalidu u taqaanaa Saciid Kampala, waxaa uu in mudo ah ku noolaa wadan ka Uganda.

Madaxweyne Farmajo ayaa u magacaabey xilka uu hada hayo, ka dib markii uu ka shakiyey dhalinyadii ka Shaqeyn jirtey qeybta madaxtooyadda sababo amnigiisa la xiriira aawgeed.

24-kii Bishii March ee Sanadkan 2018, Saciid Kampala waxaa uu kufsi u geystey Gabar ka mid aheyd shaqaalaha Madaxtooyadda, Isla markiiba agaasimaha Madaxtooyadda Fahad Yasin ayaa kiiskaasi si xoose u xaliyey, waxaana lagu bixiyey lacag dhan $35,000 sodon iyo Shan kun oo Doolarka Mareykan ah.

16-ka Bisha July ee isla sanadka Saciid Kampala waxaa uu markale kufsi u geystey Haweeney Da’ah oo ka mid aheyd Madaxdii Dowlad hore oo caan ah. Agaasimihii la bedeley ee Madaxtooyadda Fahad Yasin iyo ku-xigeenkiisa Aamino Saciid oo hada ah Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda ayaa ku kala duwan in Saciid Kampala shaqada laga ceyriyo iyo Maxkamada la geeyo.

Iyadoo arinta meeshaas ay mareyso ayaa Madaxweyne Farmajo waxaa uu safar shaqo ku tegey Jamhuuriyadda Djibouti, Saciid Kampala ayaa isla hotel uu Madaxweynaha deganaa ku xoogey Gabar Reer Djibouti ah oo ka Shaqeyneysey soo dhoweynta Madaxweyne Farmajo, hase ahaatee nasiib daro Madaxweyne Farmajo lama garan Karo inuu la socdo dhibaatooyin uu ku kacaayo abtigii ahna protocol kiisa. Lama garan Karo talaabada uu ka qaadi karo Madaxweynaha hadii uu ogaa Sida ay wax u jiraan.


a Rapist ilko yar appointing a rapist crew in his cabinet and the hutu providing qatari cash money to silence the victims.. :pacspit:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Garadkin and 34 guests