Postby sahal80 » Tue Sep 24, 2019 11:21 am
sxb Xamar is abgaal town it used to be divided before but since the tfg and geedi sharif and hassan sheekh they got every thing dekada, garoonka diyaaradaha, policeka,SNA ypu can say they were 80% in dawlada xamar this why all projets still never go beyond jowhar bc of the old bureaucracy. they left Farmaajo alone for two reasons; inaan tubada aay dhuuqaayeen laga xirin iyo in ay u arkaan wax aan wax badali karin barina ka soo ceshan karaan marka maaha inay somalidii ay diideen inay ayagana utaliyaan bal xoogaa hanaloo xiiso ay ka eheed. tusaale hadii pmka HG ahaan lahaa abgaal waa kici lahaa mar hore la anoo waxa loo noqonaa before 2006 iyo tfg when there xuduud was beyod xamarwayne dekada ay heesteen saaleebaan airportkana heesteen sacad. beesha HG oo farmaajo wax ka keentay baa rabtey ineey sidii geedi ku soo galaan and reverse the situation. saas ayay abgaal mx iyo murursade waxba u arkin laakiin waxey wataan qorshe ah in la dhoho madaxwaynihii waa fashilmay somali oo dhan aa diiday not abgaal or hawiye. hada waxa soo xariiray rag ina adeeradiina like arab spring in kismaayo mudaharaad laga bilaabo si soomali wayn looha dhigo tan xamar kadib meelo badan. within 1 week uganda farmaajo ticked one way go ay u jaree ama ugu yaran road map iyo raysulwaaare abgaal oo ka madaxbanaan aaga like nuurcade tan oo dhinaca itoobiya ka imaan karta.
maalidhaweed wasaarada maaliyada waxey kulankeeda ku sameeysay addias ababa maanta wasaarad kale ayaa ku kulmaysey. wow itoobiya waa la hoostagey wallahi atleast nairobi wasaradaha kuma kulmi jirin kuwo ka hooseeyaa tagi jiray. ma fahantay ujeedada itoobiya aan kuu qabto kismaayo?